Halkan Ka Daawo: “Dadkan Laga Goodomiyey Magaaladii Ee Siliga Lagu Gooyey Maxay Galabasaden” Boqor Raabi yuusuf Jiilal

    Hargeisa 8/9/2014 (SDN/QJ) Qaar ka mid ah Dadweynaha Ku Dhaqan Koonfurta Magaaladda Hargeysa ayaa Cabasho Ka Muujiyay Xayn-daab ay Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland ay ku Samaysay Waddo ay Sheegeen Inay Mari-jireen.Taasi ay wasaaradu silig aad u  dheer ku xidhan dhaman wadooyinkii ay soo mari jiren magaalada hargeisa  iyadoo ay halkasi saaka ku booqden musharax…

    Read More

      Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Cadeeyay in Wasiirka Madaxtooyadu yahay Wasiirka Wasiiradda DAAWO/DHAGAYSO

      Hargaysa 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa markii ugu horreysay shaaciyay awoodda uu dedi jiray ama isagu hore u qarin jiray, balse Bulshadu la socotay ee uu leeyahay ama isaguba siiyey Wasiirka Madaxtooyda Xirsi Cali Xaaji Xasan. Madaxweyne Siilaanyo waxa uu sheegay inuu Wasiir Xirsi yahay Wasiirka Wasiirrada. “Waxa aad…

      Read More

        Golaha Wasiirrada oo xilkii ka qaaday Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda

        Muqdisho, September 07, 2014(SDN/QJ)—Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shir aan caadi ahayn oo shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed. Shirka ayaa looga hadlay amniga guud ee dalka, iyadoo golaha Wasiiradu xilkii ka qaadeen Agaasimihii Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya C/laahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe). Afhayeenka Xukuumadda…

        Read More

          Halkan Ka Daawo:Wasiir Waran Cade Is Casil hadaad adigiba Falal Amniga Ku Lida Ku Kacayso Xog Haye Yusuf Kayse

          Hargeisa 8/9/2014 (SDN/QJ)xoghayaha  warfaafinta  xisbiga ucid yuusuf kayse ayaa manta kahadlay  dhacdo maalintiin shalay  ahayd oo nin safiya lagu qafaashay gaadhi wasarada arimaha guduhu leeyahay taasi  oo mudo saacad qafaala isagoo xoghauhu wasirka ugu baaqay inuu  xila iska casilo  madama isagii wasirka ahaa falal amniga  ku lida ku kacaayo Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan@Qurbejog@.com Concat@somalidasporanews.com

          Read More

            Wasiirka Arrimaha Gudaha oo u Dalbaday Qaraabadiisa inay Suxufi Hargaysa ku Afduubaan Iyo Warbaahinta Kala Duwan oo Caawa soo Bandhigi doona Fadeexadaha Maamul ee Warancade DAAWO

            Hargaysa 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Koox sheegatay inay Ehel yihiin Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa afduubay Weriye Cabdishakuur Xaaji Muxume Muuse (Heersare) oo ka hawlgali jiray Shabakadda Oodweynenews.com, Balse immika u shaqeeya Idaacadda Hirad, isla markaana leh Shabakadda Gacan-libaaxnews.com, kaasoo lagu Afduubay Gaadhiga Wasiirka illaa Tuulada Garabis oo ku taalla Koonfur-Galbeed ee…

            Read More

              Hoggaamiye ka Tirsanaa Kooxda Al-shabaab Oo Isu Dhiibay Dawladda Soomaaliyeed

              Muqdisho:Sep,08,2014(SDN/QJ)-Waxa la shaaciyey sarkaalkii ugu horreeyey eek a faa’iidaysta Muddadii 45-ka cisho ahayd ee Dawladda Federalku sheegtay  inay Shabaabku isku soo dhiibi karaan. Sarkaal ka tirsanaa kooxda Al-shabaab oo magaciisa ku sheegay Maxamed Aadan Cabdiraxmaan, ayaa isagu maalintii shalay dawladda si rasmi ah iskugu dhiibay, isagoo sheegay inuu ka tanaasulay fikirkisii Al-shabaabnimada oo uu muddo…

