Hogaamiyaha mucaaridka Koonfur Sudan oo Jabuuti booqanaya
Jabuuti July 15,2014(SDN/QJ)-Hogaamiyaha jabhada Mucaaridka ah ee dalka Konfur Sudan isla markaana hore u ahaa madaxweyne ku-xigeenka dalkaas ayaa haatan booqasho ku jooga dalka Jabuuti. Safarka Riek Macher ayaa qeyb ka ah socdaal uu ku marayo gobolka oo uu taageero ugu baadi goobayo qodobada uu ku doodayo. Hogaamiyaha mucaaridka Konfur Sudan Macher ayaa lagu wadaa…
