|

Sucuudi Arabiya: Dawlada Sadexaad ee Dhaqaalaha ugu Badan ku Bixisa Dhisitaanka Ciidanka DAAWO

Saudi Arabia armyHargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ Boqortooyada sucuudiga oo sanadihii u dambeeyey xooga saartay dhismaha ciidankeeda ayaa noqotay caalamka oo dhan dawlada sadexaad ee miisaaniyada ugu badan ku bixisa dhanka ciidamada iyadoo tusaale ahaan sanadkii 2014 ciidamada ku kharash garaysay miisaniyad ka badan 80 bilion oo doolar, dhaqaalahaa oo u dhigma 10% dakhliga wax soo saarka sanadlaha ah ee gudaha Boqortooyadaasi, .

Comments are closed