|

(DAAWO) Inter Iyo Verona oo Goolal Isku Hufey. (JAAHUUR)

 

 

 

 

Italy-Feb-07-2016(SDN/QJ)Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu iclaamineynaa horyaalka Talyaaniga oo meel xasaasi ah maraaya,waxaana goradda iskugu jira Napoli iyo Juventous.

Ciyaaraha xiisaha badan ee maanta la ciyaarey waxaa foodda isla galey Barcelona oo 2-0 ugu awood sheegatey Laventa, Man United iyo Chelsea-na waxay isla dhaafiwaayeen 1-1.

Haddaba horyaalada ka kala socda Talyaaniga(Seria A,Spain La Liga iyo Ingiriiska Premier League) oo aay hogaaminyaan kooxo aan horey looga baran,bal eeynu eegno meesha aay iskugu biyo shubtaan.

W/Q Jaahuur

SDN/QJ

jjaahuur@Hotmail.com.

Comments are closed