Madaxweyne Xasan Sheekh Muxuu Ka Baran Karaa Madaxweyne Siilaanyo? Faallo……. Cumar M.Faarax

    Hargaysa 02.Sep 2014 (SDN/QJ)- “Xamar waxay haysataa Aqoonsi ammaah ah, Somaliland-na waxay haysataa dawladnimo Raasamaal ah” “Ayni Ii Kordha Mooyee Caqli Iima Siyaado Mana waayo arkaayo wax kastood akhridaan Waxaan ahay  ALLE doori,  Seed dhanaani ku oolin Adinka  dhaawac ku yaallana,  Hadaad oofta  ka dhaydo Asbaroo wax ma dhaanto Inyar aad ku nafiifto” ALLE ha u naxariisto…

    Read More

      Wasiirka Warfaafinta oo soo dhoweeyey ansixinta Xeerka Saxaafadda Soomaaliya

      Mogadishu Sept 01, 2014(SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Duhulow ayaa soo dhoweeyey ansixintii golaha wasiirada ay maanta ansixiyeen Xeerka Saxaafadda, waxuuna yiri “Xeerkan Saxaafadda waa mid u adeegaya danaha Suxuufiyiinta Soomaaliyeed, isla markaasna u horseedaya dalka horumar dhanka warbaahinta ah.” Xeerkan ayaa soo maray marxalado kala duwan oo dhammaan qeybaha bulshada lala soo tashtay, isla markaana…

      Read More

        Golaha wasiirada oo meel-mariyay hindise sharciyeedka xeerka saxaafadda Soomaaliya

        Muqdisho Sept 01, 2014(SDN/QJ)—Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed oo shir guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen gollaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Shirka ayaa maanta waxaa diiradda lagu saaray xaaladda amniga dalka Soomaaliya, waxaana sidoo kale lagu meel-mariyay hindise sharciyeedka xeerka Saxaafadda. Wasiirka Warfaafinta…

        Read More

          Laanta Socdaalka Gobolka Gabiley Oo Gacnata Kusoo Dhigay Tahriibayaashii ugu Badnaa ee Udhashey Dalka Itoobiya

          Hargeisa 1/9/2014 (SDN/QJ) Ciidanka Laanta Socdaalka Gobolka Gabiley Ayaa Maanta Gacanta Kusoo Dhigey Tahriibyaal U Dhashey Dalka Itoobiya, Oo Isugu Jira Rag Iyo Dumar Islamarkaana, Ka Kooban Dhamaan Qowmiyadaha Dalka Itoobiya Taliyaha Ciidanka Laanta Socdaalka Gobolka Gabiley,Gaashaanle Cabdirashiid Axmed Xasan Oo Shabakada Wararka Hadhwanaagnews Uga Waramey Tahriibayaashan Ay Gacanta Kusoo Dhigeen Ee U Dhashey Dalka…

          Read More

            Halkan Ka Daawo: Gaadiidlayda Burco Cabsho Ba,an ka Muujiyey Shidal Yaraanta Ka Dhacday Dalka

            Hargeisa  1/9/204 (SDN/QJ)Gaadiidlayda  Magaalada Burco oo Cabsho ka Muujiyey  Shadal yaraanta Soo Food Saartay Maagaalada Burco Iyodaoo maaalmihii ugu Danbeeyey  Uu Guud Ahaan shidal yaraidu  saamaysay guud ahaan  dalka taasi  oo sababtayin in kala badha ay joogsadan gaadiidki dex mari magaaloyin somalilans t Hargeisa SDN/QJ MaxamedAadan@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com

            Read More

              “Cidbaa Dhegta usaartay Nimanka Mucaaridka ah wax Khadan ee anigaa Dhagta kale usaari wixii saxda ahaa..”Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Soo Bandhigay Qalabkii Diiwaangelinta Muwaadinka DAAWO

              Hargeisa 1/9/2014 (SDN/QJ) -Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa  Maanta Soo Bandhigay Qalabdkii Diwaangalinta oo Dalka Soo Gaadhay,sheegayna In sida ugu dhakhsiyaha Badan loo bilaabi doono Diwaangalinta Madaniga ah.   Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Waxa uu Sheegay in dhawaan loo kala diri doono guud ahaan gobalada Somaliland Qalabkan isagoo sheegay  in qalabkani  wax…

              Read More

                Deegaano ka Baxsan Xadka Somaliland oo ay Ciidamada Qaranku kaga daba tageen Kooxdii Cali Khaliif Galaydh

