Madaxii hay’adda nabad-sugidda qaranka oo xilka laga qaaday laguna eedeeyay Xilgudasho la’aan

    Muqdisho 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxii hay’adda nabad-sugidda qaranka Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa laga qaaday xilkii uu hayay, isagoo lagu eedeeyay inuu gudan waayay waajibaadka loo igmaday. Shir uu yeeshay golaha wasiirrada oo uu guddoominayay raysul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa xilka looga qaaday Sanbaloolshe oo horey u ahaan jiray danjirihii Soomaaliya u fadhiyay…

    Read More

      Xeer ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Somaliland Ayaa maanta Ka Warbixiyey Qaabka Ay U Qoranyihiin Labada Xer Ee Diiwan Galinta Codbixiyasha Iyo Ta Madaniga Aha

      Hargeisa 6/9/2014 (SDN/QJ) Garyaqaanka guud ee qaranka Ibraahin Iidle Saleebaan ayaa   faah faahin sharciya ka bixiyey  labada diwaan gelinood ee muwaadiniinta iyo tan codbixiyayaasha. Garyaqaanka guud ee qaranka oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu tafsiiray habka uu xeerku u kala qorayo labada diwaan gelinood iyo sida loo kala maamulayo. Ugu horayna garyaqaanka guud ee…

      Read More

        Nuxurka Kulan Maanta uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo Qasriga Madaxtooyada kula Yeeshay Gudoomiyeyaasha Iyo Maayarada Dalka Sawiro+{DHAGAYSO}

        Hargaysa 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo maanta qaabiley Dhamaan Badha-saabadii Gobolada Somaliland iyo Maayaradii Magaalo madaxyada Gobolada Dalka. Kulankan oo ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Somaliland waxa madaxweynaha ku wehelinaayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Mudane Cali Maxamed Warancade, iyo Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan. Waxaana halkasi hadalo…

        Read More

          “Waxaa Jooga Kumanaan Mujaahidiina, Oo Muhaajiriin Iyo Ansaar-ba Leh, Oo Abuu Zubeyr Raximahulaah Soo Tabo-baray” Sh.Cali Dheere {DHAGAYSO}

          Muqdisho 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa  xaqiijiyay geeriyada Hogaamiyahoodi Axmed Cabdi Godane oo Isniintii aynu soo dhaafnay Dayuuradaha Mareykankanka ee aanay cid wadin gantaal ku dhufteen iyo laba masuul oo kale. Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa waxa uu yidhi “Waxaa Jooga Kumanaan Mujaahidiina, Oo Muhaajiriin Iyo Ansaar-ba Leh,…

          Read More

            Xukuumada Somalia oo Albaabada u Xidhay Laba Idaacadood Xabsigana u Taxaabtay Weriyayaasheedii kadib markii ay ka hadleen Alshabaab

            Muqdisho 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xukuumada Madaxweyne  xasan Sheekh ayaa sare uqaaday caburinta uu ku saxaafadda madaxa banaan ee ka howlgasho magaalada Muqdisho. Idaacadaha Shabelle iyo SKY News ayaa muddo ka badan bil albaabadu u xiranyihiin iyadoona wariyaal iyo mas’uuliyiintii idaacadahaasi xabsiga Godka Jilacoow ku xiranyihiin. Khaliif Ereg oo ku magacaaban wasiirka arrimaha ammaanka Dowladda Federaalka…

            Read More

              Halkan Ka Daawo: Jamal Cali Xusen Oo Maanta Beniyey Hadalkii Wasir Waran Cade Ee Aha Dhaqale Looma Hayo Diwagalinta Codbiyaysha + Ku galimayno Doorasho IDga Aad Walaqaten

              Hargeisa 7/9/2014 (SDN/QJ)Murashaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Ucid Ayaa Manta Ka Hadlay Arinti  Diiwangalinta  Codbixiyasha  Ee Wasir Warancade Uu Sheegay In  Somaliya Dawladaha Iyo Haayadha Inaga Caawiya Doorashoyinku Aanay Doorakan Dhaqale Inoo Hayn Taasi  Musharax  Jamal Cali Shegay Ina Qaadhan Bixiyasha Ay  La Kulamen  Dhaqalihina Ay Hayaan Isgoo Wasiirka  Ku Eededyey  Inuu Qiil U Smaynayo Diiwan…

