Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

    Mogadishu, August 30,2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Maxkamad la saaray kooxaha argagaxisada ah, wadahadalka Dowladda iyo Maamulka Jubba, dhameystirka Guddiga Farsamo ee maamul u sameynta Gobollada…

    Read More

      Ciidamada Huwanta Oo Saaka Hiirtii Weeraray Deegaano Ku Yaalla Shabellaha Hoose Iyo Dagaallo Halkaas Ka Socda

      Buula-madheedh:Aug,30,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Huwanta oo iskugu jira Kuwa Dawladda Federalka iyo kuwa AMISOM, ayaa saaka salaaddii hore weerar ku ekeeyey Deegaano ku yaalla Gobolka Shabeelaha Hoose oo shabaabku gacanta ku hayeen. Dagaalka ayaa ka qarxay inta u dhaxaysa Deegaanada Golweyn iyo Buullo-madheedh, waxana Deryanka madaafiicda iyo Hubka Culculus ee la isku ganayo laga maqlayey deegaanada ku xeeran…

      Read More

        Magaca “Maxamed” Oo Norway Ka Noqday Kan Loogu Jecel Yahay Iyo Wiilashii Ugu Badnaa Oo Loo Bixiyey

        Oslo:Aug,30,2014(SDN/QJ)-Magaca ugu badan ee Carruurta dalka Norway ku dhalanaysa loo bixiyo ayaa noqday Magaca Maxamed oo aah hore ugu badnaan jirin. Ururka la magac baxay Jorgen Ouren ayaa shaaciyay in inkabadan 4,800 oo rag waaweyn iyo wiilalba la yidhaahdo Maxamed iyadoo magacana uu ka sare maray magacyadii hore caanka ugu ahaa dalka Norway sida Jan…

        Read More

          Britain Oo Walaaca Kooxda ISIS Darteed ku Dhawaaqday Feejignaan Heersare ah

          London:Aug,30,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday feejignaan heersare ah oo lagu muujinayo Suurtagalnimada weeraro dalkeeda kaga yimaadda Kooxaha ISIS. Waxaa sare loo qaaday heerka suuragalnimada ee in uu weerar ka dhaco gudaha Britain, taasoo muujineysa cabsida dowladda eek a iman karta kooxda Awoodda  badan oo ay ku badan yihiin muwaadiniin dalka Britain u dhashay. Ra’iisul…

          Read More

            Sixir-barar Laxaad Leh Oo Ku Yimi Qiimaha Sonkorta Kenya

            Nairobi:Aug,30,2014(SDN/QJ)-Waxa  si weyn Kor ugu kacay Qiimaha lagu iibsado Sonkorta Dalka Kenya taariikhda markii ugu horraysay. Kabdadda  sokorta ama  50k, ayaa waxa uu toddobaadkan Gaadhay 4000 ilaa iyo 45000 halka uu hore ka ahaa 3,450. Sare u kaca ku yimid qiimaha sokorta dalka ayaa waxa ay waaxyaha sokorta u aaneeyeen laamaha kala duwan ee dowlada…

            Read More

              R.W Cabdiweli iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay

              Muqdisho, August 29, 2014(SDN/QJ)— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho masuuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda, maamulka gobolka Banaadir iyo dadweyne kale. Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed oo faah-faahin ka bixiyay socdaalkiisa ayaa…

              Read More

                Dowladda Soomaaliya xaalada degaanka Saaxdheer

                Mogadishu, 29 August 20149SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta & Hannuuninta Dadweynaha Mudane Mustafa Sheikh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey mowqofka Dowladda Federaalka ee ku aadan weerarkii hubeysnaa ee shalay ka dhacay deegaanka Saaxdheer. Wasiirka ayaa yiri “Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay ka xuntahay weerarka hubeysan ee ka dhacay degaanka Saaxdheer, kaas oo geystay khasaare isugu jira…

                Read More

                  Nuxurka Farriin Ku-Xigeenka La-Taliyaha Amniga Qaranka Ingiriisku U Gudbiyey Madaxweyne Siilaanyo.

