Xildhiban Nacnac Oo Ku Baaqay In Sida Ugu Dhakhsaha Badan Loo Soo Xareyo Dhaqaalihii Wadada Bali-Gubadle Ee Lagu Yaboohay Shirkii Af-Garad 3

    Hargeysa 5/8/2014(SDN/QJ):-gudoomiyaha guud ee guddida dhismaha waddada isku xidhaysa gobolada Hawd iyo Maroodi Jeex Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nac Nac ayaa ka hadlay dhismaha waddada isku xidhaysa gobolada Hawd iyo Maroodi Jeex. Xildhibaan Nac Nac oo ka hadlayey shir jaraa,id oo guddidaasi ku qabatay magaalada Hargeysa waxa uu ugu baaqay cid kasta oo shirkii Afgarad…

    Read More

      SHIRAR SIYAASADEED OO KASOCDA MAGAALADA DHAHAR IYO WASIIR BUUREEDKA KALUUMAYSIGA SOMALILAND OO MAGAALADAASI HUTEL KAGA SUGAN.

      Dhahar(SDN/QJ) Maalmahanba waxaa magaalada dhahar kasocda shirar ay waayeelka iyo waxgaradka degmada dhahar kaga arinsanayaan fariin uga timi Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland taaso Madaxweyne Gaas uu waayeelka beesha Dubays ee Waransangeli kaga dalbaday in ay hayb qabiil ku raacaan maamulkiisa Puntland, dhambaalka madaxweynaha puntland oo ay waayeelka magaalada dhahar soo gaadhsiiyeen wefti reer…

      Read More

        Shidaalka Magaalada Burco Oo Cirka Isku Shareeray Iyo Kaalmaha Qaarkood Oo Haawanaaya

        Hargeisa 5/8/2014 (SDN/QJ) Waxa ilaa Shalay  Sara u Kac  Balaadhani  Ku  Yimi Qiimaha Shidaalka Baabuurta Magaalada   Burco  oo Cirka  Isku Shareeray  Qiimaha Shidaalkani  Burco  Ayaa Hore Loo Siin  Jiray 6500S/L ($1Dolar) Halka Maantana La siinaayey 9000S/L($1.5 Dolar) Taasi oo Aad  U Warwar Galisay Gaadiidlayda  Ka Ganacsata Magaalada Burco Sara u kaca Balaadhan Ee Ku…

        Read More

          Halkan Ka Daawo: Salaadiinta Bariga Magaalada Hargeisa Oo Ka Soo Horjeesatay Shiraraka Beelaha Habar-Magaado Qaban Qaabinayen + sawiro

               Hargeisa 5/8/2014 (SDN/QJ) Hargeisa Salaadiinta bariga magaalda hargeisa  ayaa  ka soo hor jestay  shirkan  maalmihii ugu  danbeeyey  laysla dhexmaraayey ee  ay  belaha habarmagaado  doonayeen  inay  shirar yeeshan salaadintan ayaa  iska fogeeyey  arintaasi  iaygo sheegay inaanay somaliland hada ay  beelo  balse ay  ka gudubtay  una gudubtay qaran  iyo dawlad  oo  sadex xisbi qaran  leh…

          Read More

            Al-shabaab Oo Sababaysay Dilka Taliye Kornayl Muslim Oo Bosaso Ku Dileen

            Barawe:Aug,05,2014(SDN/QJ)-Xarakada Al-shabaab, ayaa dusha u ridatay Masuuliyadda Dilkii loo geystay Taliyihii Boliska Puntland ee Qaybta Bariga Kornayl Cabdiraxmaan Cali Cabaas (muslim). Afhayeenka Ciidamada Ururka Al Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab, ayaa waxa uu daboolka ka qaaday inay iyagu ka dambeeyeen weerarka lagu khaarajiyay Korneyl C/raxmaan Muslim. Afhayeenka oo la hadlaayay Idaacada Andulus ee ku hadasha…

