Mo Farah oo Ku Guuleystey Biladda Dahabka ee 10,000 M (European Championships Zurich 2014)DAAWO)By Jaahuur)
Zurich-14-Aug-2014-(SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula hajireynaa xagaa iyo Zurich & halyeyga Mo Farah oo hantiyey Biladda dahabka ee orodka 10,000M (European Championships)ee daawasha wacan. jjaahuur@qurbejoog.com
