Xukuumada Oo Sheegtay Inaanu Jirin Wax Isku Shaandhayn Ah Oo Madaxweynuhu Ku Samaynayo Golihiisa Wasiirada

    Hargeysa 2/9/2014 (SNN/QJ)Afhayenka  Madaxtoyada Somaliland Axmed Saleban Dhuxul Ayaa Manta Beeniyey  Warar Sheegayey In  Madaxwaynaha Somaliland  Axmed Maxamed Maxamud (Siilanyo) Uu Isku Shaandhayn  Ku Smaynayo Golahiisa Wasiirada Oo Baryahii Ugu Danbeyyey  Qorayen Qaar Ka Mida Warbaahinta Somaliland Axmed Saleban Dhuxul Ayaa Sheegay  Inaanu  Hada Madaxwaynaha Ssomaliland Axmed Siilanyo Diyar  U Hayn Isku Shandhayn Wasiirada Sidoo…

    Read More

      Wasiir Xirsi Oo Golaha Wakiilada Warbixin Kasiiyey Nuxurka Xeerka Nidaamka Xukuumada Ee Madaxweynuhu U Gudbiyey Golaha Wakiilada

      Hargeysa 2/9/2014 (SNN/QJ Wasiirka madaxtooyada Somaliland ayaa maanta hortagay Aqalka Golaha Wakiilada kaasi oo golaha xog ka siiyey Nuxurka Xeerka Nidaamka Xukuumada ee Madaxweynuhu u Gudbiyey Golaha Wakiilada xeerkani oo golaha horyaala  ayaa waxaa  uu wasiirku ka bixiyey  tafaasiil  faahfaahsan waxaana uu uga xog waramay sida tan  hoos ku qoran. Xeerkani Wuxuu Iftiiminayaa, Maamul Wanaaga,…

      Read More

        Dooni Ay Saarnaayeen Tahriibayaal Reer Somaliland U Badan Oo Ku Degtay Xeebaha U Dhaxeeya Liibiya Iyo Talyaaniga.

        Hargeysa 2/9/2014 (SNN/QJ) – Doon Ay Saarnaayeen Dhalinyaro U Badan Reer Somaliland Ayaa, La Sheegay In Ay Habeen Hore Ku Degtay Badda U Dhexeysa Liibiya Iyo Talyaaniga, Iyadoo Sida La Sheegay Ay Intooda Badani Ku Geeriyoodeen Doontaasi. Sida Ay Xaqiijiyeen Qaar Kamid Ah Dadkii Doontaasi Saarnaa,Oo Goor Dhaweyd Soo Gaadhay Liibiya Waxa Ay Doontaasi Ku…

        Read More

          Baaq-Yada Kasoo Yeedhay Beesha Caalamka Uma Arko In Ay Mab’da Somaliland Ee Saax-Dheer Wax Ka Badalayaan.Guddoomiye Ku Xigeenka 2aad Golaha Wakiilada

          Hargeysa 2/9/2014 (SNN/QJ) Guddoomiye Ku Xigeenka 2aad ee golaha wakiilad somaliland Cali Yuusuf Axmed  ayaa ka hadlay Baaq-yada kasoo yeedhay Beesha Caalamka,Kaas oo ku tilmaamay Mid aan waxba ka badalayn Mab’da Somaliland. Waxa uu Cali Khaliif Galaydh iyo maamulkiisaba usoo jeediyay in ay nabada qataan,isla markaas Fad-qalada  ka dayaan Gobolada bariga somaliland. Sidoo kale waxa…

          Read More

            Dr. Maxamed Cabdillaahi Oo Khalad Lagu Deg Degay Ku Tilmaamay Baaqii Ay Beesha Caalamku Kaga Hadashay Xaalada Saax-dheer

            Hargeysa 2/9/2014 (SNN/QJ) Wasiirkii hore ee Wasaaradaha Ganacsiga iyo Arrimaha Dibada Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa ka hadlay sida uu u arko baaqii ka soo yeedhay Qaramada Midoobay, Midawga Yurub iyo Mareykanka, ee ahaa inay Somaliland Ciidamadeeda kala baxdo Saax-dheer, waxaanu sheegay  in baaqani uu baalmarsan yahay Shuruucda Caalamiga ah, isla markaana aanay waafaqsanayn nidaamka…

            Read More

              Wasiirka Cayaaraha Oo Warbixin Ku Saabsan Nidaamka Cayaaraha Siiyey Gudida Arimaha Bulshada ee golaha Wakiilada

              Hargeysa 2/9/2014 (SNN/QJ)- Wasiirka Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland Cali Siciid Raygal ayaa sheegay in Wasaaradda ahaan ay u qorshaysan tahay Siyaasadda cusub oo lagu maamulayo Nidaamka Ciyaaraha Somaliland. Wasiirka oo kulan wax lagaga weydiinayay Masuuliyaddiisa Maanta la yeeshay Guddida Arrimaha Bulshadda ee Golaha Wakiiladda ayaa kulankaasi ka dib TVga KALSAN warbixin ka siiyay qodobadda lagaga…

