Taariikhda Saddex Geesoodka Barmuuda Maraakiibta, Doomaha, Diyaaradaha iyo dadka Ay Liqdo Sanadkiiba DAAWO

Hargaysa 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):- Waa mandaqad balaadhan oo uu ku daboolan yahay sadex-xagalka barmuuda taasoo ku fadhida masaafo aad u balaadhan, waxana la aaminsan yahay in sahamiyihii weynaa ee Christophar Columbos uu gooyey oo ka gudbay mandaqadaasi.
https://www.youtube.com/watch?v=J-r4LFTmxew