Afar Qof Oo Ku Geeriyooday Diyaarad Qaad u Sidday Muqdisho Oo Nairobi Ku Burburtay

    Nairobi:July,02,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka saaka laga helayo magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya, waxa Halkaas ku dhacday Diyaarad ka soo duushay Garoonka Jomo Keyata kuna jeedday Magaalada Muqdisho. Diyaaraddan oo aan wali nooceeda iyo  meesha laga lahaa si sax ah loo sheegin, ayaa la sheegayaa Inay ku dul dhacday Dhismayaal ku yaalla Xaafadda Impagazi ee…

    Read More

      Islaamiyiinta Ciraaq iyo Syria oo dawlad ku dhawaaqay

      Mosul July 02,2014(SDN/QJ)-Islaamiyiinta ka dagaalama dalalka Ciraaq iyo Syria ee ISIS ayaa ku dhawaaqay dawlada Islaami ah oo ka arimin doonta degaano gacantooda ku jira oo ku kala yaala dalalka Ciraaq iyo Syria. Sidaana waxaa lagu shaaciyay cod uu shaaciyay Madaxa ISIS Abu Bakar al-Baqdaadi oo lagu shaaciyay Internetka. Hogaamiyaha ISIS ayaa ugu baaqay muslimiinta…

      Read More

        Kenya Oo Ku Dhawaaqday Inay Qoraynayso 10,000-Askari iyo Shaqada ay Qaban doonaan

        Nairobi:July,02,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Kenya ayaa caddaysay inay  dhawaan qorayso tiro ciidamo cusub oo Boolis ah, si kor koogu qaado tirade Bilayska Dalka, isla-markaana looga hortago weerrarada gudaha dalka ka dhacaya. Tirada ciidamada ay dowladdu qorayso Miisaaniyad-sanadeedkan ayaa waxa ay dhantahay 10 kun oo askari, kuwaas oo dheeri ku ah kuwii hore ee dalku lahaa. 6 kun…

        Read More

          Taksiile Habeenkii Xalay Lagu Dilay Magaalada Garisa

          Garissa:July,02,2014(SDN/QJ)-Fiidkii hore ee Habeenkii Xalay waxa Magaalada Garisa ee Waqooyi-bari dalka Kenya lagu khaarajiyey ninka taksiile ahaa oo Magaalada ka shaqaysan jirey. Ninkan ayaa dilkiisa la sheegayaa inay ka dambeeyeen Kooxo Budh-cad ahaa oo Baastoolado ku Hubaysnaa, isla-markaana Goobta ka cararay ka hor intaan la qabanin. Dableydaan oo aan la garanayn cidda ay ka tirsan…

          Read More

            Kooxda Al-shabaab Oo Sharraxaad Ka Bixisay Sababta ay Ciidanka Dawladda u Laynayaan

            Muqdisho:July,02,2014(SDN/QJ)-Kooxda Al-shabaab ee Dagaalka kula jirta Dawladda Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka Hadashay Weerarro ay Maalmahan si Gaar ah ugu beegsanaysay Ciidamada Dawladda Gaar ahaan kuwa ku sugan caasimadda Muqdisho. Ninka Ururkaas Afhayeenka Uga ah Hawlgallada ay sameeyaan oo ah Sheekh C/casiis Abuu Muscab, ayaa  isagu sharraxaad ka bixiyey sababaha iyo u jeeddada ay ciidanka…

            Read More

              Guddomiyaha beesha Ciidagale ee deggen UK oo Soo dhowayn dhismaha waddada Ina Guuxaa ilaa Awaare

              London July,02,2014(SDN/QJ/)-Gudoomiyaha Gudida horumarinta ee Beesha Ciidegale Md Deeq Cabdi Digale ayaa soo dhaweeyay Dhismaha Wadada u dhexeysa magaalooyinka Ina Guuxaa Ilaa Awaare oo ay ku dhawaaqday dawlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya. Qoraal ay gudidu soo saartay oo uu ku sexeexan yhay Guddoomiyaha iyo ku-xigeenkiisa ayaa sidan u qornaa: Waxaanu si diirran u soo…

