Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Magaalada Kismaayo Gaadhay
Kismaayo,13Jan,2016(QJ/SDN)-Wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaadhay magaalada Kimaayo ee gobolka Jubbada Hoose, halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay. Xubnaha wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah; wasiirro iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Somalia, waxayna ka dhoofeen degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada oo uu madaxweyuhu shalay ka furay Shirweynaha lagu dhisayo maamulka…
