Barcelona Iyo Real Madrid oo Min 4-Gool Guryahoodii Ula Caraabey Qaladdu Xageebey Uga Timid oo Si Ka Ah? By Jaahuur.

Uefa Champions League Semi Finals-Aprill-26-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Ahyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku turxaamineyna xagga qaladdu uga timid labadii naadi ee reer Spain aduunkana caanka ka ahaa oo min afar gool guryahoodii ula caraabey waana Barcelona iyo Real Madrid. Haddaba goolashaa badan yaa dhabarka u saarey jawaabtu waa Bayern Munich iyo Borussia Dortmund oo iyana reer Germany ah. Todobaadkii…

Read More

FA-da Ingiriiska Oo Ganaax Adag Dul dhigtay Weerayahanka Liverpool Luis Suarez

London April 24 2013 (SDN)—- Weeraryahanka kooxda Liverpool Luis Suarez ayaa laga mamnuuay ciyaaraha 10-kulan sida ay shaaciyeen xiriirka Kubada Cagta Ingiriiska ee FA-da. Luis Suarez ayaa ganaaxan culus muteystay kaddib markii uu qaniinay daafaca kooxda Chelsea Branislav Ivanovic ciyaartii 2-2 ku so dhamaatay e ka dhacday Garoonka Anfild. 26-sano jirkan ayaa falkaasi ka raali…

Read More

Guddomiyaha dalada guud ee ardayda somaliland dalka ugandha gudi cilmi badhis ah oo sagaal xubnood ah magcaabay yaa ka mida xubnahaas !!!!!

Kampala SDN) Gudomiyaha guud ee ardayda reer somaliland ee dalka ugandha ayaa waxa uu na soo gadhsiiyey warsaxafadeed uu ku magacabay gudi ka kooban sagaal xubnood oo cilmi baadhis jamacadaha kala duwan eee ardayad reer somaliland wax ka bartaan , ay ka soo samayndoonan xaaladooda iyou kuur galba ah midaas oo sida uu gudomiyhu noo…

Read More

Bayern Munich oo 4-0 Ku Hurguftey Barcelona Maxyse Galabsatey Uefa Semi Finals 2013 (By Jaahuur)

Uefa Cup-Aprill-23-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku miyirsaneynaa  afartii naadi ee iskugu soo hadhay Semi Finalka,oo kala ah Barcelona vs Bayern Munich iyo Real Madrid vs Durmond. Haddaba lugtii ugu horeysey oo foodda isla galeen Barcelona iyo Bayern Munich yey dhirbaaxadu ku dhacdey? Saaxiibayaal Semi Finalkan oo aynu muddo sugeyney isku naf baxay Bayern iyo…

Read More

Dowladda Talyaaniga Oo Gaadiid Gudoonsiisay Maamul Goboleedka Puntland

Garoowe April 21 2013 (SDN)— Dowladda Talyaaniga ayaa maanta (Axad) ugu deeqday booliska Puntland 15 gaari oo lagu taageerayo dadaallada lagu xoojinayo ammaanka Puntland. Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa munaasabad ka dhacday xarunta warbaahinta Puntland ee Garoowe ka guddoomay saraakiil ka socday dowladda Talyaaniga deeqda gaadiidka ah. Gaadiidka ayaa la sheegay in lagu…

Read More

Ra’iisal Wasaaraha oo soo kormeeray qeybo ka mid ah Warshaddaha iyo Beeraha dalka Burundi

Bujumbura, April 12, 2013——Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalintii labaad ku sugan magaalada Bujumbura ee dalka Burundi ayaa soo kormeeray qeybo ka mid ah mashaariicda horumarineed ee ka soconaya dalka Burundi. Kormeerkan ayaa waxa ku wehliyay Wasiirka gaashaandhiga Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Faqi, Marwo Xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi, Safiirka Soomaaliya…

Read More

Galatasaray oo 3-2 Ku Khaarijisey Real Madrid. By Jaahuur

Istanbul-Turky-Tue-09-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula hayaameyna xagaa iyo Istanbul (TURKY). Waxaa gabagabo ku dhaw Koobka Qaaradda Yurub Uefa oo la soo galey Semi finalkiisii, waxaana mar dhaweyd lagu kala faataxaystey ciyaar dhexmartay Galatasaray iyo Real Madrid. Ciyaartan oo runtii aad u xiisa badneyd kana dhacdey Turk Telekom Stadium ee Istanbul waxaa ka soo qayb…

Read More

Tiger Woods oo Sannado Hawada Ka Maqnaa Ayaa Dib U Hantey(Golf World No 1) By Jaahuur.