              Read More

                Halkan Ka Daawo:Duufano Ba,an Oo Ku Dhuftay Wadamada Bariga Qaarada Eeshiya Iyo Waliba Dhimashada Duufantasi Boqolal Kor U dhaaftaysa

                Hargeisa 7/9/2014  (SDN/QJ) Duufaan balaadhan oo ku dhufatay waddamo tiro badan oo ku yaala qaarada Eeshiya dhinaceeda Bari ayaa gaysatay, khasaare aad u tiro badan oo naf iyo maalba leh, waxaanay duufaantan xoogeedu ahaa waddamada Pakistan iyo Hindiya ilaa wali tahay mid aan si rasmi ah loo xaqiijin karayn khasaaraheeda. Duufaantan oo lagu tilmaamay tii ugu cuslayd…

                Read More

                  Deegaanada Somalida Oo Si Weyn Looga Hadalhayo Geerida Godane

                  Muqdisho:Sep,07,2014(SDN/QJ)-Tan iyo intii uu Maraykanku sida rasmiga ah ugu dhawaaqay inay dileen Hoggaamiyihii Ururka Al-shabaab Axmed Cabdi Godane, waxa dadka somalida ah dhexdooda ka bilaabmay Dood iyo muran la xidhiidha xaqiijinta warkaas, intooda badanina waxay muujinayeen inaanu run ahayn. Haddaba markii habeenkii xalay ururka Al-shabab ay sida rasmiga ah u qirteen inuu Godane geeriyooday, waxa…

                  Read More

                    Budhcad-Badeed Somaliyeed Oo Dirqi Lagaga Riday Markab ay Isku dayeen Inay Afduubtaan

                    Tehran:Sep,07,2014(SDN/QJ)-Iska horimaad Hubaysan ayaa Xeebaha Badweynta Inida ku dhex maray Budhcad-badeed soomaaliyeed iyo Ciidamo U dhashay iran oo  kamid ah Ilaalada Badaha Caalamiga ah. Budhcadda somalida ayaa rabtay inay afduubtaan Markab Marayey Goobo ka baxsan Biyaha Somalia, halkaas oo ay iska heleen Ciidanka ilaalada ka ah Badaha caalamiga ah. Wakaalada wararka dowlada Iran ayaa baahisay…

                    Read More

                      Degmada Qorilugud Oo Qaadacday Diiwaangelinta Madaniga ah ee ay Wasaaradda Arrimaha Guduhu Waddo

                      Qorilugud:Sep,07,2014(SDN/QJ)-Degmada Qorilugud oo ka mid ah Degmooyinka ugu waaweyn Gobolka Buuhoodle ee Somaliland, ayaa Goleheeda Deegaanku ku dhawaaqeen inay qaadaceen Diiwaangelinta Madaniga ah ee dhawaan la doonayo in dalka laga hirgeliyo. Qaarka mid ah Mudanayaasha Golaha Deegaanka Degmadaas oo arrintan warsaxaafadeed kasoo saaray ayaa sheegay inaanay wax la aqbalo ahayn marka la eego hannaanka ay…

                      Read More

                        XISBIGA WADDANI OO KA JAWAABAY EEDAYNTII WASIRKA ARIMAHA DEBEDA

                        London Sept 07,2014(SDN/QJ)-Waxaanu halkan ka dareen celinaynaa jawaabtii wasiirka Arimaha gudaha ee ku waajahnayad Diwaangelinat madaniga ah iyo diiwangelinta cod bixiyayaasha ee la isu barkiyay, jawaabtaa wasirka oo u muqatay mid ka fog dhaliishii ama qodobkii ay mucaaridku ka hadleen waxaan aan leeyahay mudane wasir horta marka geela loo heeso maxaydun gorayada ugu heestaan. Xisbiga…

                        Read More

                          Waa Kuma Hoggaamiyaha Cusub ee Al-shabaab Dooratay?

