“Madaxweynuhu wuxuu Markhaati ka noqonayaa inta Tahriibaysa, ee Tahriibi doonta” Xildhibaan Bashiir Tukaale
Hargeysa 10.Sep 2014 (SDN/QJ):- Xildhibaan Bashiir Tukaale oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Xisbiga Waddani ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay inuu Maalin walba Markhaati ka noqdo dhalinyarada Tahriibaysa. Xildhibaan Bashiir ayaa si kulul Madaxweyne Siilaanyo ugu dhaliilay in aanay Shaqo abuur u samayn Arday ka soo baxaysa Jaamacadaha Dalka laakiin ee Sanad Kasta soo baxaysa…
