Hambalyo Meher

    Dhamaan Dadkan hoos ku xusani waxay Dhambaal Hambalyo MEHER WACAN u dirayaan, BOQORKA MUKHTAAR SALEEBAN JIMCAALE & BOQORADA NICIIMA C/XAKIIN XUSEEN oo Meherkoodu ka dhacay Magaalo madaxda  Gobolka Togdheer ee burco gaar ahaan Hotel City Plaza 21/08/2012.   Maxamed Mawliid Xaashi Cadnaan Cabdi Xasan Mustafe Dayib C/laahi Khadar Ismaciil Maxamuud Mustafe Cali Cabdi Maxamed Abdi…

    Read More

      SHALAY JINI BOQOR MAANTANA JURILE

      Dalka Soomaaliya oo muddo dheer ay ka taagneyd xaalad jaahwareer ah isla markaana la daalaadhacayey dhibaatooyinka ay keeneen ururada Qaybyaaladda lagu dhisey, Xagjirnimo, Saboolnimo, Burcadbadeednimo iyo Farogelin shihseeye ayaa bishaan August 2012 u ahayd mid rajo gelisey dadka Soomaalida iyo guud ahaan beesha caalamka, kadib markii la meel mariyey Dastuur kumeelgaar ah, isla markaana la…

      Read More

        MEMORABLE local government/council MAYOR OF HARGAYSA DURING LIFE TIME

            (KampalaSDN)The collapse of central government in Somalia 1991.  Somali   national movement SNM/  has announced high sound the independent of Somaliland, 18may 1991  the day was signed or underlined to build the government Somaliland,   first government in republic of  Somaliland it were thinking to re-construct or re-examine a physical government, so but the…

        Read More

        Inaba Dib Ma U Jaleecdey Goolhayihii Horseed Iyo Qarankaba(JAAHUUR)

          Ottawa-Agu-21-08-2012-qurbejoognews.com-Waxaa inoo suura gashay inaan waraysi la yeelano Max’ed Cumar oo ku magac dheer Jaahuur oo ahaa goolhayihii hore ee naadiga Horseed iyo xulka qaranka Somalia kaasi oo haatan ku sugan dalka Canada. Hadaba waxaa uu u dhacay waraysiga sida tan:Qurbejoog Xagee ku dhalatay? Jaahuur. Waxaan ku dhashay magaalada HARAR. Qurbejoog- Goormee ayaa bilawday cayaarta.? Jaahuur….

        Read More

          TAHNIYAD CIID MUBAARAK DHAMAAN DADKAN SHARFTA MUDAN

          Ciid mubaarak dhamaan umada muslimka ee  ka ciidayaha dacalada aduunka Waxaan tahniyada ciida u dirayaa dhamaan masuuliyiinta daadahaynaya  websitka somalidiaporanews  ee hawlkarnimada muujiyay iyo dadaalka dheeeraadka ah waxaan kaloo tahniyada  ciida u dirayaa dhamaan eheladayda iyo qaraabadayda iyo asxaabtayda waxaan kaloo tahniyad ciida u dirayaa dhamaan caruurtayda aad iigu dheer ku noolaada bash bash iyo  barwaaqo…

          Read More

          Tababare iskaga Hayaamey Kooxdiisii Mushahar La’aan.(CIID MUBAARIG SAAXIIBAYAAL)

          BANGUI-August-20-08-2012-Saaxiibayaal marka hore ciid wanaagsan. Barnaamijkeena waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa tababarihii caanka ahaa reer France (Jules Accorsi) oo mushahar la’aan iskaga qaxay kooxdii xulka qaranka ee jamhuuriyadda dhexe ee Afrika. Haddaba waxaa cajiib ah waddan dhan oo soo kireystey tababarayaasha aduunka u caansan mid ka mid ah oo  haddana  waayey quutal yoonkiisii. Akhyaartay tababarahan Jules…

          Read More

            Naftaa igu kaa qasbeysee, uma qalantid Caashaqa! (Qaybti ugu danbaysay)

            Intaanan sheekadan dhamaadkiisa idin soo gudbin, waxan jeclaanlaha inan marka hore halkan aan uga mahad naqo qaybihi warbaahinta ee sida joogtada ah marwalba dadweyne ugu soo gudbinaayay sheekadan taxanaha ahayd, kuwaasoo ay ka mid yihin Jaraaiidka iyo websaadyada kala ah Wargeyska Saxafi, Saraarnews, OOdweynews iyo Somalidiaspora.  Waxan isna si gaar ah ugu mahadinaya Madaxa Wargeyska…

