Maxay Somalia Ka Tidhi Doorashda Cali Khaliif?
Saaxdheer:Aug,15,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Federalka Somalia ayaa Noqotay Ciddii ugu horraysay ee Hambalyo u dirta Doorashada Xildhibaan Cali Khaliif ee Doorashadiisa madaxtinimo. Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya, Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow ayaa khadka taleefonka ugu hambalyeeyay Cali Khaliif Galeydh markii uu ku guuleystay doorashadda ka dhacay deeganka Saaxdheer oo ah Gudaha somaliland. Wasiirka warfaafinta ayaa sheegay in uu aad…