              Read More

                Mid Ka Mid Ah Muwaadiniin Reer Bakistan Oo Qaab Addoonsi Ah Magaalada Berbera Loogu Shaqaystay

                Berbera 01.July 2014 (SDN/QJ)- Muwaaddiniin u dhashay dalka Pakistan oo tiradoodu dhan tahay 20 nin  ayaa qaab ganacsiga dadka ah (Human trafficking) lagu soo geliyey dalka Jamhuuriyadda Somaliland, gaar ahaan magaalada dekedda ah ee Berbera, halkaasoo si aan rabatinaankooda ahayn loogu shaqaystay muddo bil ka badan. Sida lagu baahiyey qaar ka mid ah hay’adaha warbaahinta…

                Read More

                  Guddoomiyaha Gobolka Awdal Oo Kulan La Qaatay Cuqaasha Awdal Daawo

                  Boorama 01.July 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha gobolka Awdal Cabdoo Axmed Aayer,ayaa kulan la qaatay cuqaasha gobolka Awdal,kulanka dhex maray cuqaasha gobolka Awdal iyo guddoomiyaha gobolka Awdal ayaa lagaga wada hadlay sidii la iskaga kaashan lahaa dhinacyada nabad gelyada,horumarka iyo hawlaha ay Cuqaasha iyo Maamulka gobolku ka wada shaqeeyaan. hadaba halkan ka daawo Boorama SDN/QJ contact@qurbejoog.com

                  Read More

                    Xarumo taariikhi ah oo Muqdisho ku yaal oo Ra’isal Wasaare Cabdi Wali uu Xidhmooyin ubax ah dhigay

                    Muqdisho 01.July 2014 (SDN/QJ)-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed, ayaa maanta ubax dhigay xarrumo taariikhi ah oo ku yaala magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Ra’iisul wasaaraha oo salaan ka qaatay ciidamada Bambeyda ayaa dhagax dhigay taalooyinka Sayid Maxamed Cabdule Xasan,  Xaawo-Taako,  Dhagaxtuur , SYL iyo taaladda Daljirka dahsoon kuwaasoo calaamad u ah gobonimada…

                    Read More

                      Xuska 1da July iyo Madaxda Sare oo Somalia oo Hambalyo is dhaafsanaya

                      Muqdisho 01.july 2014 (SDN/QJ)- Madaxda ugu sarreysa dalka ayaa hambalyo ku aaddan 1-da Luulyo, 54 guuradii kasoo wareegatay markii gobollada koonfureed ay ka xuroobeen gumeystihii Talyaaniga, ayna midoobeen gobollada waqooyi iyo koonfur u diray umadda Soomaalida. Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh…

                      Read More

                        Gudoomiyaha Ucid oo Sheegay Inay Mahuraan tahay in la Kordhiyo Tirada Komiishanka Doorashooyinka

                        London 01.July 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Eng Faysala Cali Waraabe Ayaa Ka Hadlay Baahida Loo Qabo In La Kordhiyo  Tirada Xubnaha Koomishanka Doorashooyinka Somaliland Iyo Wax Ka Bedel Lagu Sameeyo Gudidaasi. Sidaasi Waxaa Lagu Sheegay War Saxaafadeed Kasoo Baxay Laanta Xisbiga Ucid Ee Magaalada London Warsaxaafadeekan Oo Dhamaystiran Ayaa Waxaa Uu…

                        Read More

                          Nigeria: Qarax Gaadhi Bam Lagu Soo Xidhay Oo Ka Dhacay Magaaladda Maiduguri Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

                          Maiduguri:01,Julay,2014(SDN/QJ- Gaadhi bam lagu soo rakibey ayaa ku qarxey suuq ku yaalla waqooyiga bari ee Nigeria, waxaana ku dhintey siddeed qof. Dad goobjoogeyaal ah ayaa sheegay gaari xamuul ah oo dhuxul saaran uu qaraxan ka geystey magaalada Maiduguri, isla markaana uu sababey in dhowr gaari uu dab qabsado. Ma jirto cid sheegatey mas’uuliyadda weerarka, laakiin…