            Read More

              Addis Ababa: Sagaal Wariye Oo Maxkamadayntooda Dib Loo Dhigay Mar Kale

              Addis Ababa:Aug,05,2014(SDN/QJ)-Waxa Dib Loo Dhigay Xukunka Koox wariyayaal ah oo Dawladda Ethiopia muddo badan Xabsiga ku Haysay kuwaas oo lagu eedeeyey Arrimo Argagixiso. Wariyeyaashan oo maxkamad lagu soo taagay magaalada Addis Ababa ayaa waxaa ay tiradooda gaaadhayaan Sagaal, kuwaasi oo wax ku qora baraha bulshada, waxaana Kooxdan Caalamka looga Yaqaanaa Zone-9,ama Qaybta 9-aad.   Wariyayaashan…

              Read More

                Guddida Doorashooyinka Qaranka Oo Lagu Wado inay Kulamo La yeeshaan Axsaabta Qaranka Somaliland

                Hargeysa:Aug,05,2014(SDN/QJ)-Guddidda Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa  lagu wadaa inay Maanta Kulamo la qaataan Axsaabta qaranka, iyadoo kulankaasina yahay mid qorshaysnaa muddooyinkan dambe. Ujeeddada Kulankan, ayaa ah sidii labada dhinac ay wax iskaga weydiin lahaayeen Arrimaha Diiwaangelinta Codbixiya-yaasha oo muddooyinkan  loo ballansanaa in dalka laga bilaabo. Waxa la filayaa in  kulankan labada dhinac dhex maraya lagu lafo-guro…

                Read More

                  “Puntland waa dawlad-goboleed jirta oo waligeed jiri doonta haddii farsamo meel ka khaldani jirtana waa la saxayaa, laakiin anigu……”Madaxweyne Xasan Sheekh.

                  Washington:Aug,05,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dawladda Federal-ka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horraysay si toos ah uga Hadlay Dhawaaqa Maamulka Puntland ku sheegay inuu xidhiidhkii ugu jiray Dawladiisa. Madaweyne Xasan sheikh oo isagoo  ku sugan Magaalada Washington ee Carriga Maraykanka u warramay Idaacadda VOA-da, ayaa tilmaamay inay jiri karaan cabasho iyo saluug, balse ay furan tahay wada…

                  Read More

                    Nuxurka Kulan Dhex maray Gudoomiyaha Golaha Guurtida iyo Weftiga ka Socda Urur Goboleedka Igad iyo Saleebaan Gaal oo ka Hadlay DAAWO

                    Hargaysa 05.Aug 2014 (SDN/QJ)-  Wakiilka Urur-Goboleedka IGAD u qaabilsan arrimaha Somaliland Iyo Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey ayaa maanta kulan albaabadu u xidhan yahay la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Gaal). Kadib markii uu kulakaasi dhamaaday, ayaa Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Saxaafadda uga waramay waxyaabaha ay kaga wada hadleen…

                    Read More

                      Somaliland oo Cadaysay in Manhaj aan ka ahayn ka Somaliland inaan lagu dhigi karin Dugsiyada,Digniina u dirtay Jaamacadaha

                      Hargaysa 05.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa Shaaca ka qaadday inaanay aqbali doonin, isla markaana aanay dalka ka jiri doonin Manaahij kala duwan oo ay isticmaalaan Dugsiyada Waxbarashada gaarka loo leeyahay wixii ka dambeeya marka ay dhammaystiraan dib-u-haybayn iyo dib-u-eegis lagu wado Manhanka loogu talo-galay in si isku mid ah loogu dhigo goobaha Waxbarashada dalka….