Falorida-Mar-29-2013- qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula ka caynaa xagaa iyo Goolfta. Haddaba sida aynu ka wada dhergsanahay shaki kuma jiro xiddigan golfer-ka ah Tiger Woods in sannado fara badan aan la soo haweysan jiri ciyaartan loo yaqaan Goolfta (GOLF). Tiger Woods ayaa Isniintii aynu soo dhaafney dib u hannatey ciyaaryahanka kowaad ee aduunka ee ciyaarta Goolfta…

Read More

Spain oo 1-0 Ugu Awood Sheegatey France (Qualifiers World Cup) By Jaahuur.

Paris,Tue-March-26-2013=qurbejoognews.com-Ottawa-Asxaabtay maanta qormadeena ciyaaraha waxaynu ula hayaameynaa xagaa iyo France. Waxaa si habsami ah u socda isreeb-reebkii kubadda cagta ee Aduunka ,waxaana mardhaweyd kala faraxashey xulka Spain iyo xulka France oo gurigooda lagu ciyaarayey Haddaba ciyaartan oo lawada sugayey ayaan waxba la isu su reeban xag farsamo,adkeysi,hujuum badan oo labada xul isku qaadayeen,waxaana ka soo…

Read More

Michael Owen oo Ka Hadaafaya Ciyaaraha Xagaagan Una Micilisanaya Inuu Noqdo Maneger Ama Tababare (By Jaahuur)

London-March-25-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku fiirineynaa xagaa iyo Ingiriiska. Xiddigii reer Ingiriiska una ciyaara Naadiga tabarta yar ee (STOKE) ahaan jireyna xulka qaranka ee carigaas Michael Owen ayaa ka dhawaajiyey inuu ciyaarta kubadda cagta ka fadhiisan doono xagaagan una micilisanayo inuu noqdo Maneger ama Tababare. 33-dex jirkan ayaa la soo kifaaxay Naadiyaal badan ayaa khaati…

Read More

Madaxwaynaha Somaliya iyo Wafdi uu hogaminayo oo gadhay Qatar iyo kulan la filayo inuu ku dhex maro Madaxwayne Siilanyo Dalka Imaaradka Carabta

Qatar25March13 wafdi balaran oo uu hogaminayo madaxwaynaha somaliya ayaa soo gadhay caasimada wadanka Qatar ee Doha wafdigan ayaa waxa la filayaa inay ka qayb galaan shirka jaamacda carabta ee la filayo inuu ka furmo barii wadanka Qatar,ilo xogaala oo ay heshay qurbejoog.com ayaa waxa noo sheegeen in madaxwanaha somalilanad iyo madaxwanaha somaliya si rasmiya ugu…

Read More

Uefa Cup oo 8-Naadi Iskugu Soo Xoomeen Quarter Finalka Iyo Isku Aadkooda (By Jaahuur).

Uefa-Cup-Mar-18-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal Barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku jaleeceyna xagaa iyo Uefa Cup iyo iyada la iskugu soo xoomey Quarter Finalka. Koobkan loogu  magacdarey Uefa Cup ayaa sannad walba uga socda qaaradda Yurub,aalaaba waxaa ku kulama Naadiyaal miisaan weyn ku leh koonkan ilaahay abuurtey. Haddaba koobkan oo aad u xiiseeyaan dadweyne badan oo qaaradaha ka yimid iyo dabcan…

Read More

Fc Barcelona oo 4-0 Ku Hurguftey Ac Milan (UEFA) By Jaahuur.

