“Madaxweynaha Ismaanu Arag,Heshiiska Na Dhexmarayna Waa Heshiis Caa’iladeed ee Ma ah Heshiis Siyaasadeed.”Muj. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir
Hargeysa:Sep,28,2014(SD/QJ)Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo kid ah Siyaasiyiinta ku bahoobay Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta qaranka ayaa beeniyey warar Warbaahintu ka Baahisay oo sheegayey inay Heshiis dhinaca siyaasadda ah wada Gaadheen Madaxweyne Siilaanyo oo ay hore dhinaca siyaasadda uga kala irdhoobeen. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo maanta warbaahinta kula Hadlay aqalkiisa oo ku yaalla Magaalada Hargeysa, ayaa qiray inuu…
