Daawo Sawiro…Xaflad balaadhan oo Xisbiga Waddani Bristol ku soo Dhaweeyey Tagerayaal ka tirsanaa Xisbiga Ucid iyo Kulmiye oo si mugleh ugu soo biray Wadani Hashiis Hordhacana la Galay Tvga Universal tabinta Baramijada Xisbiga Wadani

    London 15Sep14(SDN/QJ) Xisbiga Wadani ;aantiisa Biristo  UK ay ku soo dhaweysay taageerayaashii ugu badanaa ee Xisbiga Kulmiye iyo Ucid  ka soo jeeda  gobolada Hawd, Awdal, Maroodi jeex  iyo Salal oo si mug iyo miisaan leh ugu soo biiray Xisbiga Waddani Bristol, Uk. Goobta xaflada ayaa ahayd goob bilicsan, waxaana ka qeyb galay aqoonyahano, waayeel, dumar,fanaaniin iyo…

    Read More

      Baydhaba oo uu ka Furmay Shirka dib u heshiisiinta Bulshada gobollada Koonfur Galbeed Soomaaliyeed iyo Gudoomiyaha Baarlamanka oo ka hadlay Hadal ka Cadhaysiiyay Punt land

      Baydhaba 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta si rasmi ah uga furay magaalada Baydhabo shir weynaha dib u heshiisiinta shacabka ku dhaqan gobollada Koonfur Galbeed Soomaaliyeed.   Munaasabadda furitaanka Shir weynaha dib u heshiisiinta gobollada Koonfur Galbeed waxaa kala qeybgalay Gudoomiyaha Baarlamaanka Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Mudane…

      Read More

        WAR DEG DEG AH: Cali Khaliif oo Magacaabay Golihiisii Wasiiradda,Iyo Wasiirul dawlihii Hore ee Nabadaynta G.Bari ee Somaliland oo uu ka dhigay Wasiirka Arrimaha Gudaha+Sawirka Caawa

        Toga Eerigo 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha maamul goboleedka Khaatumo, Prof. Cali Kahaliif Gallayr ayaa maanta oo Axad ah magacaabay xubno ka tirsan golihiisa wasiirrda. Wareegto maanta ka soo baxday xafiiska madaxweyne Galayr ayaa lagu magacaabay toddoba wasiir iyo hal wasiiru-dowle oo ka tirsanaan doona golaha cusub ee wasiirrada maamulka. Xubnaha loo magacaabay in ay wasiirro…

        Read More

          Mid ka Mid ah Tiirarkii Waxbarashada Somaliland oo Maanta Geeriyooday

          Hargaysa 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Silaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa, Bahda Waxbarashada, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Marxuum Prof. Cabdi Haybe Cilmi  oo ku geeriyooday Maanta Magaalada Hargeysa. Marxuumka oo ka mid ahaa Odayaashii ka soo qaybqaatay dhismaha waxbarashada Dalka, nabadayntii iyo dib…

          Read More

            Halkan Ka Daawo : Qaar Ka Mida Odayaasha Gobalkan Maroodijex Oo Qaadacay Diiwan Galinta Madaniga Iyadoo Labada Xisbi Ogoladan Mooye

              Hargeisa14/9/2014 (SDN/QJ)Qaar  kamida odayaasha gobalkan marodijex ayaa maanta  ka hadlay diiwan galinta madaniga ah  ee ay  xukuumadu  dhawan bilabayso iyadoo odayashani ay shegen in  anay aqbalayn deeganadoodana la keenayn diiwan galin aanay  sadexda xisbi  qaran  iyo komishanku  ogalayn xili dhawaan xisbiyada mucaaridka ahina ay guud ahaan qaadacen diiwan galintasi Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com

            Read More

              Halkan Ka Daawo: Khilaafkii Golaha Wakiilada Oo Dib U Soo Cusboonaday Iyo Xuxuumada Oo Dabada Ka Riixaysa “Shuruudii Gola Waynaha Guurtidu Ku Xaliyen Buu Mooshinkani Ka Hor Imanayaa” Xildhiban maxamed faarax qabile

