Qoraagii Caanka ahaa Ee Cabdiqaadir Aroma Oo Xalay Geeriyooday

    London:July,16,2014(SDN/QJ)-Allah Ha u Naxariistee waxa Habeenkii Xalay Magaalada London ee Carriga Ingiriiska ku Geeriyooday Qoraagii Soomaaliyeed ee Caanka ahaa ee Cabdiqaadir Cismaan (Cabdiqaadir Oromo). Canbiqaadir Oromo ayaa ka mid ahaa Qoraayada Somaaliyeed  Hibada u lahaa Qoraalka iyo Soo Bandhigidda Taariikhaha iyo dhacdooyinka soomaalida dhexdeeda ka dhex dhaca, waxana uu u geeriyooday Xanuun uu in muddo…

    Read More

      Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo Oo Xalay Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay ga’gida Diyaaradaha Ee Heathrow Airport Ee Magaalada London

        Hrageisa 16/7/2014 (SDN/QJ)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo ayaa Xalay Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay ga’gida Diyaaradaha Ee Heathrow Airport Ee Magaalada LondonMadaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo ayaa Xalay . Weftiga Madaxweynaha oo Socdaalkooda Uk ku Jihaysan yahay Arrimo Gaar ah Waxaana Soo dhawayntiisa ka qayb galay Jaaliyada Somaliland…

      Read More

        David Cameron Oo Magacaabay Xoghayihiisa Arrimaha Dibadda

        London:Jully,16,2014(SDN/QJ)-Ra’isal wasaaraha Dalka Britain David Cameron, ayaa Xogyaha Arrimaha Dibadda u magacaabay Philip Hammond ooh ore u ahaa Wasiirka Gaashaanigga dalkaas. Arrintan ayaa ka dambaysay markii uu xogyayihii hore ee Arrimaha Dibadda Britain oo ahaa William Haague uu si lama filaan ah iskaga casilay shaqadii uu hayey. William Hague ayaa maalintii uu shaqada ka tegayey…

        Read More

          “Labada wargeys ee Xidhanna sababta loo xidhay waa Wiilka uu madaxweynuhu soddogga u yahay si loo raalli geliyo……”Muj. Cali Gurey

          Hargeysa:July,16,2014(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Gurey ayaa ka Hadlay Xaalada soo kordhay ee Dalka Somaliland ee dhinacyada Ammaanka, siyaasadda iyo waliba Cabudhinta xorriyatul-qawlka ee xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo laga Dhaxlay. Cali Gurey oo u warramayey qaar ka mid ah warbaahinta, ayaa sheegay in dalka Somaliland uu haatan gaadhay heer aanu madaxweyne Siilaanyo talada Gacanta…

          Read More

            Afhayeenka Xisbiga mucaaridka ah ee Wadani laantiisa Sweden oo qodobeeyay Fashilka xukuumada madaxweyne Axmed Siilaanyo

            Stockholm July 16,2014(SDN/QJ)-Afhayeenka xisbiga Wadani laantiisa dalka Sweden Md Cantar Kidaar Cune ayaa dhaliilay isdifaaca Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo madaxweyne Axmed Siilaanyo isla markaana nidaam qodabeysan u soo bandhigay fashilka Xukuumada. Afhayeenka Wadani laantiisa Sweden oo nala soo xiriiray ayaa qoraalkiisu sidan u qoraa: “hadlada is difaaca ah ee ka soo yeedhay madaxada uu sarsareeyisa xukuumada…

            Read More

              Wasiir Xirsi:“Aan Cod Dheer Ku Sheego Jaaliyad Walba Iyo Intii Ay Soo Direen Si Aynu Uugu Ducayno Isla Markaana Ugu Dayano..”(SAWIRO)

              Hargeysa July 16,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa kulan uu la qaatay qaar ka mida qurbejooga Somaliland oo dalka soo gaaray ayaa waxa uu uga guddoomay lacago loogu deeqay mashruuca dhismaha Wada Ceerigaabo. Wasiirka oo kulankan  ka dib qoraal uu ka diyaariyay waxa uu ku yiri:”Waxay ahayd Caawa kadib markaan kulan la…

              Read More

                Halkan: Daawo Waftiga Madaxwayne Siilanyo uu Hogaminayey Kulankii Ay la Yeesheen Raysal Wasaraha Dalka Etopia

                Hargeisa 16/7/2014 (SDN/QJ) madaxwaynaha somaliland axmed  maxamud  (siilanyo) iyo wafti  uu hogaminayo   ayaa kulan  albaabdu  u xidhan  kula yeeshay  gurigisa  raysal wasaraha dalka etopiya iaygo  kulankasi  kaga  wada hadlay  arimo badan  oo khuseya  xidhiidhka laba dal Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe Jog Concat@somalidisporanews.com

                Read More

                  Gudi Hoosaadka Joogtada ee Golaha Guurtida oo Ka Hadlay Wararka laga rabo inay Saxaafadu baahiso

                  Hargaysa 16.July 2014 (SDN/QJ)- Guddida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland, ayaa hay’adaha warbaahinta kala duwan ee dalka ka codsaday in aanay baahinin wararka xanafta leh ee la xidhiidha beelaha iyo magacyadooda. Xubnaha Guddida Joogtada oo kulan kula yeeshay suxufiyiin ka kala socday warbaahinta kala duwan ee madaxbannaan iyo ta dawliga ahba xarunta Baarlamanka shalay,…

