DAAWO:Cabashada dadwaynaha ku dhaqan aaga madaarka Hargiesa iyo Musharaxa xisbiga mucaaridka iyo waxgarad kale oo baaq ka soo saaray godoon la geliyay shicibka

    Hargeysa Sept 09,2014(SDN/QJ)-Shacabka reer Hargeysa ayaa cabsho ka soo jeediyay wadooyin ku yaal aaga groonka duyuuradaha Hargeysa oo ay xirtay wasaarada duulista Somaliland. Shicibka oo kaashanaya madax siyaasadeed iyo qaar dhanka dhaqanka ah oo tegay wadooyinka xaniban ayaa soo jeediyay in dib loo furo wadooyinka. Musharaxa Madaxweynaha ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen iyo Boqor…

    Read More

      DAAWO:Suxuufi reer Somaliland ah oo ka warbixiyay afduub loo geystay oo uu ku eedeeyay wasiir Warancade

      Hargeysa Sept 09,2014(SDN/QJ)-Suxuufi Cabdishakuur Heersare ayaa ka warbixiyay afduub ay u geysteen rag laga soo abaabulay aqalka Wasiirka Arrimaha guddaha ee Somaliland Cali Warncade. Suxuufigu waxa uu sheegay in ragan uu u afduubnaa mudo lix saacadood ah isla markaana la geeyay aqalka wasiir Warancade sida uu saxaafada u sheegay. Suxuufiga ayaa sheegay in Wasiirka arrimaha…

      Read More

        Markhaati Loo Hayey Kiiska William Ruto Oo Ka Noqday Hadallo Uu Hore u Sheegay

        Nairobi:Sep,09,2014(SDN/QJ)-Markhaati numberka 22-aad kaga jirey Maragyada loo hayo Kiiska ka dhanka ah Madaxweyne-ku-xigeenka Kenya Wiliiam Ruto, ayaa sheegay inuu ka noqday Hadallo uu hore u sheegay inuu kiiskaas wax kaga ogaa. Markhaatigani oo hore u sheegay in uu ka qayb galay kulan uu madaxwayne-ku-xigeenka Ruto uu kulan lagu qorshaynayay daagaal ka dhan ah Qoomiyada Kikunyada…

        Read More

          Ku-xigeenka Nabadsugidda Gobolka Banaadir Oo Qarax Lagu Dhaawacay

          Muqdisho:Sep,09,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ku xigeeenka Taliyaha Nabadsugidda Gobolka Banaadir C/fitaax Ibraahin Sabriye Shaaweey uu ku dhaawacmay Qarax Ismiidaamin ah oo Shalay galab lala eegtay. Qaraxa ayaa lala beegsaday xili uu marayay Aga gaarka Siinka Dheer ee Duleedka Magaalada Muqdisho,waxaana la sheegay in Qaraxa uu dhaawac Fudud ka soo gaadhay. Gudoomiyaha…

          Read More

            Shango’le Oo Iclaamiyey Inay Maraykan Badan u Dilayaan Hoggaamiyahoodii Geeriyooday

            Barawe:Sep,09,2014(SDN/QJ)-Wadaadka Caanka eek a tirsan Xarakada Al-shabaab Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf (Fu’aad Shongole),, ayaa ku gooddiyey in dilka Hoggaamiyahooda cidda loogu aarayaa ay noqon doonaan Maraykan. Fu’aad Shan Go’e oo ah Madaxa Dacwadaha ee Kooxda Al-shabaab, ayaa tilmaamay inay  aanay aargudashadoodu ka dhici doonin meelo dhaw, balse ay ciddii dilkaas geysatay halkeeda ugu tegi doonaan….

