Cali Khaliif Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadlay Jabkii Shalay Gaadhay, Faahfaahinna Ka Bixiyey Sababta Maamulkiisa Loo Weeraray

    Togga-eerigo:Aug,29,2014(SDN/QJ)-Cali Khaliif Galaydh  ayaa isagoo ku sugan Deegaanka Togga Eerigo oo gudaha Ethiopia ku taalla ayaa ka Hadlay Weerarka Somaliland maalintii shalay ku qaadday Deegaanka Saax-dheer ooh ore fadhi ugu ahayd Cali Khaliif. Cali Khaliif oo dhawaan loo doortay Madaxweynaha Maamulka Khaatumo ayaa sheegay in sababta dagaalkan loogu qaaday ay salka ku Hayso somalinimada ay…

    Read More

      Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Muxuu ka Yidhi Kala Dirista Komiishanka Doorashooyinka iyo Prof Fadal oo Xisbiga Iska Casilay

      Hargaysa 29.Aug 2014 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI,ahna guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro) ayaa ka hadlay sida ay u arkaan Xisbi ahaan go’aanka uu Madaxweyne Siilaanyo ku kala diray guddidii doorashooyinka Somaliland, iyo weliba iscasiladii Xoghayihii arrimaha dibadda ee Xisbiga Mucaaridka ah WADDANI Dr. Maxamed Cismaan Fadal. Cabdiraxmaan Cirro waxa…

      Read More

        Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Cadeeyay inay Soo Gaadhay Warqad uu Madaxweyne Siilaanyo kaga dalbanayo inay Soo Xulaan Xubintoodii Komiishanka Cusub

        Hargaysa 29.Aug 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aadan digreetada uu madaxweynaha Somaliland ku kala diray Komiishanka doorashooyinka Somaliland. Faysal Cali Waraabe waxa uu sidaa ku sheegay mar uu la hadlayay qaar ka mida warbaahinta Somaliland,waxaanu yidhi“Anagu wali maanu arag digreeto lagu kala dirayo…

        Read More

          Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xisbiyada Mucaaridka ka dalbaday inay Soo Magacaabaan Xubnihii u Matalayay Komiishanka Doorashooyinka kadib Markii uu Kala Diray Kuwa Haatan Jooga

          Hargaysa 29.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa go’aansaday inuu kala diro guddiga doorashooyinka qaranka oo uu wakhtigoodu ku eegyahay bisha soo socota ee Oktoober ee sannadkan. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay ilo xogogaala. Sida ay ilahaasi Wargayska Geeska Afrika u sheegeen, wuxuu Madaxweynuhu shalay dhambaal u qoray labada xisbi mucaarad…

          Read More

            Mudane ka Tirsan Golaha Deegaanka Hargaysa oo Goob Wado ah Dhisanayay iyo fal Celintii Shacabka SAWIRO

            Hargaysa 29.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka ee caasimadda Hargeysa,ayaa ku kacay  habeen madaw in uu dhul boob sameeyo isla markaana meel waddo ah oo ka tirsan xaafada Shacabka ka dhisto guri kaasoo markii waagu beryay saaka loogu soo toosay isagoo wadada guri lagu jaray oo dhismiiiisu socdo. Xildhibaan Hanad Xaashi oo katirsan…

            Read More

              Golaha Wasiirada oo meel-mariyay Hindise Sharciyeedka Waxbarashada

              Muqdisho, August 29, 2014(SDN/QJ) — Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka  Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wasiirka Diinta iyo Awqaafta  Mudane Ridwaan Xersi Maxamed  ayaa maanta  shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Shirka ayaa maanta lagu meel mariyay sharciga Waxbarashada Qaranka, waxana sidoo kale warbixin looga dhagaystay guddiga gurmadka abaaraha. Gabagabadii…

              Read More

                WAR SAXAAFADEED XISBIGA WADDANI KU HAMBALYANAYO GUULAHA IS DABA JOOGAH EE UU SOO HOOYAY CIIDANKA QARANKA SOMALILAND

                Hargeysa Aug 29,2014(SDN/QJ)-Afhayeenka Golaha Fulinta ee xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Md Faisal farfidiye ayaa qoraal uu ku saxeexan yahay waxa lagu hanbalyeeyay tilaabooyinka ciidanka Qaranka ee Somaliland ay kula wareegeen gacan ku heynta degaanka Saaxdheer, qoraalka afhayeenka ayaa sidan u qornaa: Haddii aanu nahay XISBIGA MUCAARIDKA AH EE WADDANI, waxaan hambalyaynaynaa ciidanka qaranka ee Somaliland…