Camp Nou-Barcelona-Mar-12-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay faqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula kacaynaa xagaa iyo Spain oo ay galabta ku kulmeen Barcelona iyo Ac Milan ciyaartan oo ka tirsaney koobka Yurub (UEFA). Ciyaartan oo runtii aad iyo aad loo wada sugaayey ayaa garoonka Kamp Nou Stadium waxaa ku soo xoomey dadweyne aan la soo koobi kareyn 80,000-kun kor u dhaafey iyo…

Read More

Real Madrid oo 2-1 Ku Haajirisey Man United (UEFA) By jaahuur.

Old Trafford-London-Mar-o5-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qormaqdeena ciyaaraha waxaynu ku qooransaneynaa xagaa iyo Ingiriiska oo ciyaar ka tirsanayd koobka Yurub (UEFA) waxaana hilfaha isu qaadey Man United iyo Real Madird. Runtii ciyaartan oo la wada sugayey waxaa ka soo qeyb galey dadweyne aad u badan iyo dabcan taageerayaasha warabowga qaba ee labda dhinac. Man United oo ku soo talo…

Read More

Maxaa Kala Haysta Real madrid Iyo Atletico Madrid oo u Soo Baxay Ciyaartii Kama Dambeysta (Copa Del Rey Finals 2013) By Jaahuur.

Copa Del Rey-Spain-Feb-28-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku fiirineynaa xaggaa iyo Spain iyo koobka Copa Del Rey oo ciyaartii kama dambeysta ahayd la iskugu yimid (Finals) Real Madrid vs Atletico Madrid. Real Madrid oo hore ciyaartii Semi Finalka uga soo badisey Barcelona ayaa waxay sugeysey Atletico iyo Sevilla hadba tii soo badisa si ay final u…

Read More

Maxkamad ku taalla Puntland oo Xukun Toogasho ah ku riday dad ay ku jiraan Hogaamiyaal ka tirsan Al shabaab

Garoowe Feb 27 2013(SDN)— Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa waxaa ay xukun ku riday Qaar kamid ah hogaamiyaasha Xarakada Al Shabaab. Xukunkan dilka ah ayaa waxaa lagu riday Saraakiil uu kamid yahay hogamiyaha Kooxda Shabaab Axmed Cabdi Godane iyo kuwa kale oo badan. Maxkamadda ayaa sheegtay in hadii deegaanada Puntland lagu arko…

Read More

Real Madrid oo 3-1 Ku Xasuuqdey Barcelona (Copa Del Rey Semi Final 2013) By Jaahuur.

Copa Del Rey-Spain-Feb-27-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ka raajicineynaa xagaa iyo Spain iyo Copa Del Rey oo ay foodda isla galeen labada naadi ee ay xurguftu weyni ka dhaxayso waa Barcelona iyo Real Madrid. Akhyaartay mardhaweyd waxaa lagu kala faraxashey ciyaar aad u xiisa badneyd oo la wada sugayey waxaana ka soo qeybgaley dadweyne aa u…

Read More

Dhaawaca Robin Van Persie Wax Ma u Dhimi Doonaa Man United? By Jaahuur.

London-Feb-25-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa xagaa iyo Ingiriiska oo horyaalkii si habsami ah uga socdo. Horyaalka Ingiriiska oo galey kulankiisii 27-aad waxaa 12-tan dhibcood si xalad leh ugu hogaaminaya Man United oo leh 68-dhibcood waxaana ku soo xigta Man City oo la soo gurguurneysa 56-dhibcood. Haddaba weereryahanka ay Man United halbowlaha u ah Robin…

Read More

Halyeygii Reer South Africa Oscar Pristorius oo Maalintii labaad Maxkamad Ka Muuqda (By Jaahuur).

Pretoria-Feb-20-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeyna xiddigii reer South Africa Oscar Pistorius oo maxkamad hortaagan maalintii labaad markii lagu soo edeeyey inuu saxiibaddii khaarijiyey. Hadaba habeenkaas uu dilku ka dhacay Oscar gurigiisa waxaa la maqlayey qeylo qof dumar ah,muran varabadan iyo xabado sidaana waxaa ka dhawaajiyey oo Booliiska u sheegey jaarkiisa (Neibourhood). Xiddigan gabalkiisu dhacay ee…

Read More