Khilaaf Kala Fogeeyay Hogaanka Sare ee Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Iyo Go’aamo Kala Duwan oo Labada Dhinac ee Muranku u dhexeeyo ay soo Saaree iyo Dawlada Dhexe oo soo Faro gelisay
Jig Jiga 16.Sep 2014 (SDN/QJ)- Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga ESPDP ayaa lagu soo gebogabeeyey Guriga Martida Qaryaan Dhoodaan ee Magaalada Jigjiga ee dalka Ethiopia. Shirkan oo lagu soo magacaabay guddida qaban-qaabada shirweynaha Xisbiga oo ka kooban 9-xubnood, isla markaana talaabo lagaga qaaday saddex xubnood ka tirsanaa Guddida fulinta. Sida ay tibaxayaan ilo-wareedyo lagu kalsoonyahay…