                Read More

                  Mujaahid Cali Guray oo amaanay Talaabadii ay Ciidanka Qaranku kula Wareegeen Magaalada Saax dheer iyo Kala Daadashadii Qorshihii Galaydh

                  Hargaysa 28.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiye Kuxigeenka saddexaad ee Xisbiga UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey), ayaa soo dhaweeyay talaabadii ay ciidamada qaranka Somaliland kula wareegeen Magaalada SAAX-DHEER oo ka tirsan Gobolka SOOL,taas oo lagu waday in saaka lagu caleemo saaro Cali Khaliif Galaydh, balse Xukuumadda Somaliland ay arrintaasi is-hortaagtay. Cali Gurey waxa uu sidaa ku…

                  Read More

                    “Ciidan u isku hallaynayey(Cali Khaliif ) oo uu lahaa ciidanbaad abuurtay toban daqiiqo laguma qaadan intii kabaha la ga saarayey,” Taliye Shaqalle

                    Saax-dheer:Aug,28,2014(SDN/QJ)-Taliyaha Guud ee Ciidanka qaranka somaliand Sarreeyo Guuto Ismaaciil Shaqalle ayaa ka Hadlay Weerar ciidanka qaranku saaka ku qaadeen Deegaanka Saax-dheer oo la doonayey in Cali Khaliif lagu caleemo saaro. Taliye Shaqalle oo u warrameyey Idaacadda Radio Hargeysa, ayaa sheegay inay ciidanka qaranku cagta mariyeen Maleeshiyo isku urursatay deegaankaas, isla-markaana ay la wareegeen Goobtaas oo…

                    Read More

                      Nin Sitay 23-Baasaboor Oo Lagu Qabtay Gudaha Dalka Kenya

                      Nairobi:Aug,28,2014(SDN/QJ)-Warbaahinta Dalka Kenya oo soo xiganaysay Sarkaakiisha Dambi-baadhista Dalkaas, ayaa daabacay warar sheegaya in ciidanka ammaanku gacantu ku dhigay nin sitay ugu yaraan 23-baasaboor oo kala duwan, kaas oo u dhashay dalka Kenya. Ninkan ayaa ciidamada Dalka Kenya waxa ay qabteen shalay oo Arbaco ah, waxaana laga qabtay deegaanka Kitui oo ka tirsan dalka Kenya,…

                      Read More

                        Ciidamada Milatariga Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay In Ka Badan 35 Xildhibaano Barlamaanka Somaliya Ka Tirsan Iyo Cali Maxamed Geedi

                        Hargeysa 28/8/2014 (SDN/QJ)- Ciidanka Qaranka Somaliland Ayaa Gacanta Ku Dhigay In Ka Baddan 40 Qof Oo Isku Jirra Xildhibaano Barlamaanka Somaliya Ka Tirsan, Kuwii Khaatumo Iyo Qurbajoog Faro Badan Oo Shallay Soo Gaadhay Saax-Dheer. Halka ay sidoo kalana gacanta Ku Dhigeen Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi. Mas’uliyiintan ayaa Magaalada Saaxdheer u joogay…

                        Read More

                          Ciidadama Somaliland oo la wareegay Gacan ku haynta Saax dheer.

                          Hargeisa2 8/8/2014 (SDN/QJ) Ciidadmaa Qaranka Somaliland ayaa Saaka Waabarigii Weerar ku qaaday Magaalada Saax dheer  oo Maleeshiyada khaatumo ay qorshaynayeen in lagu caleemo saaro Madaxwayne Cali Khaliif Galaydh. Khasaarada ka dhashay Weerakar ay saaka  Ciidamada Qaranku ku qabsadeen ayaan ilaan ilaa hada la soo sheegin maadaama oo uu Dagaalku goor dhawayd Bilaabmay, hase yeeshee Wufuudii…

                          Read More

                            Caleemo-saarka Cali Khaliif Oo Saaka Loogu Ballansan yahay Saax-dheer iyo Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Kulaalaya

                            Saax-dheer:Aug,28,2-14(SDN/QJ)-Magaalada Saax-dheer ee Koonfurta Gobolka Sool, waxa saaka loogu ballasan yahay in lagu qabto munaasibad caleemo-saar oo Cali Khaliif loogu dhaarinayo Madaxtinimada Kooxda Dibad-wareegga ah ee KHaatumo. Wufuud ballaadhan oo meelo kala duwan ka kala timi, ayaa  halkaas gaadhay, waxana haatan socda qabanqaabadii ugu dambaysay ee munaasibadda caleemo-saarka cali Khaliif. Sida ay sheegayaan wararka aanu…