                  Read More

                    Xisbiga Waddani oo Ka Qayliyay Taageerayaal ku soo Biiri lahaa oo Xukuumadu Isku Taxaluujinayso inay hor istaagto Daawo

                    Hargaysa 16,July 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Taageerayaal Xisbigaasi Ku Soo Biiri Lahaa Oo Ay Xukumada Isku Dayayso In Ay Hor Istaagto. Xoghayaha Qorshaynta ee Xisbiga Waddani ayaa Warbaahinta u sheegay in Xukuumada Talada haysaa ay Rabitaanka Dadweynaha kala dagaalamayso iyadoo u maraysa inay Jeebka dad gaara u buuxiyaan. Waxa uu Mas’uulkani eedayn…

                    Read More

                      “Meelo kale sun way ku jirtaa, laakiin waxaanu ku dedaalaynaa inaanu ka sifayno”. Wasiirka Beeraha Somaliland

                      Hargaysa 16.July 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda Beeraha Somaliland ayaa bilawday wejigii labaad ee hawl gal ay ku baabinayso Sunta faaftay ee ku jirtay xaruntii Ayaxa ee Geeska Afrika oo ku taala Koonfurta magaalada Hargeysa. Kormeer ay  ku tageen masuuliyiinta wasaaradda Beeraha oo uu ka mid yahay Wasiirka Beeraha Faarax Cilmi Geedoole, Agaasimaha Guud C/laahi Ismaaciil, masuuilyiin…

                      Read More

                        DAAWO:Madaxweynee Barack Obama oo muslimiinta Mareykanka Afur ugu sameeyay Aqalka Cad

                        Washington July 16,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Hussein Obama ayaa kulan afura muslimiinta Mareykanka ku nool ugu qaabtay aqalka Cad ee dalkaa looga arrimiyo. Madaxweynaha Mareykanka Abihii uu Muslim ahaa oo isla markaana  mudo ku noolaa dalka Indonisiya ayaa muujiyay aqoontiisa baahsan ee diinta Islamka. Halkan Hoose ka daawo kulanka afurka ah iyo khudbad uu Madaxweyne…

                        Read More

                          Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda Hiiraan

                          Muqdisho, July 16, 2014 — Isagoo ku hadlaya magaca Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayuu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed wuxuu maanta tiiraanyo ka muujiyay dagaalka labada beelood ku dhex maray deegaanka Deefow, oo ku yaala duleedka Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Wuxuu Ra’iisul Wasaaruhu ugu baaqay kooxaha uu khilaafku ka dhexeeyo inay si…

                          Read More

                            DAAWO:Mudaaharaa​dkii ugu xooga badnaa ee looga soo horjeedo xasuuuqaa Falastiini​yiinta oo ka dhacay London

                            London July 16,2014(SDN/QJ)-Waxaa bartamaha magalada London isugu soo baxay kumaan kun oo qofood oo ka soo horjeeday xasuuqa ay Yahuuda ka wado dhulka Falastiiniyiinta gaar ahaan magaalada Gaza. Dunida caalamka ayaa murugo ku daawaneysa colaada ka socota degaanka Gaza oo ay ku dhinteen shicib ka badan 200 oo ruux. Hadabo hoos ka daawo qaabka uu…

                            Read More

                              Israa’iil oo Saacado kadib Xili ay Ogolaatay Xabad Joojin hadana Dib u Bilowday Duqaymihii Qaza

                              Qaza 15.July 2014 (SDN/QJ)- Isra’iil ayaa dib u billawday duqeymaha Qaza, saacado kaddib markii ay oggolaatay hindisaha xabadjoojinta ee Qaza. Ururka Xamaas ee maammulo Qaza ayaa sheegay in uu aanu  aqoonsanayn hindisaha xabadjoojinta, waxaana uu  sii waday gantaallaha uu ku ridayo Isra’iil xitaa kaddib markii ay Isra’iil ku dhawaaqday xabadjoojinta. Dowladda Isra’iil ayaa horey u…

                              Read More

                                Nuxurka Kulan Dhex Maray Madaxweyne Axmed Siilaanyo Iyo Ra’isal Wasaaraha Itoobiya

                                Addis Ababa 15.July 2014 (SDN/QJ)- Raysal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa shalay gurigiisa ku qaabilay weftigii Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo labadii maalmood ee la soo dhaafay socdaal shaqo ku jooga magaaladda Addis-ababa ee dalka Itoobiya. Kulankaasi waxa madaxweyne Axmed Siilaanyo ku wehelinayay Wasiirrada Arrimaha dibadda, Waxbarashada Maxamed Biixi Yoonis iyo Samsam…

                                Read More

                                Xulkii Jarmalka ee La Galbaday Koobka Adduunka oo Shacabkoodu Si Mucjiso leh Maanta ugu Soo dhaweeyeen Caasimada Barlin Daawo Sawirada Mahadhada Reebay

                                Berlin 15.July 2014 (SDN/QJ)- Koob Aduunka oo ay Kuguulaysteen Xulka Qaranka Waddanka Jarmalka ayaa Saaka Arootii Hore Kasoo Dagay Madaarka Caalamiga ah ee Maglaada Caasimada ah ee Berlin, Kumaan Taageerayaa Ayaa iskugu Soo Baxay Barxada Way Brandenburg Tor ee Barlin Halkaas oo ay Qaab Toosa uga Daanab Deenaan Dabaal Dega iyo Soodhawaynta Koobka Aduunka oo…

                                Read More