              Hargeisa (SDN/QJ)xildhiban maxamed faarax qabile ayaa saaka ka hadlay  mooshin ay  wadan qaar  ka mida xildhibanada golaha wakilada ee xukuumada ka soo jeda isagoo xildhibanku ka war bixiyey sbabta  mooshinkani  dhalisay oo uu shegay  in  xerkii diiwan galinta uu gudomiyuhu dib  u celiyey Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan@Qurbejog.Com Concat@Somalidiasporanews.Com

              Read More

                Halkan Ka Daawo:”Madaxwayne Maalin Walba Ardaybad Shahaado Gudoonsiisayaa Kuwaasi Waa Kuwii Fartooda Kugu Soo Saaray Hadana Kaga Badalaya “Mustafe Wada-arin Gudomiyaha Dhalinta Habara Magaado

                  Hargeisa 14/9/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha Dhalinta  Beesha Habarmagaado  Mustafe  Aadan Cali (Wada Arin) Ayaa Maanta Ka Hadlay  Mooshin Ay Qaar Ka Mida Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland  Ee Xisbiga Muxafidka Ahi  Ay  Ku Wadan Gudomiyaha  Wakiilada C/Raxman Maxamed C/Laahi Ciro  Isagoo  Gudoomiyuhu  Guud Ahaan Dhalinyarada Somaliland  Ugu Baaqay In  Maanta Loo Baahanyahay  In Xukuumadani  Laga Tashado Hargeisa Sdn/Qj…

                Read More

                  AFHAYEENKA QAARADA YURUB OO ARDAYDA UGU BAAQAY INAY DULQAAD MUUJIYAAN XILIGA YAR EE ISBEDELKA KA HADHAY

                  London Sept 13,2014(SDN/QJ)-Waxaa Calooshu iga gubanaysaa Ardaydan Sanad walba ka soo Qalinjebinaysa Dugsiyada sare, Macadada, Jaamacadaha iyo Qaybaha kale ee waxbarasho ama cilmi kororsi, ee marka ay soo qalinjebiyaan Sawirada faraha badan xukuumadani la gasho hadalo macaana hortooda ka tidhaahdo waxa intaas dhaafsiisani waa habeen lala casheeyo oo xoogaagii hore looga gurtay Casho loogu sii…

                  Read More

                    Waxqabadka Dowladda Somaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

                    Mogadishu September 13,2014(SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Muhiimada La-Tashiga & Dhageysiga Dadweynaha, Wadatashiga ka socda Baydhabo, Wacyigelinta Bulshada, Arrimaha Abaaraha Dalka, Horumarka Waxbarashada Dalka, Horumarka Xaquuqul Insaanka,…

                    Read More

                      Xukuumadda Soomaaliya oo dib-u-habayn ku samaynaysa shaqaalaha Rayidka ah

                      Muqdisho, September 13, 2014—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Shirka ayaa maanta diiradda lagu saaray xaaladda abaaraha ka jira dalka. Amniga guud, iyo qodobo kale oo kamid yahay dowladda Soomaaliya oo dib-u-habayn ku samaynaysa shaqaalaha…

                      Read More

                        Dad Somalia ah Oo Lagu Xidhxidhay Kambala Iyo Sababaha Loo Haysto

                        Kambala:Sep,14,2014(SDN/QJ)-Tiro katirsan Somalida Deggen Magaalada Kambala ee caasimadda dalka Uganda, ayaa xabsiga loo taxaabay xilli ay ciidanka ammaanku si weyn u baadhayaan deegaanada dadka somalida ahi deggen yihiin. Hawlgallo ciidanku muddo saacado ah ku wadeen xaafadaha somalida, ayaa wararku sheegayaa in ugu yaraan ilaa Saddex ka mid ah shacabka soomaaliyeed ee Halkaas deggen lagu xidhay…

                        Read More

                          Igad Oo Ka Hadashay Abaaraha Ka Taagan Somalia Xilligan, Caalamkana Baaq u Dirtay