                            Read More

                              Maxkamad Kenya Ku Taalla Oo Amar Kasoo Saartay Carruur Somaliyeed Oo Waalidkood Somalia Loo Mustaafuriyey

                              Nairobi:Aug,28,2014(SDN/QJ)-Isaak Lenola oo ah Garsooraha Maxkamadda Sare ee dalka Kenya, ayaa Hakiyey qorshe Dawladdu doonaysay inay ku Musaafuriso Carruur somaliyeed oo ay waalidkood ku kala lumen raafkii dhawaan loo geystay Somalidii Magaalada Nairobi ku Noolayd. Maxkamadda Sare  ayaa sheegtay inay go’aankaasi qaateen, kadib, markii ay codsi ka heleen Urur Maxali oo ka shaqeysa Arrimaha Qaxooti,…

                              Read More

                                Kornayl Barre Hiiraale Oo Aqbalay Inuu Si Shuruud La’aan ah Ku Hor-fadhiisto Axme Madobe

                                Kismayo:Aug,28,2014(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Gaashandhiga Somalia Kornayl Barre Aadan Shire Hiiraale oo maalamahan kulamo la lahaa Xubno ka tirsan Golaha wasiirrada Somalia iyo Urur-goboleedka Egad, ayaa sheegay inuu aqbalay inuu kulan la yeesho Madaxweynaha Maamulka Juba oo ay si weyn iskaga soo horjeedeen. Labada dhinac waxay ku kulmeen Deegaanka Goobweyn oo 11km u jirta Magaalada Kismaayo,…

                                Read More

                                  Xubin Miisaan Culus Ku Dhex Lahayd Xisbiga Waddani Oo Xilkii Iska Casishay iyo Sababaha Loo Aanaynayo

                                  Hargeysa:Aug,28,2014(SDN/QJ)-Aqoonyahan Maxamed Cismaan Fadal oo ahaaXogahayihii arimaha dibadda ee Xisbiga WADDANI ayaa maalintii shalay iska casilay xilkii iyo Xubin-nimadii Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo uu muddo dheer kasoo tirsanaa. Cudur-daarka uu Diktoorku u sameeyey Iscasilaaddiisa, ayaa ku eg kaliya arrimo shakhsi oo uu  ku tilmaamay sidii uu danihiisa ugu madax bannaanaan lahaa. Dr Fadal…

                                  Read More

                                    Gabadh Ardayad ah Oo Qudha Ka Jartay Macallinkeedii Toogashada Barayey

                                    Hargeysa:Aug,28,2014(SDN/QJ)-Gabadh yar oo u dhalatay Dalka Maraykanka, ayaa Qudha ka jartay Macallinkii barayey Toogashada. Gabadhan Macallinkeeda Toogatay ayaa Da’deeda lagu sheegay Sagaal Sano jir, waxana arrintani dhacday xilli macallinka Geeriyooday Gabadha Barayey Sida ugu fudud ee ay Toogasho u samayn karto. Macalinka Charles Vacca oo 39 jir ah ayaa siinayay gabadha cashar ku saabsan sida…

                                    Read More

                                      ” I Have a Dream:Waxaan leeyahay Riyo ” Khudbad Taariikhda Gashay iyo Martin Luther King (DHAGAYSO IYADOO TURJUMAN) kana DAAWO Qurbejoog

                                      Washington 28.Aug 2014 (SDN) Tobanaan kun oo dad ah ayaa isugu soo baxay agaagaarka taalada lagu xasuusto madaxweynihii hore ee Maraykanka Abraham Lincoln oo ku taala magaalada Washington, halkaasoo ninka aadka looga qadariyo Maraykanka ee Martin Luther King uu ka jeediyey hadalkiisii dareenka lahaa ee “waxaan ku riyoonayaa” muddo haatan laga joogo 51 sano. Bisha…

                                      Read More

                                        “Hargaysa Caruurta ku Dhalatay Waxaa Suurto gal ah inaanay Weligood Miyi Tegin Maxaad u Malaynaysaa Kuwa Yurub” Doodii Gudoomiye Cirro iyo Dabuubtii Suxufi Axmed Xasan Cawke DAAWO

                                        Hargaysa 28.Aug 2014 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha Waddani iyo Wakiilada Cabdiraxmaan Cirro, ayaa ku Amaanay Fannaanada Sahra Axmed Sahra Halgan is Xilsaarkeeda iyo Dhidibo u Taagida Xarunta Hidaha iyo Dhaqanka ee Hido Dhawr oo Hargaysa laga Hirgaliyay. Gudoomiye C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa waxaanu yidhi “ Waxaan Hambalyaynayaa Sahra Halgan oo Halkankii dheeraa markii lagu guulaystay haddana bilawday…

                                        Read More