Xiddigii Reer Spain Rafael Nadal oo Calool Xanuun (Stomach Virus) Awgii Uga baxay Australian Open (By Jaahuur)
Spain-Jan-15-2013-qurbejoognews.com-Asxaabtay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa xiddiga reer Spain Rafael Nada oo waayadan lagu arag fagaaraha ciyaaraha aduunka siiba Tanista xageebuu ku dambeeyey? Xiddigan oo ahaan jirey NO-1-Tenista kuna guuleystey 11-ban (Grand Slam) ayaan Garoomada lagu arag ilaa June 2012 dhaawac jilbka bidix ka soo gaadhay awgii. Haddaba waxaa la filayey inuu ka soo…
