London18May15(SDN/QJ)Jaaliyiada reer somaliland ee ku dhaqan uk oo si wayn u xustay sanad guradii 24aad ee ka soo wareegtay gooni isuu taga somaliland taas oo goobo kala duwan lagu qabtay iyo teem reer somaliland oo ku ciyaaraya magaca somaliland oo ka qayb galay ciyaar lagu qabtay Stadyoum ku yalaa london qurbejoog oo goob joog ka ahayd halkan ka daawo sawiradii qayb ka mida iyo goobaha kala duwan.