            Read More

              Guddida Qandaraasyada Qaranka Oo Furtay Qandaraaska Keenista Daamurka Waddooyinka Oo Tartan Loo Galay

              Hargeysa:Sep,08,2014(Himilo)-Guddida Qandaraasyada qaranka Somaliland, ayaa daaha ka fayday Qandaraaska Keenista Daamurka Wadooyinka oo ay hore u baahisay qandaraaska Keenistiisa. Qandaraaska Keenista Daamurka waddooyinka ee Guddidu Baahisay, ayaa waxa Soo Gudbisay Hay’adda Wadooyinka oo iyadu gacanta ku Haysa Dhismayaasha Waddooyinka, waxana shalay lagu baahiyey Madal ay fadhiyeen Shirkado soo dalbaday inay ka qaybgalaan Qandaraaska daamurka lagu…

              Read More

                Ku Dhawaad Boqol Baasaboor Somali ah Oo Lagu Qabtay Muqdisho Xilli Somaliland lagu soo waday

                Muqdisho:Sep,09,2014(SDN/QJ)-Ku dhawaan Boqol Baasaboor oo Somali ah ayaa lagu qabtay Garoonka Aadan cadde maalintii shalay, iyadoo Madaxa Socdaalka Somalia-na uu sheegay in loo waday dhinaca Somaliland. Tirada Baasaboorrada la qabtay ayaa lagu sheegay inay ahaayeen 92-basaboor, waxana sitay oo lagu qabtay  laba nin, kuwaas oo ku andacooday inay u sideen arday reer Somaliland oo ah…

                Read More

                  “Wasiir Ma Adigaa Bixiyey Amarka Maayarrada Loogu Diiday inay Guddida Musuqmaasuqa Golaha Hortagaan” Xildh. Siciid Cilmi Rooble.

                  Hargeysa:Sep,09,2014(SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah Golaha Wakiillada Somaliland ayaa si adag ula Hadlay wasiirka Arrimaha Gudaha, isagoo ka biyo diiday Xeerka Diiwaangelinta Muwaadiniinta Somaliland oo Xukuumaddu Golaha Horkeentay. Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, waxa uu tilmaamay inaan xaq loogu lahayn Wakiillada in loo sheego in xeerarka Horyaalla la iska muddaysto in xilli…

                  Read More

                    Muxuu Wasiir Warancade kaga Jawaabay in Koox Gurigiisa laga soo abaabulay ay Afduubeen Weriye DAAWO

                    Hargaysa 09.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa sheegay in aanu Ka Warqabin Afduub koox la sheegay inuu soo diray ay u gaysteen Weriye Cabdi Shakuur Maxamud Heer sare oo ka mid ah Suxufiyiinta ka hawlgala Somaliland haatana u shaqeeya Idaacada Hirad oo Xarunteedu tahay Magaalada Hargaysa. Sida uu Weriye…

                    Read More

                      Qurbejoogtu Maxay dareemaan Kolka ay Somaliland iyo Dalkoodii Hooyo ku soo laabtaan DAAWO Barnaamij Xiiso Badan

                      Hargaysa 09.Sep 2014 (SDN/QJ)- Inkastoo ay Mudo badan Ku Noolaayeen Duruufaha Nolosha Ku Gayaysiisa inaad ku dhaqanto dal aan ahayn kii aad u dhalatay isla markaana ay Yihiin Dhuun Waraabisa dhaqaale ahaan Waddankooda ayaa Sannad kasata waxaa Xiligan oo kale Yimaada Deegaanada Kala duwan ee Somaliland Qurbejoog Tiro badan oo u dhashay dalka ,Kuwaas  ka…

                      Read More

                        Marwada Madaxweyne Siilaanyo oo Berbera Tagtay iyo Laash Gargaarka Caafimaad lagu fulin doono oo ay furtay DAAWO

                        Berbera 09.Sep 2014 (SDN/QJ)- Marwada Madaxweynaha Somaliland Aamina Maxamud Jirde oo ay  Weheliyaan Wasiirada Waxbarashada Marwo Samsam Cabdi Aadan iyo Caafimaadka Dr Saleeban Ciise Axmed ayaa Kormeer Shaqo ku tagay Magaalada Berbera. Marwada Madaxweynaha Somaliland iyo Madaxda Wehelinaysay Waxay furtay Laas Loogu talo galay in lagu fuliyo Gargaarka Caafimaadka Maadaama Xeebta Somaliland deegaanada ku teedsani…