              Read More

                Labada Xisbi Mucaarad Ee Waddani Iyo UCID Oo Madaxweyne Siilaanyo U Gudbiyay Xubnaha Uga Mid Noqonaya Guddiga Cusub Ee Doorashooyinka Qaranka

                Hargeysa 2/9/2014 (SNN/QJ)-Labada xisbi mucaarad ee Waddani iyo UCID, ayaa Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo u gudbiyay xubnaha uga qayb gelaya guddiga doorashooyinka cusub, maadaama oo uu guddigii hore ee doorashooyinka wakhtigoodu ku eegyahay dabayaaqada bisha Oktoober ee soo socota. Madaxweyne Siilaanyo ayaa toddobaadkii hore labada xisbi mucaarad iyo golaha guurtida ka dalbaday inay soo xulaan…

                Read More

                  Mareegtii ugu Faa’iidada Badnayd ee Abid ku Soo biirta Saaxada Qoraalada Aduunka oo ah Shabakada Ardaykaab oo loofurey qofkastoo raba Aqoonkorodhsi Bilaa Lacag ah

                  Hargeysa Sept 02,2014(SDN/QJ)-Waxaa Si toosa Hawada loosoo galiyey Shabakaddii ugu Faa’iidada Badnayd ee Abid ku Soo biirta Saaxada Mareegaha oo ah mid loogu talo galey in laga barto Aqoonta iyo Cilmiga Casriga ah ee Caslamkan aynu Joognaa ku talaabsadey. Shabakaddan oo ah mid magaceeda aad kagarankarto faa’idadda ay xambaarsantantey oo qofkastaa uu ku faa’idi doon…

                  Read More

                    Madaxweynaha Kenya Oo Dardar Geliyey Tallaabooyinka Lagula Dagaallamayo Musuqa Dalkiisa Ragaadiyey

                    Nairobi:Sep,02,2014(SDN/QJ)-Xukuumada waddanka Kenya oo lagu tilmaamo dawladaha ugu musuqa badan caalamka, ayaa ku dhawaaqday qorshe lagu diiwaangelinayo Shaqaalaha dawladda, iyadoo ujeeddadu tahay sidii meesha looga saari lahaa shaqaale Been abuur ku qaato lacago mushahar ah. Madaxda Sare ee Dalkaasi ayaa sheegay in tallaabadan loo qaaday sidii meesha looga saari lahaa kumanaan shaqaale oo caagla ayaal…

                    Read More

                      Maraykanka Oo Xalay Diyaaradahiisu Duqeeyeen Goobo Ku Yaalla Gobolka Shabeelaha Hoose Oo Al-shabaab Gacanta Ku Hayso

                      Barawe:Sep,02,2014(SDN/QJ)-Wararka saaka laga helayo Gobolka Shabeelaha Hoose ee Somalia, ayaa sheegaya in diyaarado uu maraykanku leeyahay oo nooca aan duuliyaha wadan ahi, ay duqaymo ka geysteen Goobo u dhexeeya Deegaanada Dhaytubaako iyo Sablaale. Duqeynta ayaa dhacday xalay waxaana deeganada la duqeeyay la aaminsan yahay inay ku sugnaayeen saraakiil sar sare oo ka tirsan Xarakada Al…

                      Read More

                        Madaxweynaha Kililka Shanaad ee Somalida Ethiopia Oo La Sheegay Inuu Warqaddii Iscasilaadda Qoray

                        Jig-jiga:Sep,02,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Ismaamulka Somalida Ethiopia Cabdi Maxamuud Cumar oo muddooyinkanba Muran hadheeyey Hannaankiisa shaqo, ayaa la sheegayaa inuu ugu dambayntii diyaariyey warqadii uu xilka iskaga casili lahaa. Ilaa iyo Haatan si rasmi ah looma Caddaynin Inuu madaxweynuhu is casilay, balse waxa la  baahinayaa in cadaadiskii madaxweynuhu iskugu biyo shubtay inuu isagu gacantiisa isku casilo halka kalsoonida…

                        Read More

                          Wasiirkii Waxbarashada u Qaabilsanaa Maamulka Puntland Oo Maraykanka Loogu Xidhay Arrimo Yaab leh

                          Washington:Sep,02,2014(SDN/QJ)-Wararka laga helayo Dalka Maraykanka ayaa sheegaya in halkaas lagu xidhay Wasiirkii dhinaca Waxbarashada u qaabilsanaa Maamulka Puntland oo muddo halkaas arrimo shaqo u joogay. Sababaha loo xidhay Wasiirka, ayaan wali si rasmi ah loo Caddaynin, isla-markaana aan maamulka uu ka tirsan yahay kasoo saarin war rasmi ah, waxase la sheegayaa in shaki dartii loo…

                          Read More

                            DAAWO:Suldaan reer Soomaaliye ah oo u quusgooyay Khaatumo iyo Cali Khaliifba”Somaliland waa Dhul ee ma aha Qabiil ee waa in hogaankeeda lagu tartamaa ee looma dagaalamo

