Yaab: Wariye Daawadayaashiisa u Sheegay Xilliga Uu Dhiman Doono
London:Sep,17,2014(SDN/QJ)-Midka mid ah wariyayaasha ugu caansan Dunida oo lagu magacaabo Dave Benton, ayaa daawadayaashiisa u sheegay inuu Muddo Kooban ku dhiman doono. Wariyahan oo u shaqeeya TV-ga WCIA, ayaa markii uu Baahintiisa ka Baxay daawadayaashiisa u sheegay war ay si weyn uga argagaxeen oo ay ka naxdin gariireen. Waxa uu si kedis ah u sheegay …
