Home » Sports You are browsing entries filed in “Sports”

Cayaartoyda xulka Caruurta Soomaaliya oo Bar-barro la Galay Dhiggooda Dalka Qatar

DOOXA — Cayaartoyda xulka Da’yarta Soomaaliya ee 11-jirada ayaa maanta cayaartoodii saddexaad la yeeshay xulka dhiggooda ee Qatar, iyagoo la galay bar-barro 3-gool iyo 3-gool ah. Kulankaan oo ahaa mid Xiiso badan ayay labada kooxood waxay kusoo bandhigeen ciyaar aad u wanaagsan, iyadoo ugu dambeyn ay kusoo dhamaatay bar-baro, iyadoo Cayaartoyda Soomaaliyeed ay muujiyeen ciyaar-wanaag iyo […]

Posted in Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

hgfdsuuop

Cali-iid

Posted in Sports | Read More »

(DAAWO) Inter Iyo Verona oo Goolal Isku Hufey. (JAAHUUR)

        Italy-Feb-07-2016(SDN/QJ)Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu iclaamineynaa horyaalka Talyaaniga oo meel xasaasi ah maraaya,waxaana goradda iskugu jira Napoli iyo Juventous. Ciyaaraha xiisaha badan ee maanta la ciyaarey waxaa foodda isla galey Barcelona oo 2-0 ugu awood sheegatey Laventa, Man United iyo Chelsea-na waxay isla dhaafiwaayeen 1-1. Haddaba horyaalada ka kala socda Talyaaniga(Seria A,Spain […]

Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

wrbinx

Posted in Sports | Read More »

(DAAWO) Mucjisada Kubadda Tennis-ta ee qarnigan Djokovic oo Hantiyey Australian Open Una Awood Sheegtey Andy Murray.(JAAHUUR)

Australia-Jan-31-(SDN/QJ) Akhyaartay Qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo Australia,waxaana si rasmi ah loo soo gunaanadey (Australian Open Grand Slam). Laacibkan Novac Dkokovic oo qarnigan  loo babac dhigiwaayey ayaa markii lixaad ku guuleystey koobkan,markii uu sadex (SET) oo isku xiga ku khaarijiyey Andy Murray daawo ciyaarta oo dhmeystiran. W/Q Jaahuur SDN/QJ jjaahuur@Hotmail.com

Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

(DAAWO) Ac Milan oo Goolal Ku Asqeysiisey Inter Milan. (JAAUUR)

Italy-Jan-31-2016 (SDN/QJ) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxay ku jaleeceynaa horyaalka Talyaaniga (Seria A) oo si habsami ah uga socda. Haddaba wallow aay Napoli hogaamineyso horyaalka Talyaaniga hadana waxa ku dhagan Juventous,bal aynu daawano ciyaatii xiisaha badneyd ee dhexmartey Ac Milan iyo Inter. W/Q Jaahuur SDN/QJ jjaahuur@ Hotmail.com.    

Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Go’aan Ka Cadhaysiiyay Somaliland Iyo Puntland-na Oo Ay Soo Saartay Dawlada Soomaaliya

Muqdisho —Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa khudbad ka jeediyay Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya ku ansixiyeen ansixiyey qodobadii ka soo baxay shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee lagu go’aamiyey hannaanka doorasho sanadkan 2016. Go’aankaas oo ka cadhaysiiyay Somaliland iyo Puntland, Waxaanu Wasiir Xayir yidhi “Aqalka Sare marka lagu qeybiyo lixda maamul ee imika […]

Posted in Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shir Lagu Gorfeynaayey Qorshe Siyaasaddeed Loo Samaynaayo Wershadaha oo Ka Qabsoomay Xarunta Wasaaradda Wershadaha Somaliland DAAWO

Hargeysa 28. January, 2016-(SDN/QJ):- Shir wada-tashi ah oo saaka xarunta wasaaradda Wershadaha ku dhex-maray mas’uuliyiinta wasaaraddaasi, ganacsatada kala duwan ee Wershadleyda Somaliland iyo madaxda ururada Wershadleyda, ayaa diiradda lagu saaray dejinta ama habeynta iyo weliba sida oo kale diyaarinta qorshe siyaasaddeed oo lagu haggo Wershadleyda dalka jamhuuriyadda Somaliland. Waxaana kulankan ka soo qeyb-galay wasiirka wasaaraddaasi […]

Posted in Sports | Read More »

Xukumada Somaliland Oo Qisaas Ku Fulisay Saddex Ruux Oo Ay Ka Mid Tahay Haweenaydii Dishay Ruqiya Siciid Ayaanle

Hargeysa,17jan,2016(QJ/SDN)-Xukumada Somaliland ayaa saaka qisaas dil ah ku fulisay gabadhii dishay Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle iyo wiilkeedii. Dilkan qisaasta ah oo ka dhacay deegaanka Mandheera , waxaana warbaahinta u xaqiijiyey Xoghayaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle oo ah walaalo ahaayeen Marxuumad Ruqiya, oo sheegay in qisaasta dilkaasi oo saaka ka dhacay deegaanka Mandheera lagu […]

Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

At least 1 killed in Mogadishu car bomb attack

At least one government official was killed and another was wounded in a car bomb attack in Shibis district north of Mogadishu on Sunday morning, police and witnesses said. According to police officer Abdiasiis Jama, Al-Shabaab militants are suspected to have planted explosives in the car. “So far, we have no more details, but we […]

Posted in Sports | Read More »