|

Wefti Sare oo Ka Socda Jaamacadda Carabta oo Hargaysa Booqasho ku Yimid Iyo Waxyaabaha uu Safarkoodu Daaran yahay DAAWO

Hargaysa 12. February,2016(SDN/QJ):– Wefti balaadhan oo ka Socda Jaamacadda Carabta isla markaana uu Hogaaminayo Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Jaamacada Carabta Safiir Sayid Al Sabaan ayaa Booqasho ku Yimid Caasimadda Somaliland ee Hargaysa Waxaana soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka Tirsan Xukuumadda Somaliland.
Weftigan ayaa Waxay Kulamo albaabadu u xidhan yihiin la qaateen Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda Somaliland oo ay ka wada hadleen arrimo badan.

Comments are closed