Hargaysa 06. February 2017 (SDN/QJ):- Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa ka hadlay muran ka taagan Beer ay Deegaanka Masallaha Hargeysa ku leeyihiin Qoyska Ilma Saleebaan Bidde.
Suldaanka oo Saxaafadda kula hadlay Hargeysa, ayaa eedaymo u jeediyay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud ee Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali-mareexaan).