                        Read More

                          “Waxay ahayd in Wasiirka Xalay Xilka laga qaado Maantana uu Xidhnaado oo Maxkamad la Geeyo” Mas’uul u hadlay Xisbiga Waddani DAAWO

                          Hargaysa 09.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay fal Koox la sheegay inuu Soo Abaabulay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade ay Tacadi ugu gaysteen Weriye Cabdi Sakuur Maxamud Heer sare oo ka mid ah Suxufiyiinta ka hawl gala Somaliland Isla markaana ay qaab afduub ah Magaalada Hargaysa uga Kaxaysteen…

                          Read More

                            Wasiir Warancade oo Wakiiladu Soo Gole Joojiyeen Kuna Daran dooriyeen Su’aalo uu Ku Haftay iyo Is maandhaaf ka dhashay {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 09.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Cali Waran-cadde, ayaa  hortagay Golaha Wakiilada Somaliland, waxaanu ka warbixiyey xaalada amaan ee dalku marayo iyo u diyaargaroowga diiwaangelinta muwaadinka. Wasiirka ayaa halka xildhibaannadu ku waydiyeen su’aalo kala duwan oo la xidhiidha xaaladu dalku ku sugan yahay.Halkan ka dhegsayo wasiirka iyo xildhibaanada oo su’aalahan isaga jawaabaya….

                            Read More

                              Nicholas Kay oo Socdaal ku tegay Baydhabo & Guddoomiye Jawaari oo Qaabilaad dhaqan u sameeyay

                              Baydhaba 09.Sep 2014 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof: Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ku qaabbilay, kuna soo dhaweeyey Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay iyo Wefti uu hoggaaminyo booqasho shaqo ku tegay Baydhabo. Ujeeddada Socdaalka Danjire Kay iyo Weftigiisa, sida…

                              Read More

                                RW Cabdiwali; “Markasta oo la wiiqo awooda argagaxisada, waxay fuliyaan weeraro shacabka lagu gumaadayo”

                                Muqdisho, 08, Sebteembar, 2014…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa cambaareeyay Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee kooxda Al-shabaab maanta ka fulisay deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho, kaas oo lagu dilay dad shacab ah oo waxba galabsan kuwa kalana lagu dhaawacay. Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu sheegay inuu si adag u cambaareynayo falka,…

                                Read More

                                  Madaxweynaha oo cambaareeyey is-qarxintii maanta ka dhacday degaanka Xaawa Cabdi

                                  Muqdisho- 08 September 2014- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyey is-qarxintii maanta kooxda arga-gixisada ka geeysatay degaanka Xaawo Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho. qaraxa ayaa lagu dilay laguna dhaawacay dad shacab ah oo aan waxba galabsan. Madaxweyanaha ayaa yiri “ Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi raajicuun, waxaan tacsi u dirayaa dhammaan…

                                  Read More

                                    Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo u Kicitimay Imaaraadka oo uu Beri kaga qayb galayo Shir Maalgashi DAAWO

                                    Hargaysa 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa maanta Socdaal Shaqo ugu Kicitimay Dalka Isu taga Imaaraadka Carabta oo ay kaga qayb galayaan Shir Maalgashi. Madaxweyne Ku Xigeenka oo ay Safarkiisan ku Weheliyaan Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Maaliyada Cismaan Saxardiid Cadaani oo ka sii horeeyay iyo…

                                    Read More

                                      Muranka maxlalka Mashaariicda Diiwaan gelinta!!!

                                      Hargaysa 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Waxa soo fool leh waqti qorshuhu yahay in la qabto, doorashooyinkii Madaxtooyadda iyo Baarlamaanka. Weli ma kala cadda siday u kala horayn doonaan iyo in mar la wada qaban doono midna, balse waxa lagu wada dhadhabayaa in doorashadu xiligeedii dhacdo. Dhinacyada ay khusayso sida xisbiyada iyo xukuumadda mid kastaaba wuxuu ku…

                                      Read More