Nin Cudur Halis ah Qaba Oo Lagu Qabtay Somaliland Gudaheeda

    Hargaisa:Agu,14,2014(SDN/QJ)-Nin u dhashay dalka Ethiopia oo la sheegay inuu qabo xanuun halis ah oo la is qaadsiiyo ayaa laga mustaafuriyey Somaliland. Ninkan la mustaafuriyey ayaa la sheegay inuu qabo xanuunka Juudaanka loo yaqaanno, waxana uu dalka ku  sugnaa ugu yaraan laba maalmood sida dadkii xaaladiisa la socday sheegeen. Ninkan oo lagu magacaabo Mohamed A. Ali…

    Read More

      Wiil Dhallinyaro ah Oo Xalay Lagu Dilay Caasimadda Hargeysa

      Hargeysa:Aug,14,2014(SDN/QJ)-Waxa Xalay Xaafadda Gacan-libaax ee Magaalada Hargeysa lagu dilay Wiil Dhallinyaro ah, iyadoo dilkiisana loo adeegsaday Mindi. Wiilkan oo magaciisa lagu sheegay Xuseen Axmed Muuse, ayaa la sheegay inay Dilkiisa geysteen Qaar ka mid ah Ragga gaadhka ka qabta xaafadahaasi, waxana isagoo oo dhaawac ah la geeyey Cisbitaalka Hargeysa oo uu markii dambe u geeriyooday….

      Read More

        Somali Jihaad Doon ah Oo Dalka Mali Ku Qulqulaya

        Bamako:Aug,14,2014(SDN/QJ)-War kasoo Baxay Taliska sare ee Ciidanka qaramada midoobay ka jooga dalka Mali ee loo yaqaano (MINUSMA),ayaa xaqiijiyey inay Dagaalyahanno ka kala yimid dalalka Somalia, Chad iyo Tunisia iyo kuwa haysta dhalashadda dalalka Spain iyo Morocco ka dagaalamayaan Galbeedka magaalladda Timbuktu ee dalka Mali.  Dagaalyahanadaasi ayaa xubno ka ah Kooxda Alqaacidada Islaamka Maqrib (AQIM) ee…

        Read More

          Xasan Sheekh Oo Warbaahinta Ku Eedeeyey Inay Xidhiidh Dhaw La Leeyihiin Mintidiinta Al-shabaab

          Muqdisho:Aug,14,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan Sheeekh, ayaa saxaafadda Madaxa Bannaan ku eedeeyey inay gacansaar la leeyihiin Kooxaha xukuumadiisa kasoo horjeeda ee Al-shabaab. Madaxweynaha Somaliya oo wareysi siinaayay Telefishinka BBS, ayaa wax laga weydiiyay waxa keenay xadhigii Idaacada Shabelle, oo abaalmarin Caalami ah heysata iyo in ay madax banaan tahay Saxaafada Somaliya ka hawlgasha. Ha yeeshee wuxuu Saxaafadu ku…

          Read More

            Wasiirka Duulista oo Baaq u diray Dadka Degen agagaarka Madaarka Hargaysa iyo Samaale oo ku dhaatay Waxqabadka Xukuumada Daawo

            Hargaysa 14.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirrada Wasaaraddaha Duulista iyo hawadda Maxamuud Xaashi Cabdi iyo maaliyada Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa ka qayb galay munaasibad lagu soo bandhigayey gaadhi dab-damis ah oo loo soo iibiyey Madaarka Hargeysa. Gaadhigani dabdamiska ah oo ah nooca loogu tallo galay in lagu bakhtiiyo wixii dab ah ee ka kaca Diyaaraha iyo…

            Read More

              Go’aamo iyo Qodobo lagu soo Afjaray laba Beelood oo Isku Hayay Deegaan u dhow Magaalada Burco

