Kooxdii Fannaaniinta Xidigaha Geeska oo Sheegay inay Xidhiidhka u Jareen Wada Shaqayntii iyaga iyo Xukuumada u dhaxaysay Waa Maxay Sababtu?
Kooxda Xiddigaha Geeska Oo Hakiyay Wada Shaqayntii Ay La Lahaayeen Xukuumadda Kulmiye, Kuna Tilmaamay Maamul Qabyaaladi Ragaadisay,Warsaxaafadeed ka soo baxay Kooxda Xiddigaha Geeska oo nuqul kamid ahi soo gaadhay shabakada Qurbejoog.com kuna sexeexan yahay Gudoomiyaha Kooxdaasi Xassan Dhuxul Laabsaalx ayaa u dhignaa sidan : “Waxaanu dhamaan Ogaysiinaynaa Taageerayaashayada dunida dacaladeeda ku nool inaanu joojinay la…
