Dalka Liberia oo xuduudihiisa oo idil la xiray cudurka Ebola oo dalkaa ku fiday awgeed
Monrovia July 29,2014(SDN/QJ)-Dalka Liberia oo uu cudurka Ebola aad ugu dii faafayo ayaa waxa la xiray dhamaan xuduudihiisa si loo maareeyo fidida cudurkan halista ah. Xiriirka kubedda cagta ee dalkaas ayaa sidoo kale hakiyay dhamaan tartamadii ciyaaraha noocyada kala duwan si dadka cudurku hayo aaney u qaadsiin bulshada inteeda ka bedka qabta. Xuduudaha dalka Liberia…
