Madaxweyne Siilaanyo Dhaqangaliyay Xeerka Ilaalinta Kaymaha Iyo Duur Joogta Somaliland
Hargeysa,12Jan,2016(QJ/SDN)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa dhaqan galiyay xeerka ilaalinta kaymaha iyo duurjoogta Somaliland, kaas oo dhawaan uu ansaxiyay golaha wakiilada Somaliland. War-saxaafadeedkaas oo dhamaystiran waxa uu u dhignaa sin “Taariikh: – 12/01/2016 WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay JSL/M/WM/249-3775/012016 uu ku Dhaqan-geliyey Xeerka Ilaalinta Kaymaha iyo…
