Hargaysa 12. February,2016(SDN/QJ):– Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa Markii Kowaad ka hadlay Khilaafkii ka taagnaa Tiyaatarka Magaaladda Hargaysa ee u dhexeeyay Ganacsade Cumar Caydiid iyo Laba Xubnood oo ka mid ah Madax dhaqameedka Gobolka Maroodijeex.
https://www.youtube.com/watch?v=scdvjPjXaHQ&feature=youtu.be
https://www.youtube.com/watch?v=5UMcu38d3XU
Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo Laba qodob kala dooransiiyey Madaxweyne Siilaanyo Kuwaas oo Xal u Noqonaya Khilaafkii ka Taagnaa Tiyaatarka Magaaladda Hargaysa DAAWO