                      Read More

                        Guddi Isku Xilqaantay Daminta Muranka SOLJA Oo War-saxaafadeed Soo Saartay

                        Hargeysa:Aug,05,2014(SDN/QJ)-Khilaafka Hadheeyey Hoggaanka sare ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa Gebi ahaanba laaga dareemay Somaliland, waxana soo kordhaya Dadka u heellan inay bakhtiimaan Khilaafkaas. Guddi ka kooban shan xubnood oo u badan Saxafiyiin waayo arag ah iyo aqoonyahanno reer Somaliland, ayaa iyagu ku dhawaaqay iinay khilaafkaas daminayaan, isla-markaana dhexdhexaad ka gelayaan xal u hellida …

                        Read More

                          Haweenayda Jilida Filimada ku Caanbaxday ee Angelina Jolie oo Si Weyn u Taageertay Xuquuqda Falastiin iyo Ayaan Xirsi oo la Safatay Yuhuuda

                          Washington 05,Aug 2014 (SDN/QJ)- Ayaan Hersi Ali oo ah haweeneey ku caan baxdey Ceebaynta iyo aflagaadaynta diinta islaamka iyo Musliimta, isla markaana sheegata in ay tahay haweeneey u dooda xuquuqda haweenka ayaa si weyn looga hadal hayaa dunida kadib wareysi ay siisay wargeys kasoo baxa Isra’el oo lagu magacaabo Israel Hayom’sYael Lerner. Ayan Hersi oo…

                          Read More

                            DAAWO:Wasiirkii hore ee Kalumeysiga Somaliland oo wareysi xiiso badan siiyay TVga Universal”Dawlada Siilaanyo waxa ay si qarsoodiya wadahadal ula furtay dawladii Shariif”

                            London Aug 05,2014(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee wasaarada Kaluumeysiga ee Somaliland Diblomaasi maxamed yaasiin xasan  ayaa si mug leh uga waramay wadahadalada Somaliland iyo Somalia ee mudada socday. Wasiirka ayaa dhaliilay gudiyada wadahadalada ee dhinacyada Somaliland, Somalia iyo Turkiga oo uu sheegay in aaney daacad ka aheyn xal waara oo ka soo baxa dhexdhexaadinta. HALKAN KA DAAWO…

                            Read More

                              “Waddani Wuxuu doonayaa inuu Baarlamanku sii Joogo,Guurtidu inay sii fadhiday doonaysaa,Dawladuna inay sii Fadhiday doonaysaa” Hadal Run ah oo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Yidhi {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 05.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Ucid ayaa Warsaxaafadeed uu soo saaray Maalintii Shalay Waxay ku beeniyeen hadal uu Gudoomiyahooda Mudane Faysal Cali Waraabe ku sheegay in Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani uu doonayo inuu Baarlamanka oo Mudo dhaaf ah Xilkiisu uu rabo inuu Sii fadhiyo. Inkastoo Qoraalka Warsaxaafadeedka lagu Cadeeyay in hadalkaas laga been abuuray…

                              Read More

                                “Waxaan Kulmiye Uga Baxay Sadexda Habrood ee Qaska dalka ka Wada” Siyaasi C.laahi Jawaan DAAWO

                                Hargaysa 05.Aug 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar(Cabdilaahi Jawaan) oo hore u ahaa gudoomiye ku xigeenkii guddidii doorashooyinka ee hore  ayaa ka hadlay arimaha ugu badan ee haatan dalka ka taagan. Siyaasiga Cabdilaahi Jawaan oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa waxa uu ka waramay qodobo la xidhiidha xaalada haatan dalku ku…

                                Read More

                                  Madaxweyne Xasan Shiikh oo ku dhawaaqay hindise awoodsiinaya dhallinyarada

                                  Washington Aug 05, 2014(SDN/QJ)– Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ku dhawaaqay dhowr hindise oo ay ujeedadoodu tahay in awoodsiinta dhallinyarada. Madaxweynaha oo Wawshington DC, oo hadda ku sugan Washington waxaa uu hoggaaminayaa Wafdiga culus oo Dowladda Soomaaliya uga qeyb gelaya shir Madaxeedka taariikhiga ah ee Afrika iyo Mareykanka. Soomaaliya oo ka mid ah wadamada…

                                  Read More