                  Hargeysa 29/8/2014(SDN/QJ):-Ku-xigeenka La-taliyaha Amniga Qaranka dalka Ingiriiska Mr. Hugh Powell, ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha JamhuuriyaddaSomalilandMd. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) shalay, waxa uu ugu gudbiyey farriin uu ka siday Ra’iisal-wasaarahaBritainMr.David Cameron. Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis ooJamhuuriyakhadka telefoonka ugaga xog-warramay safarka Ku-xigeenka La-taliyaha Amniga Qaranka ee UK iyo nuxurka kulan uu la…

                  Read More

                    Jihaadiyiinta DAACISH Oo Goor dhaweyd Gawracay Nin Kasoo Jeeda Qoomiyadda Kurdish-ka

                    Mousil:Aug,29,2014(SDN/QJ)-Kooxda Ka Dagaallanta Dalalka Ciraaq iyo Syria ee Daacish ayaa warbaahinta ka sii dayay Muuqaal nin Kurdish ah oo ay Gawracayaan, waxana ay ciidanka Kurdiyiinta uga digeen inay la Saftaan Kooxaha Jihaadka ka dhanka ah. Muuqaalkan oo halku-dhigiisu ahaa Fariintii Dhiiga ayaa waxaa ka soo muuqday ilaa tobaneeyo nin oo la shegey inay ahaayeen dagaalyahanada…

                    Read More

                      Midowga Yurub, Maraykanka, iyo Qaramada Midoobay Oo Somaliland Ugu Baaqay Inay Ciidankeeda Kasoo Saarto Saax-dheer

                      Washington:Aug,29,2014(SDN/QJ)-Ergayada Qaramada Midoobay, Maraykanka iyo Midowga Yurub u qaabilsan Somalia ayaa soo saaray Baaq ka dhan ah ciidamada Somaliland ee gudaha ugalay Magaalada Saax-dheer ee Gobolka Sool. Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty, Ergayga gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay iyo Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michel Cervoned’Urso…

                      Read More

                        “Anigu Awaaraan Ku dhashee suurtogal ma noqonaysaaa inaan idhaahdo CIIDA-GALE state baan halkaas ka samaynayaa, cali khaliifna waa shakhsi yar oo…”Eng. Faysal Cali Waraabe

                        Hargeysa:Aug,29,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal cali Waraabe ayaa markii ugu horrayssay ka Hadlay Dagaalka ciidanka qaranku ku qabsadeen magaalada Saax-dheer, isagoo sidoo kalena ka jawaabay dhawaaq Qaramada midoobay, maraykanka iyo Midowga yurub si wada jir ah ugu baaqeen in Somaliland ka soo baxdo Deegaanka ay shalay gashay. Faysal cali Waraabe oo la Hadlayey idaacada VOA-da…

                        Read More

                          Baraamijka Xulashada Todobadkan iyo waxqabadka Ururka Dan iyo Duce ee Gobolka Saaxil iyo waxqabadkooda soo bandhigay hakan ka Daawo

                          London 29Aug14(SDN/QJ)Baraamijka Xulashada Todobadkan iyo waxqabadka Ururka Dan iyo Duce  iyo kulan oo ka hawlgala  Gobolka Saaxil labadan urur ayaa ka soo jeeda qurbejooga gobolka waxanay halkan ku soo bandhigeen   waxqabadkooda . soo bandhigay dhaliilo iyo tuhumo in dawladu ku hawlan tahay inay qurbejooga gobolka saaxil inay cagaha jiido  hakan ka Daawo .  

                          Read More

                            Soomaaliland oo shaacisay magacyada maxaabiistii shalay lagu qabtay Saaxdheer

                            Saaxdheer Aug 29,2014(SDN/QJ)-Hawlgal ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ka fuliyeen tuulada Saax-dheer oo ka tirsan Gobolka Sool hiirtii waaberi ee shalay, ayaa lagu kala dareeriyey malleeshiyaad hubaysan iyo dad kala duwan oo qorshahoodu ahaa inay Cali Khaliif Galaydh u caleemo saaraan madaxweynenimo magac-u-yaal ah. Cutubyo ka tirsan ciidanka Somaliland, ayaa subaxnimadii hore ee shalay gudaha u…

