|

Xildhibaan Maxamud Maxamed Yaasiin Dheeg “Shalay Iyo Maanta kala Fogaa” DAAWO

DheegHargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yaasiin Waxa uu ku Magac dheer yahay Dheeg Wuxuu Caan ku ahaa Taageerida Qorshe kasta oo Xukuumadu fulinayso Sax iyo Khalad ka uu doono ha ahaadee,Muu Noqon Jirin Mucaarid Balse Waxa uu Markasta ku Dhawaa aqalka looga arrimiyo Somaliland Cida Joogta haduu yahay Madaxweynaha Haatan iyo Kuwii ka Horeeyayba,Waa Xildhibaanadii lagu soo saaray Naanaystii Caan baxday ee Dhameel qaatayaal Haatan Mar qudha ayuu Giraanta dhanka kale u Wareejiyey Waxaanu noqday Mucaarid hor leh.

Comments are closed