TACSI INNAALILAHU WA INA ILAYHUN RAJUCUUN ANIGOO AH MOHAMED AHMED CIGE WAXAAN TACSI BALAADHAN U DIRAYAA CIIDAMADA BOOLISKA SOMALILAND ,SHACABKA IYO XUKUMADA SOMALILAND IYO EHELKII UU KA BAXAY TALIYIHII BOLICE SOMALILAND GENERAL MAHAMED SAQADHI DUBAD.ILAAHAY HA U NAXARIISTE,
Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa Ciidamada Ammaanka JSL, gaar ahaan Ciidanka Booliska JSL, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee Taliyihii Ciidanka Booliska MARXUUM, GENERAL MAXAMED SAQADHI DUBAD oo ku geeriyooday ABU-DABAI, 22/03/2012, isagoo general-ku in muddo ahba halkaa u joogay Xaalad caafimaad Marxuumku wuxuu ahaa Halyey Qaran oo kaalin adag ku baneeyey Somaliland geesi naga buxuu ahaa guul dhashuu ahaa ilahayna waxaanu marxuumka uga baryeynaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Ciidamada Amaanka, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhammaan Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo. AMIIN, AMIIN, AMIIN, AMIIN
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Gudoomiyaha Dhalinyarada Somaliland ee Ottawa, Canada
Mr. Mohamed Ahmed Cige (Mohamed case)
