Uncategorized

Suldaanka Guud ee Beelaha Warsangeli oo Hargaysa lagu soo dhaweeyay Iyo Ujeedada Safarkiisa DAAWO

Hargaysa 21.Sep 2015 (SDN/QJ)- Suldaan Siciid Suldaan C.salaan Suldaan Cali Shire iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa Maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Duleedka bari ee Caasimada Hargaysa.

Imaatinka Suldaan Siciid Suldaan C.salaan oo Maalmihii u danbeeyay la Sugayay ayaa Wararku Sheegayaan inuu la Xidhiidho Sidii uu Madaxweyne Siilaanyo ugu qancin lahaa inaanu Xilka ka qaadin Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami