Mucaaridka Jabuuti oo laga hor joogsaday in ay Mareykanka u tagaan banaabax ka dhan ah Ismaciil Cumar Geelle iyo Ergeyga USN ee Canada oo ka hadlay
Toronto Aug 05,2014(SDN/QJ)-Xubno ka tirsan dalada mucaaridka Jabuuti ee USN ee dalkan Canada ayaa laga hor joogsaday in ay Mareykanka u tagaan isu soo bax looga soo horjeedo madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle oo dalkaa booqanaya. Sidaana waxa lagu sheegay qoraal uu ergeyga dalada mucaaridka Jabuuti ee Canada Md Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole ku shaaciyay bogiisa internetka….
