|

Soomaalida oo laga Qaxooti batay iyo wadamo Nabad ah oo Yurub ku soo Qul Qulaya !! DAAWO

Roma 13.Sep 2016 (SDN/QJ):-Wadamo badan oo ku yaala Qaarada Yurub ayaa waxa ay quus ka taagan yihiin Qaxooti aad u fara badan oo wadamadooda aanay wax dagaalo ah ka socon marka laga reebo arimo dhaqaalo daro iyo shaqo la´aan awgeed .

Xiliyadii hore Qaarada Yurub waxaa ku soo qul quli jiray dad ka soo jeeda wadamada Colaadaha ka socdaan sida Siiriya , Ciraaq , Somalia , Afghanistaan iyo Jejniya balse iminka waxaa dalalka Yurub ku soo xoogeeysanaya oo maalin kasta ku soo Tahriiba shacab ka soo jeeda wadamo xasiloon sida Marooko, Aljeeriya , Itoobiya , Neeyjeeriya , Gambia iyo Tuniisiyaan .

Comments are closed