Hargeisa 20.April 2015 (SDN/QJ)- Marwo Faadumo Siciid Ibraahin oo ka Mid ah Mas’uuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Meel adag iska taagtay Xaalada uu haatan ku sugan yahay dalku,Inkastoo ay ka gaws qabsatay Siyaasada Arrimaha dibada iyo ta Gudahaba .
Marwo Faadumo Siciid Ibraahin oo ka Waraysi siisay Barnaamijka Hal adayg ee uu Baahiyay Telefishanka HCTV.
Hargaysa SDN/QJ