                          Read More

                            Maxkamadda Sare Ee Xuquuqda Aadanaha Ee Qaaradda Yurub Oo Mamnuucday Niqaamka Haweenka Muslimiinta

                            Paris:01,Julay,2014(SDN/QJ)- Maxkamadda sare ee xuquuqda aadanaha ee Yurub ayaa taageertay mamnuunicidda dowladda faransiiska ay ku diiday xirasha niqaabka oo ay haweenku ku xirtaan dibadda. Maxkamadda ayaa ku andacoonaysa inayna Haboonayn in Meelaha Fagaarayaasha iyo Kulanadda Bulshada inuu Qofku Wajigiisa Qariyao,taasoo Su’aal galinaysa bay yidhaahdeen in la aqoonsado Qofka. Dacawaddan oo ay keentay gabar 24 jir…

                            Read More

                              Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Degmadda Salaxlay Ismaaciil Yuusuf Xuseen Shiine oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaaladda Hargeysa ayaa sharaxay halka uu salka ku hayo murankani…..

                              Khilaafkan ayaa salka ku haya muran Dhuleed oo u dhexeeya Goleyaasha Deegaanka Caasimadda Hargeysa iyo Degmadda Salaxlay oo ka tirsan Gobolka Marood-jeex, kaas oo labada dhinacaba ay isku maan-dhaafsan yihiin cida maamulaysa dhulkaasi oo ku yaala Deegaanka Toon oo dhinaca Koonfureed kaga beegan Magaaladda Hargeysa. Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe Joog Concat.somalidisaporanews.com

                              Read More

                              Xal Lagu Waday In Maanta Laga Gaadho Khilaafka Dhuleed Ee Golayaasha Deegaanka Hargaysa Iyo Sallaxley oo Fashilay Iyo Eedo Loo Jeediyay Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Taliyaha Booliska Somaliland

                              Hargaysa:01,Julay,2014(SDN/QJ)-Kulan Maanta layskugu  keenayay Maayarada Magaalooyinka Hargaysa iyo Sallaxley,ayaa lagu kala kacay ka dib markii Labadii dhinac Midkood uu Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland ku Eedeeyay inuu yahay Masuul aan go’aan gaadhi Karin. Kulanka Maanta oo Xildhibaanada Labada Gole Degaan ay ku wehelinyaan Odayaal dhex dhexaadin ka waday labada Dhinac,ayaa lagu qabtay Xarunta Wsaaradda Arimaha Gudaha…

                              Read More

                                Xisbiga Ucid Oo ka Qaybglay Shir Caalamiya Isla Markaana Mataleya Somaliland

                                Mexico 1Jul14(SDN) Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyha Xisbiga Ucid  Eng:Faysal Cali waraabe  iyo Dr Mohamed Aar ayaa  waxay ka qayb galeen shir caalimiya oo ay ka soo qayb galeen 79Dal oo ka mida aduunka shirkan ayaa waxa lagaga  hadlayey iskaashiga ka dhexeya wadama kubahoobaySocialists  shirkan ayaa noqonaya mid sumcad wayn u soo jidaysa xisbiga Ucid iyo Somaliland iyada oo…

                                Read More

                                  Hadii uu Joogo Hargaysa,muqdisho iyo ksimaayo Waa Geesi,Wuxuuna Geesi ku Yahay Taariikhada umada Somaliyeeda…….

                                    Hargeisa/1 july 2014 (SDN/QJ)-Madaxwaynaha Dawlada Somaliya oo Xalay khubad Ka jeediyay Xaflad Lagu Xuseyay 54guuradii Ka soo Wareegtay markii Gobolada Koofureed iyo kuwa Waqooyi xoriyadooda Ka qaateen Gumaytihii Taliyaaniga Ee Midogii Koofurta Somaliya iyo Goboladii Waqooyiga SOMALILAND, oo ku began 1 Juley 19960kiii Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa khubadiisan hambalyo ugu diray dhamaan Bulsho…

                                  Read More