                          Barawe:Sep,07,2014(SDN/QJ)-Kadib Dilkii Maraykanku u geystay Hoggaamiyihii ururka Al-shabaab Axmed Cabdi Godane, ayey Xarakadu ku dhawaaqday inay Dooratay Hoggaan Cusub oo Dadka Badankooda Maqalkiisu ku cusub yahay. Kooxda ayaa dilka Hoggaamiyahooda kadib shalay uun shaaciyey inay Hoggaanka Ururka u doorteen Ninka Lagu Magacaabo Axmed Cumar Abu cubayda oo loo yaqaano axmed Diiriye, kaas oo kooxda dhexdeeda…

                          Read More

                            Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Ka Hadlay Tabashada Mucaaridka ee Diiwaangelinta Muwaadinka Qurbejoog ka DAAWO

                            Hargaysa 07.Sep 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade ayaa ka hadlay Diwaan Galinta Muwaadiniinta oo asxaabta mucaaradku Dhaliileen,kuwaas oo ku sheegay in ay xukuumada doonayso in ay Wakhtiga Ku rido Diwaan galinta Muwaadiniinta. Cali Maxamed warancade oo Shir Jaraa’idn ku qabtay Magaalada Hargasya ayaa waxa uu Nasiib Daro ku tilmaamay hadalkaas…

                            Read More

                              “Walaalahayaga bariga waxaanu jecel-nahay inay dooddooda soo bandhigaan….Dr cali khaliif-na….” Prof Axmed Ismaaciil Samatar DAAWO

                              Holland 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa dhulka jiid-jiiday heerka siyaasadaha Soomaaliya iyo ta Somaliland, isla markaana ka shifay caddaalad-darro dhinac walba ka jira oo ay la kulmaan dadka ay dadnimada iyo dal ahaantaba wadaagaan ee Somaliland iyo Soomaaliya. Prof: Samatar, waxa uu ku dooday inaan Somaliland xaq loogu lahayn in lagu karbaasho midnimada…

                              Read More

                                ”Geerida Hoggaamiyaha Al-Shabaab maxay Soomaaliya u horseedi kartaa? Yuusuf Garaad Cumar

                                Muqdisho 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Tifaftirihii hore Idaacada BBC-da Yuusuf Garaad Cumar haatan ah Siyaasi Madax banaan ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dilka hogaamiyihii Xarakada Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane, oo Wasaarada difaaca Mareykanku shaacisay inay ku dileen weerar cirka ah oo ay ku qaadeen Isniintii aynu soo dhaafnay. Yuusuf Garaad waxa uu is-weydiiyay dhimashada Axmed…

                                Read More

                                  Cabsi soo Wajahday Bulshada Muqdisho Baqdintooda ku aadan aargooshi ay sameeyaaan Ururka Alshabaab

                                  Muqdisho 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Masuuliyiinta dawladda Soomaaliya iyo Shacabka Soomaaliyeed ee dalka gudihiisa ku dhaqan, ayaa looga digay weerarro argaggixiso oo ay Kooxda Al-Shabaab isku dayi karto inay ku aar-goosato. Digniintan ayaa timi maalin ka dib markii la xaqiijiyey in hoggaamiyihii Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane dhintay sida ay caddeeyeen xalay dawladaha Maraykanka, Soomaaliya iyo Al-Shabaab-ba…

                                  Read More

                                    Nuxurka Qodobada ka soo Baxay Shirkii Beesha Warsangeli ee Degmada Xiingalool DAAWO

                                    Xiingalool 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Shirweynaha Guud ee Beelaha Warsangali ee ‘’GUULEED 2’’  ayaa si rasmi ah loo soo afmeeray,kaasi oo todobaadkii ugu dambeeyay ka socday degmada Xingalool ee Gobolka  Sanaag.   Ajandaha guud ee shirka ayaa ahaa;- 1-Turxan bixin. 2-Wada-tashi. 3-Midnimo. 4-Nabadgalyo. 5-Illaalinta deegaanka. 6-Hortmarka. 7-Cadaalada. Qodobada kaso baxay shirka ayaa waxaa ugu muhiimsanaa;-  …

                                    Read More

                                      Mid ka Mida ah Dalalka Galbeedka Africa oo dadkiisa ku amray in Afar Cisho aanay Guryahooda ka soo Bixin

                                      Sierra Leone 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Cudurka Ebola ayaa waxa uu galaaftay noolaanshaha dad badan oo ku nool Galbeedka Afrika. Dowladda Sierra Leone ayaa qorshaynaysa in ay soo rogto xannibaad afar maalmood ah si la isugu dayo in lagu hakiyo faafidda caabuqa dhaliya cudurka Ebola.Dalkan oo ku yaala galbeedka Africa ayaa ka mid ah waddamada uu sida…

                                      Read More