                          Addis Ababa:Sep,14,2014(SDN/QJ)-Urur-goboleedka Dalalka Bariga Afrika ee IGAD, ayaa baaq kasoo saaray Abaaraha Haysta shacabka soomaaliyeed,  kuwaas oo keenay in dad badan noloshoodu Halis gasho. Ururkani waxa ay caalamka ugu baaqeen inn dawladda Somalia lagu taageero dedaallada ay doonayso inay wax kaga qabato dhibkan taagan si loo samato bixiyo nolosha dadka ku caydhoobay abaarahaas dhacay. IGAD…

                          Read More

                            Barlamaanka Kenya Oo Ka Cabanaya Caqabado Kaga Yimi Waaxdooda Garsoorka

                            Nairobi:Sep,14,2014(SDN/QJ)-Aqalka Baarlamaanka Kenya, ayaa sheegay inay dhibaato ka Haysato Waaxda Garsoorka Dalka oo dhinaca wada Shaqaynta Caqabad ku ah. Afhayeenka Baarlamanka Dalkani kenya Justin Muturi ayaa sheegay in waxaada garsoorka dalka ay caqabad ku yihiin aqalka baarlamanka, isla-markaana ay Horjoogsadeen shaqooyinkii la doonayey inay hore u socdaan. Muturi ayaa xusay in maxkamadaha dalka ay mar…

                            Read More

                              Xubnihii Qabanqaabada Shirweynaha Shanaad Ee Solja Oo La Kala Diray Oo Murankii Oo Dib u Curtay

                              Hargeysa:Sep,14,2014(SDN/QJ)-Hoggaanka sare ee Ururka suxufiyiinta Solja, ayaa sheegay inay kala direen Xubnihii qabanqaabada u ahaa shirweynaha soo jiidatayey ee ururku doonayey inuu HOggaan cusub ku yeesho. Shir jaraa’id oo uu guddoomiye Xasan maxamed Yuusuf iyo Xoghayaha Guud ee Ururkaasi ku qabteen shalay magaalada Hargeysa, ayey ku caddeeyeen inay kala direen  xubnihii ururku u igmaday inay…

                              Read More

                                Xildhibaan Waabeeye “Xisbiyada Mucaaradka ahi ma waxay doonayaan inay Hindi iyo Yemeni-yiini u Codeeyaan…?” DAAWO

                                Hargaysa 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Xisbiga Muxaafidka ah KULMIYE Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye, ayaa ka hadlay maanta go’aanka ay Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo WADDANI sida wada-jirka ah Khamiistii inna dhaaftay ugu qaaddeceen diiwaangelinta Madaniga ah oo y ku tilmaameen Shir-qool iyo Khiyaamo Xukuumadda talada haysa ee Madaxweyne Siilaanyo waddo…

                                Read More

                                  “Qaabka Xeerka Loo Keenay Muu Ahayn Mid Sharci Ah” Xildhibaan Rayte {DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahim jaamac Cali Rayte oo ah Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Guddaha iyo nabad-gelyadda ee Golaha Wakiiladda Somaliland oo Warbaahinta kula hadlay Xarunta Baarlamaanka ayaa tilmaamay in qaabka xeerka loo keen ahayn mid sharci ah. Xildhibaan Rayte Waxa uu sheegay in Gudi ahaan aan la soo Marin Xeerkan iyadoo aan waxba laga…

                                  Read More

                                    “Boqolkiiba Kun Jeer baan taageersanahay Qaadacaada Xisbiyada Mucaaridka ee Diiwaangelinta Madaniga ah” Mudane Siciid Cilmi Rooble DAAWO

                                    Hargaysa 14 Sep 2014 (SDN/QJ): Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada kuna abtirsada Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ayaa soo dhaweeyay Go’aanka ay labada Xisbi Mucaarid ku qaadaceen Diiwaangelinta Madaniga ah. Xildhibaanku waxa uu sheegay In Shan doorasho oo dalka ka qabsoomay aan lagu Xidhin Diiwaangelinta Muwaadinka,Isagoo intaas raaciyay…

                                    Read More