Daawo:Golaha Wakiilada Somaliland Way Mudo Dhaafeen Waxanay Hada Ku Haboontahay In La Kala Diro Xili Wararka Qar Sheegay In Gudoomiye Ciro Is Casilaayo”Gudoomiye Cali Guray

Hargeisa 18/2/2015(SDN/QN)gudoomiye ku xigeenka sadexad ee xisbiga ucid ayaa maanta ku baaqay in la kla diro golaha wakilada somaliland ooo uu shegay  inay mudo dhaafen isago sidoo kale ugu baaqay  in xukuumada somaliland doorashada xiligeeda ku qabatay https://www.youtube.com/watch?v=Qgxz7O9I0QI&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

Read More

Ivory Coast Yaa Hantidey Horyaalka Qaaradda Afrika(Cup OF Nation 2015) Markii Aay 9-8 Ku Suldaartey Ghana(Rigoorayaal Penelties) Daawasho Wacan.By Jaahuur.

Malabo-09-Feb-2015 (SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa koobkii horyaalka qaaradda Afrika oo jawaano gool ku laad ah (Penelties) lagu kala badiyey Ivory Coast 9 Ghana 8. Ciyaartan oo la wada sugayey ayaa waxaa ka soo qeybgaley kumayaal dadweyne ah madax iyo taageerayaasha labda wadan taas oo amaankana aad loo adkeeyey. 1992-dii ayaa Ghana iyo…

Read More

Xulka Ivory Coast oo Final u Soo Baxdey Markii Aay 3-1 Ku Sasabtey Congo Iyo Ghana oo Wadnaha Farta Ku Haysa (Ila Daawada Goolashii Macaanaa ee Ivory Coast) By Jaahuur.

Equatorial Guinea-Feb-05-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineyna xagaayo iyo Equatorial Guinea oo si habsami ah uga socdo koobka horyaalka Afrika (Cup of Nation). Haddaba walow la gudagaley (Semi Finals) ayaa shaley Feb-04 waxaa final u soo baxay xulka ivory Coast markii 3-1 ku macasalaameeyeen xulka R,D of Congo,maanta Feb-05 waxaa madaxa isla galidoona…

Read More

Saxiibayaal Waa Jaahuur oo Idin Leh Soo Noqosha Wanaagsan Iyo Patriots oo Hantidey (Super Bowl XLIX) Markii Aay 28-24 Ku Khaarijisey Seahawks. By Jaahuur.

Arizona-Feb-01-2015-(SDN-QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qadaneynaa Patiriots oo ku guuleysatey Super Bowl XL1X markii aay Seahawks ku khaarijisey 28-24. Ciyaartan oo runtii ahayd ciyaar mucjisa ah ayaan waxba la isu reeban waxaana ka soo qeybgaley dadweyne kor u dhaafey 70,000 iyo dabcan taageerayaasha labada dhinac. Ciyaartan oo bilogeedii u muuqatey in qolana goolasha…

Read More

Daawo:Xukuumada Oo Warshadii Laydhka Hargeisa Ka Iibisay Shirkado Gaar Loo leeyahay iyadoo Dawladu Dawladu Ka Faalo Qaadi Kar

  Hargeisa 10/1/2015(SDN/QJ)madaxwayne ku xigeenka somaliland c/raxman saylici ayaa maanta ka qayb galy  munaasiba ay  wasaarada hawl;aha guud  kaga iibinayso warashadii laydhka magalada hargeisa shirkado gaar loo leeyahay https://www.youtube.com/watch?v=2Ho7RFEwwxo Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

Read More

Daawo: Xoghayaha Xisbiga Wadani Oo Shaaciyey Xiliga Uu Xalada Soo Dhawaynta U Qabanayo Xubnihii Ugu CusCuslaa Ee Ka Soo Baxa Xisbiga Kulmiye

Hargeisa 23/11/2014(SDN/QJ)Xisbiga waani  ayaa waxa ku soo biiraya  xubnihii ugu cuscuslaa ee  ka tirsanaa xisbiga kulmiye  xilal  cukculusna ka soo qabtay  xukuumada axmec  siiranyo https://www.youtube.com/watch?v=kkxmTBZtDWc&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiaspo

Read More

Morocco oo Ka Sastey Cudurka Ebola Iyo Equatorial Guinea oo Dhabarka Saaratey Iney Marti Geliso (Cup Of Nation) By Jaahuur.

