Deegaanada ay Kooxda Ahlu Sunna Maamusho Oo Maanta Laga Sooman Yahay
Dhuusamareeb:July,28,2014(SDN/QJ)-Inkastoo ay Maanta Tahay Muslimiinta Caalamku u degaal degeyaan Munaasibadda Ciidul Fidriga, ayaanay Soomaalida ku dhaqan deegaanada ay gacanta ku Hayso Kooxda Ahlu Sunna Ay maanta ku jiraan Maalin Ramadaan. Gobolka Galgaduud oo ay intiisa Badan kooxdani gacanta ku Hayso ayaan laga ciidan, iyadoo ay culimada Kooxdaasi sheegeen in la dhamaystirayo Soddonka BIsha Ramadaan. Maamulka…
