Badda Kenya Oo Lagu Gubay Shixnado Daroogada Heroin-ta ah Oo ay Hore u qabteen
Mombassa:Aug,31,2014(SDN/QJ)-Waxa ay Maraakiibta Badda Dalka Kenya gubeen Daroogo qiimaheeda lagu sheegay ilaa 1.3-Bilyan lacagta dalka ah, taas oo ahayd Xashiishada nooca Heroin-ta loo yaqaano. Shixnadani daroogada ah ayaa waxaa lagu qariyay meel aad u hoosaysa oo bada dhexdeeda ah si loo yareeyo dhibaato gaysata daroogadaasi. Daroogadani ayaa la sheegayaa inay qayb ka ahayd markab daroogo…
