Maraykanka Oo Shaaciyey Tirada Ciidamadiisa Ka Tirsan Ee Somalia Joogta
Washington:July,03,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Wadanka Maraykanka, ayaa shaacisay Tirada Ciidamada ah eek a jooga somalia. Sarkaal u hadlay Pentagon-ka ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka joogaan Ciidamo gaadhaya 120 askari, kuwaas oo hawlo kala duwan u jooga Halkaas. Ciidamadaan Maraykanka ah ayuu sheegay iney ku sugan yihiin meelo kala duwan oo ka tirsan dalka Soomaaliya, isagoo muujiyey inaanay…