                Saax dheer 01.Sep 2014 (SDN/QJ)- Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa fallaagada kooxda Cali Khaliif Galaydh kaga daba tagay degaanno xadka ka baxsan oo ku yaal gudaha Itoobiya,  kuwaasoo ku hawlanaa abaabul dagaal ka dhan ah Somaliland. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay, ayaa Wargayska Jamhuuriya u xaqiijiyey in ciidanka qaranku hawlgal ka fuliyeen degaan gudaha Itoobiya ah, loona yaqaan…

                Read More

                Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Iclaamiyay Xiliga Ay Caasimada Somaliland Helayso Biyo Ku Filan.

                Hargaysa 1/9/2014(SDN/QJ)Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cabdillaahi Cukuse ayaa sheegay in Mashruucyo Biyaha Hargeysa lagu balaadhinayo marayaan gabo-gabo islamarkaana sanadka 2015-ka Hargeysa helayso Biyo ku filan. Wasiirka oo faah-faahin ka bixinayay kulan ay yeesheen Guddida horumarinta Biyaha Hargeysa, wasaaradda Biyaha iyo Shirkadda Imaaraadka ee Wadda Mashruuc biyaha lagu balaadhinayo oo Imaaraadku ku deeqay ayaa sheegay in…

                Read More

                  War-Saxaafadeed: Xarunta Xuquuqal Insaanku Waxay Canbaaraynaysaa Muwaadinka Reer Somaliland Ee Loo Gacan Geliyay Jibuuti

                  Hargeisa (SDN/QJ)1/9/2014  Dawladda Somaliland waxay u gancan gelisay muwaadin u dhashay Somaliland dalka Jibuuti. Cabdilaahi Shiikh Cabdiraxmaan Ibraahim waxa lagu xidhay Hargeysa 11 kii June sanadkan. Markii uu maalmo xidhnaa kadib waxa loo gudbiyay Jibuuti. Dastuurka Somaliland wuxuu mamnuucayaa in muwaadin u dhashay Somaliland loo gudbiyo dal kale sida ku cad qodobka 35(2) ee dastuurka. …

                  Read More

                    Dawlada Jarmalkoo Oo Hub Siinaya Xoogaga Kurdishka Ee Dalka Ciraaq

                    Hargeisa 1/9/2014 (SDN/QJ)  Dowladda Jarmalka ayaa hub isugu jira qoryaha fud-fudud iyo lidka diyaaradaha u diraysa xooggaga kurdishka ee dalka Ciraaq, ee dagaalka kula jira dagaalyahanada Islaamiga ah waqooyiga dalkaasi. Wasiirka Gaashaandhigga Jarmalka, Ursula von der Leyen, ayaa sheegtay in qalabkaasi milateri uu ku filnaan doono afar kun oo askari meesha lagu gaadho dabayaaqada bishani…

                    Read More

                      Barawe:Ciidamada Huwanta Oo Soo Dhawaanshahooda Saaka La Dareemay iyo Shacabka Oo Firka-nacsan

                      Barawe:Sep,01,2014(SDN/QJ)-Deegaanada ku Xeeran Magaalada Barawe ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose, ayaa saaka laga dareemaya inuu kusoo fool leeyahay Guluf xooggan oo ay Hoggaaminayaan Ciidamada AMISOM iyo kuwa Somalia oo isku dhinac ahi. Baraawe waa Degmada labaad ee ay Shabaabku ka jooggaan Gobolka Shabeellaha Hoose, marka laga soo taggo Degmada Sablaale, waxayna Degmooyinkaasi yihiin kuwo ay…

                      Read More

                        Madaxweynaha Dawlad degaaka Soomaalida Itoobiya oo lagu wado in xilka laga qaado dhawaan

                        Jig Jiga Sept 01,20149SDN/QJ)-Wararka naga soo gaaraya khilaaafkii siyaasadeed ee soo kala dhex galay madaxda maamulka Soomaalida Itoobiya ayaa waxa laga yaaba in maal maha soo socda uu sababo xil ka dhagis lagu sameeyo Madaxweyne Cabdi Muxumad Iley. Khilaafkan ayaa kolkuu mudo socday waxa soo faro gelisay dawlada dhexe dalka Itoobiya oo la sheegayo in…

                        Read More

                          Haween Rag La’aani Hayso Oo Baafinaya Ciddii Guursan Lahayd

                          Noiva Do Cordeiro:Sep,01,2014(SDN/QJ)-Haweenka ku Dhaqan tuulo yar oo ku taalla Dalka Brazil, ayaa soo dirsaday Qaylo-dhaan la xidhiidha Rag La’aan soo waajahday. Tuulada Haweenkan rag la’aantu heshay ku nool yihiin ayaa magaceeda lagu sheegay Noiva Do Cordeiro, waxana ay ku taallaa dhinaca Koonfur-bari ee Dalkaasi Brazil, waxana la sheegayaa in Kaliya Tuulada ay ku nool…

                          Read More

                            Madaxtooyada Somaliland Oo U Yeedhay Wasiir Cukuse Si Loo Furdaamiyo Dagaalka Universal Oo Adeege U Noqday Kooxda Khaatumo

                            Hargeysa:Sep,01,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan ilo-wareedyo soo gaadhay Qurbejoog.com, madaxtooyada Somaliland, ayaa u yeedhay Wasiirka Warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir (cukuse), si wax looga weydiiyo dagaal hoose oo uu Telefishanka Universal kusoo qaaday Somaliland, isagoo  si dhexdhexaadnimada ka baxsan u buunbuuniyey arrimaha Kooxda KHaatumo. Wararka aanu Hayno ayaa intaas ku daray in madaxtooyadu ka codsatay Wasiirka inuu keeno…

                            Read More

                              Ciidanka Soomaaliland oo hawlgalo ay ka fuliyeen Guddaha Itoobiya ku soo qabtay Duqii hore ee Magaalada Laascaanood

                              Eerigo Sept 01, 2014(SDN/QJ)-Ciidamada dawlada Somaliland ayaa hawlgalo ay ka fuliyeen guddaha dalka Itoobiya waxa ay ku soo qabteen maxaabiis uu ka mid yahay duqii hore ee magaalada Laascaanood Kayse Maxamuud Xaaji Xuseen (Tungub)oo Khaatumo u goostay. Hawgalada ay ciidamada Somaliland ka fuliyeen degaanka Eerigo ayaa ah kii u horeeyay ee noociisa ah ee sanadihii…

                              Read More

                                Kenya Oo Soo Saartay Tirada Weerarradii Argagixiso ee Dalkeeda Lagu Qaaday

                                Nairobi:Aug,01,Sep,2014(SDN/QJ)-Ciidamada ammaanka Dalka Kenya ayaa shaciyey tirada Weerarrada Argagixiso ee Dalkeeda lagu qaaday laga soo bilaabo markii ciidankeedu gudaha u galeen dalka Somalia. Warkan ayaa waxa uu si gaar ah uga soo baxay Waaxda gaarka u ah la dagaallanka Argagixisada, taas oo sheegtay in liiskani yahay mid sheegaya weerarrada dalka ay ka fuliyeen Kooxaha Argagixisada…

                                Read More

                                  Safaaraddii Maraykanku Ku Lahaa Tripoli Oo Kooxo Hubaysani La Wareegeen

                                  Tripoli:Aug,01,Sep,2014(SDN/QJ)-Kooxo Hubaysan  oo aan cidna ka amar qaadan, ayaa la wareegay Xaruntii Safaaradda u ahayd Maraykanka eek u taallay Magaalada Tripoli. Xilliga ay kooxdani la wareegaysay Dhismaha safaaradda, ayaanay joogin shaqaalihii Halkaas joogi jirey, maadaama Bilk a hor loo daad-gureeyey Dhinaca Dalka Tunisia. Weerarkan  oo Maalintii shalay lagu qaaday safaarada Maraykanka ayaa yimid kadib markii…

                                  Read More

                                    Baqo Cararkii iyo Habkii uu u dhacay Caleemo Saarka Prof Cali Khaliif Galaydh Madashii la Joogay iyo Muuqaal Dhamaystiran DAAWO

                                    Toga Ergo 01.Sep 2014 (SDN/QJ)-Inkastoo Qorshahoodu ahaa inay Tuulada Saax dheer ku qabtaan Caleemo saarka Hogaanka Khaatumo ayaanay u Suuro gelin isla markaana ay Nafahooda la carareen kadib markii ay ku waa bariisteen Cutubyo ka tirsan Ciidamada Qaranka ee Somaliland oo ka soo dhaqaaqay Tuulada Kala baydh ee  Gobolka Sool.Waxay Cali Khaliif iyo Mas’uuliyiintii la…

                                    Read More