                            Read More

                              Ciqaab La Marsiiyey Nin Somaliyeed Oo Diinta Islaamka Ka Baxay

                              Nairobi:Aug,29,2014(SDN/QJ)-Warbaahinta kasoo baxda Dalka Kenya ayaa soo daabacday in ciqaab adag la marsiiyey nin somali ah  ku dhawaaqay inuu qaatay diinta masiixiga, isla-markaana uu ka tegay diinstiisii islaamka. Wargeyska Star Morning oo ka mid ah warbaahinta dalka Kenya ayaa warkaas Daabacay Maalintii shalay, waxana uu sheegay in  ciqaab adag oo jidh-dil ah la marsiiyey somaligan…

                              Read More

                                WasiiradaArrimaha Dibedda iyo Guddaha Somaliland oo safar aan hore loo shaacin ku tegey Adis Ababa iyo waxa uu daaran yahay

                                Hargeysa Aug 29,2014(SDN/QJ)-Wasiiraka Arrimaha Dibedda Maxamed Yonis Biixi iyo Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Md Cali Warancade ayaa waxa ay shalay gelinkii danbe u anba baxeen safar aan hore loo shaacin oo ay ku tegeen dalka Itoobiya. Safarkan ayaa ah mid aan hore loo sii shaacin isla markaana ay wasiiradu si deg dega uGu anbo baxeen…

                                Read More

                                  Somali Haystay Dhalashada Dalka Maraykanka, Kana Tirsanaa Kooxda Daacish Oo Lagu Dilay Dalka Syria

                                  Damascas:Aug,29,2014(SDN/QJ)-Dagaallada ay kooxaha  islaamiyiinta Daacish ka wadaan Dalalka Syria iyo Ciraaq, ayaa waxa ku dhintay Qofkii labaad ee Haysta Dhalashada dalka Maraykanka oo ahaa Wiil somaliyeed. Telifishanka KSMP ee magaalada Minneapolis ayaa ninkaasi magaciisa ku sheegay Cabdiraxman Muxumed oo  muddo dheer kusoo noolaa dalka maraykanka. Telifishanka oo soo xiganaya ilo wareedyo ayaa sheegay in Cabdiraxmaan…

                                  Read More

                                    Dawladda Masaarida Oo Saldhig ay Al-shabaab Kala Dagaallanto Ka Furatay Dalka Uganda

                                    Kambala:Aug,29,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Militeriga ah ee Dalka Masar  ka arrimisa, ayaa la sheegayaa inay xarun ay ka abaabusho dagaallo ay Al-shabaab ku qaaddo ka furatay Xarunta Dalka Uganda ee Kambala. Wargeyska Al-Fajri ee ka soo baxa Masar ayaa qoray Khamiistii shalay  ahayd in dowladdaha Masar iyo Uganda ay gaadheen heshiis ku qotoma la dagaallanka kooxda Al-Shabaab ee…

                                    Read More

                                      Amin Camir oo Sawir la yaab leh ka sameeyay wixii Cali Khaliif Saaxdheer ka qabsaday shalay

                                      Saaxdheer Aug 29,2014(SDN/QJ)-Farshaxan yahanka Amin Camir oo muuqaali sawiro gacmeeda ku faaleeya dhacdooyinkii u danbeeyay ee Soomaalida Geeska Africa ayaa sawir ku sifeeyay xaalada Siyaasi Cali Khaliif Galeydh oo dhawaan sheegay in madaxweyne loogu doortay maamul uu abaabulay oo la yidhaahdo Khaatumo. Sawirka Amiin Camir ayaa ka faaloonaya sidii ay maalinimadii shalay wax u dheceen…

                                      Read More

                                        Sirdoonka Somalia Oo Baadi Goobaya Gaadhi Waraaqo Digniin ah Ku Daadiyey Badhtamaha Muqdisho

                                        Muqdisho:Aug,29,2014(SDN/QJ)-Ciidanka sirdoonka  G obolka Banaadir, ayaa Gaadhi Badhtamaha Magaalada ku daadiyey Waraaqo Digniin ah. Gaadhiga la raadinayo oo Nooca raaxada ah ayaa la sheegayaa inay Waraaqahan ku daadiyey Degmooyinka Hodan iyo Waaberi  ee Magaalada Muqdisho, waxana la sheegayaa in xogtiisa ay  bixiyeen shacabkii arkayey. Waraaqaha, ayaa waxaa ku qornaa ereyo ka dhan ah dumarka ku…

                                        Read More