              Read More

                Maraykanka Oo Duqayn Laxaad Led u Geystay Biyo Xidheeno ku Yaalla Ciraaq

                Mousil:Sep,08,2014(SDN/QJ)-Duqaymo culculus oo dhinaca cirka ayey diyaaradaha Dagaalka ee Maraykanku u geysteen maalintii shalay Goobo  ka ag dhaw Biyo-xidheeno muhiim ah oo dalka Ciraaq ku yaalla. Saraakiil u hadashay dowlada Maraykanka ayaa xaqiijiyay duqeyntan ay diyaaradaha Maraykanka qaadeen meel ku dhow biyo xidheenka Xadisa iyadoo laga cabsi qabay in ururka IS qabsadaan biyo xidheenkan. Waa…

                Read More

                  Xasan Sheekh Oo Kasoo Horjeestay Xilka-qaadista Agaasimaha Nabadsugidda

                  Muqdisho:Sep,08,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan sheikh ayaa si weyn uga soo horjeestay Xilka-qaadistii uu ra’isal wasaare Cabdiweli sheikh axmed Shalay ku sameeyey Taliyihii Nabadsugidda Somalia oo ay saaxiib dhaw iyo ehelba ahaayeen. Shir maalintii shalay ay yeesheen Golaha Wasiirada, isla-markaana uu shir gudoominaayay Ra’iisal Wasaaraha Somaliya Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa codka kalsoonida loogu qaaday C/laahi Maxamed…

                  Read More

                    Wax ka Ogow Sababaha uu Xilkiisa ku Waayey Taliyihii Sirdoonka Somalia

                    Muqdisho:Sep,08,2014(SDN/QJ)-Shacabka somaliyeed ayaa shalay ku war helay xilka-qaadista Taliyihii sirdoonka ee Somalia Cabdilaahi Sanbaloolshe oo kaliya muddo laba bilood ah xilkan hayey, isla-markaana aanu dibadda usoo bixin wax khilaaf ah oo isaga iyo hoggaanka dalka u dhexeeyaa. Xilk-ka-qaadista masuulkan ayaa si weyn loo hadal hayaa sababta keentay, waxase soo baxaya in Ra’isal wasaaruhu dhibsaday nidaamka…

                    Read More

                      Gudoomiyeyaasha Gobolada+Maayarada Magaalooyinka iyo Kulankii ay la Yeesheen Madaxweyne Siilaanyo,Xukuumada oo Keligeed ku hawlan Diiwaangelinta Muwaadinka DAAWO

                      Hargaysa 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa  Xarunta Madaxtooyada kulan kula yeeshay Maayerada  degmooyinka iyo guddoomiyeyaasha gobolada dalka Somaliland kuwaasoo uu Madaxwynaha Somaliland kala hadlay sidii loogu diyaar garoobi lahaa diiwaan galinta madaniga ah. Madaxweynaha Somaliland iyo masuuliyiinta gobolada iyo degmooyinka dalka,ayaa aad ugu dheeraaday kana wada hadlay sida ugu wanaagsan…

                      Read More

                        “Diiwaangelinta Muwaadiniintu Waa Wax Bilow leh oo aan Dhamaad lahayn,Laakiin Diiwaangelinta Codbixiyuhu Way Mudaysan tahay” Boobe Yuusuf Ducaale DAAWO

                        Hargaysa 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland iyo Labada Xisbi Mucaarid ayaa isku waafaqi la’a Sidii loo midayn lahaa Labada Diiwaagelineed ee Muwaadinka iyo ta Codbixiyeyaasha. Aragtida Xukuumada ayaa ah in labada diiwangelinood ay yihiin Kuwo is kaabaya oo ay haboon tahay in isku mar dalka laga wada qabto, Waxayna Golaha Wakiilada u Gudbisay Xeerka qabyo…

                        Read More

                          Wasiirka Gaashaandhiga Mudane Caddami oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Xiingalool kana hadlay Shirkii Beeshiisa DAAWO/DHAGAYSO

                          Xiingalool 08.Sep 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga ee Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami iyo Wefti uu horkacayo ayaa si balaadhan  loogu soo dhaweeyay Degmada Xiingalool bariga gobolka Sanaag.   Magaalada Xingalool oo doraad lagu soo afmeeray shirka dhaqanka Beesha Warsangali ee Guuleed labo kaasoo maalmo socday, Wasiiir Cadami oo saxafada la hadlay ayaa sheegay inuu…

