Hargaysa 20. July 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Abiib Diiriye Nuur oo Ku Magac dheer Abiib Timo Cad waxa uu ka Mid ahaa Siyaasiyiin Maanta Shaaciyey Inay ku Biireen Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.
Siyaasi Abiib Timo Cad Muxuu Ku Macneeyay Ku Biiristiisa Maanta ee Xisbiga Waddani? Xili uu Dhawr Iyo Tobankii Sano ee u danbeeyay Ka Mid ahaa Xisbiga Kulmiye,Muxuuse Muuse Biixi Ugu Maahmaahay DAAWO
