Muxuu daaranaa Kormeer Kadis ah oo Wasiirka Maaliyadu Maanta ku tagay Kastamka Kala baydh
Kala baydh 30.July 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Somaliland C/casiis Maxamed Samaale ayaa maanta kormeer Kadis ah ku maray Kastamka Kalabaydh, Abaarso iyo xafiisyada Gabiley ee Dakhli soo saarka, kuwaas oo uu ugu tagay iyadoo shaqaalaha qaarkoodna shaqaynayeen, kuwa kalena fasaxii Ciida dheeraysteen. Wasiir Samaale oo Kormeerkiisii ugu horeeyey ka bilaabay Kastamka Kalabaydh ayay ka war heleen…