                          Read More

                            ” Runtii Axmed Diiriye (Amiirka Cusub ee Alshabaab) anigu waan aqaan mana ahan mid aqoon duruqsan u leh diinta iyo cilmiga maadiga ah , mana ahan nin sida Godane oo kale” Sh.Yuusuf Indho Cade

                            Muqdisho 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka tirsan dawladda Soomaaliya,ayaa sheegay in aanu u dhigmin hoggaamiyaha cusub ee ay kooxda Al-Shabaab magacawday  Axmed Cabdi Godane oo dhawaan geeriyooday. Waxaa uu Yuusuf Indha cadde tilmaamay in Abuu Cubayd uu yahay nin aan aqoon badan u lahayn diinta Islaamna isla markaana aan…

                            Read More

                              Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye oo ka hadlay Shakiga Axsaabta Mucaaridka,Sheegayna inay Xisbi ahaan isu diyaariyeen Doorashada

                              Hargaysa 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige  (Jaamac Shabeel) ayaa Xisbiyada Mucaaradka ugu baaqay inay iska dayaan shakiga oo ay isku diyaariyaan inay ka qeyb galka Tartanka Doorashooyinka la filayo in Sannadka dambe ay dhacaan, waxaanu Jaamac Shabeel sheegy in Xisbigoodu u diyaar u yahay…

                              Read More

                                Al-Qaaciidada Jasiiratul Carab oo Si Kulul uga hadlay Dilka Hogaamiyihii Xarakada Shabaab “Abu Zubeyr iyo qof la mid ah ilmadiina ha u qubato, Mujaahidkaas muhaajirka ahaa, geesigaas adkeysiga badnaa” Akhri Bayaankooda

                                Hargaysa 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Kooxda la baxday Al-Qaaciidada Jasiiratul Carab,ayaa ka hadashay dhimashada hoggaamiyihii kooxda Al-Shabaab oo totobaadkii hore ku geeriyooday duqayn dhana cirka ah oo ay ku beegsadeen diyaaradaha dagaalka ee aan duuliyaha lahayn. Kooxda Al-Qaacidada Jasiiratul Carab la baxday,ayaa bayaankooda ku sheegay in uu ka  baxay mid ka mid ah mujaahidiinta halyayyada ah…

                                Read More

                                  Isu Soo Bax lagu Taageerayo Khaarajintii Hogaamiyihii Alshabaab oo Muqdisho lagu qabtay SAWIRO

                                  Muqdisho 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Banaanbax lagu taageeraayo dilka Amiirkii Ururka Al Shabaab Axmed Cabdi Aw Maxamed (Goddane), ayaa waaxaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Banaanbaxa waxaa ka soo qaybgalay xubno ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir iyo boqolaal ruux oo bulshada ah, waxayna isugu soo baxeen Xarunta Degmada Boondheere. Banaanbaxayaashu waxay wateen boorar lagu soo xardhay ereyo…

                                  Read More

                                    Tiro Dad ah Oo Gedo Ugu Geeriyootay Gaajo iyo Harraad

                                    Ceel-cadde:Sep,08,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka laga helaayo gobolka Gedo ee somalia, waxa Gaajo iyo Harraad ugu geeriyooday Shan qof oo shacab ahaa. Wararka ayaa intaas ku daraya in shanta qof ee geeriyooday waayeen biyo ay cabbaan iyo Cunto ay Cunaan, intaas kadibna ay gaadheen heer ay dhintaan. Guddoomiye ku-xigeenka maamulka gobolka Gedo, Cabdi Barre Cabdi ayaa…

                                    Read More

                                      Golaha Guurtida oo ka doodaya Xeerka Komiishanka dib u habaynta Shuruucda

                                      Hargaysa 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Fadhigii maanta ee Golaha Guurtida Jamhuuriyada S/land oo uu shirgudoominaayey Gudoomiye ku xigeenka kowaad Md Siciid Jaamac Cali ayaa mudanayaasha Golahaasi waxay dood ka yeesheen xeerka komishanka Aasaasida dib –uhabaynta shuruucda dalka. Mudanayaashii dooda maanta ka qayb qaadanaayey ayaa qaarkood waxay soo jeedinaayeen in xeerka komishinka dib –uhabaynta shuruucda dalka xubnihiisa…

                                      Read More