              Burco 14.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xubno Wasiirro ah oo ku hawlanaa soo af-jaridda shaqaaqo  ka dhacday deegaan lagu magacaabo Balli Diiriye Guuleed oo  dhanka waqooyi kaga began magaalada Burco,ayaa soo saaray go,aamo ay ku soo af-jarayaan shaqaaqada dhex martay laba beelood oo halkaa wada dega isla markaana gaadhay gacan ka hadal aan dhimasho keenin. Laakiin go,aamada…

              Read More

                Madaxweynaha Somaliland oo Maanta Madaxtooyada ku Qaabilay Wasiirka Ganacsiga iyo Horumarinta Denmark DAAWO

                Hargaysa 13.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),ayaa qasriga Madaxtooyada Somaliland ku qaabilay Wefti ka socda dalka Denmark oo uu hoggaaminayo Wasiirka Ganacsiga iyo Horumarinta dalka Denmark  Mogan Yensan  oo shalay dalka booqasho ku yimi. Wasiirka Arirmaha dibadda Maxamed Biixi Yoonis oo faah faahin ka bixiyay kulanka dhex aray Madaxweynaha Somaliland iyo…

                Read More

                  Garnaqsiga Siyaasiga Fu’aad Aadan Cade iyo Tabashooyin Soo Jiitamay oo Garawshiiyo u Baahnaa DAAWO

                  Hargaysa 13.Aug 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Fu’aad Aadan Cade oo haatan ku Magacawnaa la Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Gobolada bari ee Somaliland ayaa Mudooyinkan danbe hadal hayn ku saabsan inuu u talaabayo dhinaca Punt land ay soo baxaysay inkastoo uu Mudane Fu’aad aanu si cad u sheegin sababaha uu uga Quustay Xukuumada Somaliland. Hasa Yeeshee Fu’aad…

                  Read More

                    Guurtida Oo Mucaaridka ku Ridday Fallaadh Madaxtooyada Laga Soo Ganay, Ifafaale Muddo-kordhineedna Muujisey

                    Hargeysa:Aug,13,2014(SDN/QJ)-Xubno ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland oo caan ku ah Taageerida Kursiga Madaxtooyada Somaliland, ayaa iska fogeeyey eedo hore mucaaridku ugu jeediyey oo la xidhiidha inay qorshaynaya mudo-dhin loo sameeyo xukuumada madaxweyne Siilaanyo oo muddadeedu sii dhamaanayso. Xubnaha  maanta Hadlay oo uu hoggaamiyey Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee Guurtidu siciid Jaamac Cali, xubinna uu  ka ahaa Xaaji…

                    Read More

                      Gaadhi Casri ah oo Damdamis ah oo Madaarka Hargaysa Maanta lagu soo Kordhiyay DAAWO

                      Hargaysa 13.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirada Duulista iyo Hawada Mudane Maxamud Xaashi Cabdi iyo Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa Maanta ka hadlay Gaadhi Casri ah oo Damdamis ah oo loo soo iibiyay Madaarka Caasimada Hargaysa. Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland Mudane Maxamud Xaashi Cabdi ayaa Sheegay in Gaadhigani uu Wax weyn ka tarayo baahida…

                      Read More

                        Xuduuda Somaliland iyo Itoobiya oo la Furay iyo Shuruudo Cusub oo Itoobiya ay ku soo rogtay dadka dalkeeda soo galaya {DAAWO}

                        Hargaysa 13.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland ayaa Maanta Daboolka ka qaaday in la Furay Xuduudii Somaliland iyo Itoobiya oo Mudooyinkii u danbeeyay Xidhnayd. Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Sidaasi ka Sheegay Mar uu Maanta Xafiiskiisa ku qabtay Shir Jaraa’id. Hargaysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com  

                        Read More

                          Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Ku-xigeenka Xoghayah Guud ee QM

                          Muqdisho. 13 Aug 2014SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ku qaabbilay Ku-Xigeenka Xoghayah Guud ee Qaramada Midoobay Peter Drennan Madaxweyanaha iyo ku-xigeenka Xoghayah Guud ee Qaramada Midoobay waxay ka wada hadlay wada shaqeynta Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, xaaladda ammaan ee dalka iyo taageerada Qaramada Midoobay ay u fidiso Soomaaliya….

