Al-shabaabta Gacanta Dawladda Ku Jira Oo Djobouti Loo Wareejin Doono iyo Sababaha Tallaabadaas Loo Qaaday
Muqdisho:July,27,2014(SDN/QJ)-Dalka Djibouti ayaa la sheegay in dhawaanahan laga waday Dhismaha Jeel Baaxad weyn oo loogu talo galay in lagu xabiso Argagixisada Bariga Afrika oo Al-shabaab ugu horrayso, kaas oo ay maalgelisay Dawladda Dalka Japan. Wararka Warbaahintu helayso ayaa sheegaya in Jeelkaas Dhismihiisu uu ugu horrayn codsaday Madaxweyne Xasan sheikh oo isagu doonaya in Saraakiisha Al-shabaab…
