Musharax Jamaal Cali Xuseen oo Ku Amaanay Fanaanada Sahra Halgan Aasaaska Xarunta Hido Dhawr DAAWO
Hargaysa 28.Aug 2014 (SDN/QJ)- Munaasibad Kulmisay Mucaarid iyo Muxaafid oo lagu daah furayay Xarun dhaqan oo loo Bixiyay Hido Dhawr oo Hargaysa laga Furay ayaa Waxaa munaasibadaa hadal dhinacyo badan taabanaya ka soo Jeediyay Musharaxa Ucid Jamaal Cali Xuseen waxaanu yidhi “Runtii Sahra Halgan waan ku hambalyaynayaa dadaalka ay samaysay, waxayna noqon doontaa mid aynu…