Equatorial Guinea-15-Nov-2014-(SDN/QJ)Akhyaartay qormadeena ciyaarha waxaynu ku eegeynaa koobka horyaalka Afrika (Cup Of Nation) oo bilhii aynu soo dhaafney jaahwareer ku jirey markii aay Morocco iska fogeysey in lagu qabto wadankeeda gundhigna uga dhigtey cudurka Ebola ee aafeeyey galbeedka Afrika. Haddaba xiriika kubadda cagta ee Afrika oo la dhakafaarsan waddanka aay u jaheen ahaayeen in lagu…

Read More

Daawo:Dhalinyarta Ururka Jiidali Oo Canbaareyey Falalkii Maalintii Shalay Aahayd ka Dhacay Magaalada Berbera

Hargeisa 5/11/2014(SDN/QJ)Dhalinyarada Ururka jiidali  oo ku hawlan  shir  wayne ay  dhalinyarada u  qabanayaan magaalada cadaado  ayaa xukuumada somaliland ay aa  iadu  aan shirkan  mawqifkeda  ka shaacin  iyadoo ay  dhalinyarada ururka jiidali shirkani qabanqaabinayaan https://www.youtube.com/watch?v=-oTc1s85qOI&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

Read More

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 25 October 2014(SDN/QJ)- – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow ayaa ka warbixiyey waxqabadka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Booqashadii Madaxweynaha ku tagey Ceelbuur iyo Beledweyn, Shirka Maalgashiga Soomaaliya ee London lagu qabtay, Deeq Raashin ah oo la gaarsiiey Shabeelaha Dhexe, Wacyigelinta Wax…

Read More

Dawlada Federalka Somaliya Iyo Maamulka Putland Ayaa Heshisyo Kala Saxexday Ka Diba Markii Afar Casho Wada Hadal Uga Socday Magaalada Garowe

Garowe 14/oc/2014(SDN/QJ)Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Puntland oo afartii maalmood ee ugu dambeeyey magaalada Garowe wadahadallo uga soconayeen ayaa maanta kala saxiixday heshiis 12 qodob ka kooban. Heshiiskaas oo labada dhinac ay u kala saxiixeen Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Cabdiweli Shiikh Axmed iyo Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiin ka…

Read More

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan (Saylici) Ayaa Maanta Qaatay E-passport ka Cusub+Sawiro

Hargeisa 14/oc/2014(SDN/QJ)madaxwayne ku xigenka somaliland ayaa maanta  haayad laanta socdaala  ka qaatay  E-passport  cusub  oo  ay  dhawaan  xukuumada somaliland ku dhaawqday  inay joojisay  gud ahaan  passporadii  kale  ee somaliya  iyadoo maalinti shalay  ahaydna   uu taliyaha laanta socdaalku  soo bandhigay shuruudaha E-passporka  cusub  e looga baahanyahay  qofka qaadanaya iyadoo   dad  badan oo ka cabanaya ay…

Read More

Xulka Brazil Iyo Xulka Argentine oo Isku Naf Baxay (Brazil 2 Argentine 0 Latin America Cup) DAAWO-By Jaahuur.

Beijing-12-Oct-2014-(SDN/QJ) Asxabtay ciyaar aad iyo aad u xiisa badneyd oo dhexmartey xulka Brazil iyo Argentine kana tirsaneyd koobka Latin America ayaan waxba la isu reeban,waxaana ka dhexmuuqdey xiddigihii ka dhexmuuqdey koobkii kubadda cagta ee aduunka laguna qabtey dalka Brazil ee daawasho wacan. SDN/QJ jjaahuur@hotmail.com.    

Read More

Baadari Ingiriis ah iyo weftigii Safiirka Kenya ee Markabka kula shiray Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Baroordiiq U Sameeyey Askar Ingiriis Oo Ku Aasan Xabaalaha Gaalada Hargeisa

Hargeisa 9/oc/2014(SDN/QJ) Safiirka Ingiriiska u fadhiya Dalka Kiiniya iyo weftigii la socday oo uu kia mid ahaa wadaad Baadari ah ayaa shalay xaflad Baroordiiq ah ugu sameeyey Askartii kaga dhimatay dagaaladdii Adduunka xabaala loo yaqaano kuwa Gaaladda eek u yaala Dooxa Hargeysa. Safiirka Ingiriiska iyo Baadariga ayaa Baroor-diiqdan ku xusay Askartoodaasi, waxanay xabaalaha dhigeen Ubax,…

Read More

Saaxiibayaal Ciid Mubaarak Iyo Dhacdooyinka Kubadda Cagta oo Wali Halkii Inooga Cocda Bal ila (DAAWADA) Tabiyaalka Hadaaqa.(By Jaahuur)

qurbejoog.com-04-Oct-2014(SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaarha waxay ku soo qaadadeynaa dhacdooyinkii kubadda cagta aaynu ku soo jirney toddobaayadii aynu soo dhaafney,maantana waxaaynu ku soo afjareynaa si aaynu ugu naqono barnaamijyadeenii hore ee aaynu kaga faalooyin jirney ciyaaraha wariyaasha soo tabiya cododka caanka ah ee lagu yaqaano. jjaahuur@qurbejoog.com

Read More