Ganacsade Caan ahaa Oo Xalay Lagu Dilay Galkacyo
Galkacyo:Aug,13,2014(SDN/QJ)-Wararka naga soo gaadhay Magaalada Galkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in kooxo hubaysani Habeenkii xalay ku dileen Nin ganacsade ah oo caan ahaa. Ninkan ganacsadaha ah oo magaciisa lagu sheegay Xuseen Macalin, ayaa waxaa la sheegay in si weyn looga garanayay Suuqa Gaalkacyo, oo in muddo ah halkaasi uu ku ganacsan jiray. Niman hubaysan…