                            London Sept 02,2014(SDN/QJ)-Suladaan Cumar Cabdicasiis Beyle  oo ka mida Salaadiinta Soomaaliya ayaa ka waramay horumarka kala gedisan ee Somaliland uu ku soo arkay, khaasatan waxa uu si gaar ah uga waramay nidaamka dawladeed ee Somaliland ka jira oo uu barbardhigay ka Soomaaliya. Suldaan Beyle waxa kale oo uu ka waramay sida uu u arko kooxaha…

                            Read More

                              Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Hargaysa ka Furay Shir lagaga arrinsanayo Waxyaabihii ka Hirgalay Mashruuca Maamul Daadejinta iyo Qabyada Jirta DAAWO

                              Hargaysa 02.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ahna Gudoomiyaha Mashruuca Maamul daadejinta ayaa  ka furay Huteel Ambassador ee Caasimada Hargaysa Shir lagaga hadlayo Waxyaabihii ka qabsoomay Mashruuca Maamul Daadejinta ee GPLG Iyo Qabyada Jirta. Shirkan ayaa Waxaa ka soo Qayb galay Mas’uuliyiinta Magaalooyinka uu ka Socdo Mashruuca Maamul…

                              Read More

                                Maamulka Madaarka Hargaysa oo la Ashqaraarsan Lacagta Khidmada ah ee dadka dhoofaya iyo Kuwa Soo degaya laga qaado,Isla markaana ku dooday inay Kordhiyeen Adeegyadii looga baahnaa

                                Hargaysa 02.Sep 2014 (SDN/QJ)- Maamulaha madaarka Cigaal International Airport Maxamed Yuusuf Ismaaciil ayaa ka hadlay noqoshada dadka Qurba-jooga reer Somaliland ee dalka yimid wakhtigii xagaaga, isaga oo sheegay in ilaa hada aanay jirin wax caqabada oo soo wajahday dadkaasi. Maamulaha Madaarka ayaa waxa uu xusay in sanadkani oo ahaa Xagaagii ugu badnaa ee dalka ay…

                                Read More

                                  Wasiir Xaglo Toosiye oo Ka Gil Gishay Dhaleecayn ay u soo Jeediyeen Madaxda Xisbiga Ucid,Muxuu ka Yidhi Shaqaalaha Wasaaraddiisa ee aan Mushahar qaadan?

                                  Hargaysa 02.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa si adag u beeniyay hadallo ka soo yeedhay musharaxiinta madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen iyo C/rashiid Xasan Mataan, kuwaasi oo sheegay in  shaqaale   wasaaradda caafimaadka  aanay  wax mushahar ah qaadan  muddo 9 bilood ah….

                                  Read More

                                    Baaxaa dega Pakistan : Ciidanka Dawlada oo Dirqi ku furtay Telefishankii Xukuumada,oo ay la Wareegeen Dibad baxayaasha dalbanaya inuu Raysal Wasaarahoodu is casilo

                                    Islamabad  02.Sep 2014 (SDN/QJ)- Ciidammada Dowladda Pakistan,ayaa dirqi ku soo furtay isla markaana gacanta http://iga.edu/cheapest-essay-writing-service/ dawladda ku soo celiyay TV-ga Qaranka dalkaas ka dib markii ay xoog kula wareegeen kooxo dibad baxayaal ah oo a soo hor jeeda dawladda Bakistaan oo  muddaharaaddo waaweyn ka dhigaya dalka Pakistan kuwaasoo dalbanaya in uu is casilo Raysalwasaaraha Waddankaasi. Ciidamada…

                                    Read More

                                      Maayarkii Hore ee Laascaanood oo loo soo Dhaadhiciyay Magaalada Burco iyo Weedh laga qoray “Intaad dagaalamayseen in leeg ayaanu dagaalka wadaynaa” S

                                      Burco 02.Sep 2014 (SDN/QJ)- Ciidanka Qaranka Somaliland,ayaa mar labaad tallaabo adag ka qaaday kooxda Nabad-diidka ah ee uu hor joogaha u yahay dagaal ooge Cali Khaliif Galaydh  ka dib markii ay isku uruursadeen dooxada loo yaqaanno Eerigo oo ay doonayey in ay halkaa ku qabsadaan wax ay ugu yeedheen caleemo saarka Madaxweynenimada dagaal ooge Cali…

                                      Read More

                                        Taliyihii Hore ee Ciidamada Qaranka Somaliland oo Iftiimiyay Hawlgalkii Saax dheer,Sheegayna in Xukuumadu ku Sinbiririxatay inay Caalamka ku qanciso in Dalkeeda lagu soo Duulay

                                        Hargaysa 02.Sep 2014 (SDN/QJ)- Taliyihii hore ee Ciidammada Qaranka Somaliland Gen. Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif) ayaa ka hadlay xaaladda ay ku sugan tahay degmada Saax-dheer ka dib markii ay Ciidammada Qaranka Somaliland si buuxda ula wareegeen. Gen. Jidhif oo khabiir ku ah arrimaha milatariga gaar ahaan (Military Strategy Analyst’) ayaa sheegay in hawlgalkii ciidanka qaranka…

                                        Read More