|

Tacsi ku socota Waeaabiyo Marxuum Muxumed Cismaan Diiriya ( Dhan-Cadde )

Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waeaabiyo Marxuum Muxumed Cismaan Diiriya ( Dhan-Cadde ) oo Xalay Ku Geeriyooday Magaalada Addis Ababa, Galabtana 30/01/2015 lagu Aasay Hargeysa. Waxanu Tacsidan u Dirayna Qoyskii, Qaraabadii, Ehelkii iyo Ururka Bacadlaha Waaheen oo Marxuumku ahaa Gudoomiyaha Ururka. Marxuumka oo Ka Mid Ahaa Aasaasataasha Suuqa Weyn ee Waaheen Sannadki 1966 kii.
Waxanu Illaahay ka Baryeynaa in uu Samir iyo Iimaan Inaga Siiyo      Aammin
Waxa Tacsidan Diraya:
1) Caaqil Abdulrahman Hassan Haji Adan
2) Eng. Adan Ibrahim Hassan
3) Dr. Mawlid Yussuf Rageh
4) Abdiqani Nabadiid Warsame
5) Abdiwah Sheikh Mohamed Ibrahim Janna-Gale
6) Naasir Ali Kahin
7) Guleed Abdi Osman Garaw
8) Yaasin Ahmed Gaas
9) Mohamed Mohamoud Darwtsh
 
Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajiccun
Abdulrahman Hassan Haji Adan
Ludvika   Sweden

Comments are closed