                          Read More

                            Madaxwaynaha Somaliland oo isku shaandhayntii u balaadhnayd ku sameeyn doona xukumada iyo wasiirada la filayo inay xilkooda wayaan oo qurbejoog heshay halkan ka aqriso

                            London13Aug14(SDN/QJ)sida ay heshay xafiiska qurbejoog xaruuntiisa london ayaa u  xaqiijiyeen ilo xog ogaala ah oo ku dhaw dhaw xarunta madaxtooyada ,Ayaa waxaa la sheegaya in ay soo socoto isku shaandhayntii ugu balaadhnayd oo ay waayadan , xukumada madaxweyne silaanyo ku jirto sanadkii ugu danbeeyey ee shantii sano ee la doortay ayaa waxay dardar gelinaysaa  sidii ay mar walba…

                            Read More

                              La taliyaha madaxwaynaha somaliland ee Arimaha bariga Fuaad Adan Cade oo la filaayo inuu gaadho Garoowe iyo soo dhawayn loogu jiro

                              London 13Aug14(SDN/QJ/)warar ay heshay shabakada qurbejoog.com ayaa waxa loo cadeyey in la taliyaha madaxwaynaha somaliland ee arimaha bariga fuaad adan cade in u ku sii jeedo puntland fuaad adan cade ayaa cadeyey qaar ka mida warbaahinta in uu isaga iyo siyaasin kale oo ay isku fikir yihiin ay u sii jedaan puntland , mudadii uu…

                              Read More

                                Khasaare baaxad leh oo ka dhashay dagaalkii Jabhada FRUD iyo ciidamada dawlada Jabuuti

                                Tadjura Aug 13,2014(SDN/QJ)-Dagaal dhawaan aaga magaalada Tadjura ku dhexmaray ciidamada dawlada Jabuuti ayaa waxa uu sababay khasaare aan weli la shaacin baaxadiisa. Wararka aanuse ka heleyno degaanadii colaadu saameysay ayaa sheegaya in dagaalku sababy dhimasho iyo dhaawac gaaray labada dhan. Wararku waxa ay sheegayaan in ciidamada Jabuuti ay dagaalka uga dhaawacmeen ilaa 19 askari oo…

                                Read More

                                  Saraakiil Ka Tirsan Xubnaha Golaha Ammaanka Oo Maanta Muqdisho kasoo Degi Doona iyo Cidda ay La Kulmi Doonaan

                                  Muqdisho:Aug,13,2014(SDN/QJ)-Saraakiil sarsare oo ka tirsan Xubnaha Golaha ammaanka Qaramada Midoobay, ayaa la filayaa inay maanta Booqasho ku yimaadaan Magaalada Muqdisho. Sida ay sheegayaan warar ay heshay Qurbejoog.com, booqashadan ayaa noqoneysa tii u horeysay oo Golaha Ammaanka ku yimaadaan, waxaana garoonka diyaaradaha ay kula kulmi doonaan Madaxda dowladda Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in Xubnaha Golaha Ammaanka…

                                  Read More

                                    Baraamijka Dareenka Shacabka oo kulmiyey Xisbiyada Mucaradka iyo Xisbiga Kulmiye oo dood xiiso badan ku dhexmartay London Dawasho wacan

                                    London 13Aug14(SDN)Barnaamijka dareenka shacabka iyo Siyaasiga oo lagu falanqeeyey maxaa u qabsoomay ama ka qaldamay 4-tii sano ee uu xukuumada somaliland ee xisbiga Kulmiye ee uu madaxweynaha ka ahaa Axmed maxamed maxamuud(Siilaanyo) doodan oo ka qayb galeen xubnaha xisbiga ee u fadhiya Uk Wadani ,Ucid, Kulmiye. Barnaamijka oo dhamaystiran Halkan ka daawo.

                                    Read More