            Read More

              Tacsi ku socota qoyska reer Ismaaciil Aaden

              1-Abdilahi Mohamed Dahir (Cukuse) 2-Jama Mohamed Cige (Jama Shabeel), 3-Ibrahim Raage, 4-Ibrahim Adan (Ibrahim gadhle), 5-Mohamed Abdi Ibrahim, 6-Mohamoud Taarwale, 7-Hussein Jama Guleid (Ina Haadame), 8-Bahnaan, 9-Ahmed Diriye 10-Barkhad Dahir, Dhamaan asxaabtaasi waxay tacsi u dirayan Hashi Ismail Aden oo ay ka tacsiyadaynayaan hooyadii marxuumad Mako Haji Cawad oo ku geeriyootay wadanka Maraykanka, waxayna marxuumada…

              Read More

                Badbaadi Dalka iyo Dadkaaga

                Inta awoodda u hesha in ay ka qayb galaan kulamada kala duwan ee kala heerka iyo nooca ah, ayey u taallaa in ay u bareeraan in ay geesinimo ku badbaadiyaan jiritaanka ummadda Soomaaliyeed iyo dalkooda ay afarta hareerood belaayadu ka kulaalayso. Awoodaha Badbaadada Qarameed maalinba koox ama kooxo ayey gacantooda ku jirtay. Maanta labo ayey…

                Read More

                  Masuuliyiinta Madaxtooyada oo tacsi diraya

                  Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Af-hayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waxa ay si wada jira halkan ka tacsiyadaynayaan Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Caruurtii ay ka baxday MARXUUMA, MAKA XAAJI CAWAD oo ku geeriyootay Cariga Maraykanka 18/08/2012. Labadan Masuul waxay ILLAAHAY uga baryayaan Marxuumada inuu naxariistii Janno…

                  Read More

                    Xeeladaha iyo Awoodaha Qarsoon ee ay adeegsanayan Hantilayashu waxay caqabad ku tahay danta dadka

                    Waxan marka hore halkan ka salaamaya dhamaan akhristayaasha maqaalkan .  Inta, kadkib waxan doonaya inan maanta ka hadlo, bal akhristaw waxad marwalba isku mushquulisan siyaasada dalka iyo siyaasinta ee waxan idin sheegaya inay soo baxday awoodkale oo qarsoon kuwaaso aan ka dhicin ta siyaasada aad ku mashquusheen , haddii aan arrinta laga feejinaanwayo waxay leedahay…

                    Read More

                      Deegaamada koonfurta dalka JSL iyo Hargeisa Xaafadda Ugu Mushtamaca Badan Oo Biyo La’aan Loogu Liito.

                      Deegaamada koonfurta dalka JSL iyo Hargeisa Xaafadda Ugu Mushtamaca Badan Oo Biyo La’aan Loogu Liito.  Dadka iyo deegamadu miyey kala ayaan roonyiin  Sida ummada reer Somaliland ay wada og-tahay,ka wada dheregsatay waxa jirtay wakhtigii Riyaali maamulka dalka hayey in uu jiray Riig Biyo qodid ka bilaabay deeganka koonfurta magalada Hargeisa, kaas oo aad ummadu ugu…

                      Read More

                        Hambalyo Arooska nuuradiin axmed Mohamed iyo hodan maxamud abdi

                          Dhamaan dadkani waxay hanbalyo aroos  uu dirayaan boqorka nuuradiin  axmed Mohamed oo ah mamulaha dugsiga sare ee 15 may sheikh cisman nuur  iyo boqorada hodan maxamud  abdi  oo arooskoodu ka dhacay  14/8/12 magaalo madaxda gobolka togdheer  gaar ahaan hotel ramad, hadabo dhamaan akyaartani waxay leeyihiin guurkiinu guur khayr gurigiinu guri nagi guule lagam waayo…

                        Read More

                          OGAYSIIS JAALIYADA SOMALILAND EE BRISTOL UK OO UU LAKULMIDONO MUSHARAXA MADAXWEYNAHA XISBIGA UCID JAMAL CALI XUSEEN

                          OGAYSIIS  JAALIYADA   somaliland  ee  ku nool  magaalada   BRISTOL UK   iyo  nawaaxigeeda    waxa    la  ogaysiinayaa  in   musharaxa  Madaxweynimada  ee   xisbiga    qa ranka  ee      UCID.   MUDANE     JAMAAL    CALI   XUSEEN    uu  la kulmidoono  jaaliyada  reer  bristol  musharaxa  jamal  cali  xuseen  waxa  uu  jaaliyada…

                          Read More